|

Daawo:” Madaxwayne Galaydh oo ka Horyimid Shirka Burco ee Siilaanyo Ku Baaqay” Kana Digay inuu Wadahalku Bur Buro”+ Nooca dadka Masalaya Khaatumo-Video.

Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh oo Khudbad Dheer Ka Jeedinayey Shirkii Dhawaan ka dhacay Deegaanka Balicad ayaa Markii ugu Horaysa ka Hadlay  Gogasha Nabadeed ee Madaxwayne Siilaanyo sheegay in Bishan la Dhigayo Magaaalada Burco.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO.

 

Madaxwayne Galaydh ayaana Siwayn uga Horyimd Shirkaasi Waxaana uu sheegay in Maamulka Siilaanyo Fara Galin Ku Hayo Arimaha Deegaanada Khaatumo Waxana uu ka Digay in Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland ay Bur Buri Doonaan hadii Shirkaasi Burco lagu Qabto.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24906

Posted by on Sep 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Daawo:” Madaxwayne Galaydh oo ka Horyimid Shirka Burco ee Siilaanyo Ku Baaqay” Kana Digay inuu Wadahalku Bur Buro”+ Nooca dadka Masalaya Khaatumo-Video.”

  1. Walee hadaan a wood loshegan Snm iyo Ssdf midna in uusan heshiis iyo Nadaaya walaal ayaa loowada lay naga Aqbal ayn ee kuwa Odaya da dhaQanka iyo hor gala da hor bodaya waa in la laaya Hadii la rabo in CIIL laga BAXO waayo waxaa in waa lay waa isma og iyo cawa an magaceena Baabinaya 26sano cod dheer waa inlagu joojiya iyo a wood ninkii ka Qayb gala yaana cidna Lopham ran Fadlan

  2. Odaygayni waa hor Iyo dabadiid, adeer khaatumo halmar ayey go’aan gaadhey waana kii berdihii taleex marka ama kaas ku soco ama khaatumo dhulka iska dhig cid qabata lama waayayee.
    Anaga nama anfacayso in hadba geed hoostii oo àfar qof fadhido nala yiraahdo shiŕ baa socda.
    Dadkan 26 sano ayaa la dulmayey oo hawiye Iyo isaaqba dulmi ku hayeen. Markaas adna mid kale hawgu sii darin.

  3. Kooxaha mucaaradka ah ha noqdeen kuwa laga casilay khaatumo ama isimada aan la garanayn hadafkooda ama siyaasi ku Sheega keligii ordaya waxay u adeegayaan hadafka siilaanyo oo ah In uu doc faruur ku sameeyo Wada hadalada uu ku khasban yahay inuu la galo khaatumo wuxuu rabaa siilaanyo dhulbahante uu isku sawiro oo banhda Calaamka tuso ilaah baa daacadnimada Dr glaydh dadka tusay markuu siilaanyo ugu gacan haadiyey inta damaca rakhiiska ahi hayo burco

  4. Dr glaydh waa cadeeyey inuu ka degayo booska hadii dadka leh khatyaan baanu k taagan nahay atpy nin daacad ah oo qadiyada wadi kara ay ku badalayaan
    Lkn shacAb ahaan waxaanu daba sagna nahay madaxwaynaha iyo maamulka ma rabno dad sano gaar ah lihi inay marba na lugooyaan

  5. Saxid=dad dano gaar ah leh

  6. Madaxwaynuhu hor iyo daba diid ma aha oo taas nin rag ihi waa og yahay nacasna loo sheegi maayo e rag siyaasiyiin isku sheegaya oo maalinba maamulka koox meel kaga furaya iyo isimo la ordaya tiimbare iyo saxiix yaroo shimbir sawirkeed u eg weeye kuwa hor iyo dabadiidka ihi

  7. Maamulka khaatumo iyo madaxwaynahaba waxaan ku booriyaya in ay halkaa ka wadaan shacabka khaatumo waa smart waa fahmayaan dadka lugooynaya maalin kastana bisayl baa u Kordha Cidna loo joojin maayo danaha shacabka khaatumo
    Halgan kasta dad aan la jaanqaadin qadiyada waa leeyahay horgalo ha noqdeen madax dhaqan qalfoof ah ha noqdeen jaajuus ha noqdeen twaaaadi waa iska human nuture guuul iyo gobanimo insha alaa

  8. Nina

    Horgale Iyo Oday Horgale ah maxaad Ka sheegeysa shacabkii baa diiday siyasada Galeydh .

    Wadahalku wuxuu leeyahay shuruudo . Galeydh intaas Ma sameyn

    Sharuudaha waxaa Ka mid ah

    In isaga baxsan dhulka Sool Ka joogaan

    In joojiyaan diiwaangelinta .

    Intaasuba Ma dhicin .

    Galeydh hays casilo sidaas baa u fiican . Meeshan Africa Somaliya baa la dhaha Nin aan Ciidan Iyo Awood wax ku muquunin way yar tahay wuxuu qabankaro .

  9. Dhalfo liqe
    Ciidanka maad ugu horaysid , mise cali khaliif oo 90 jira yaad doonaysaa inuu qori qaato adoo computer hor fadhiya…

  10. Asc. Ina Galayroow, handee, futadaadu BALI-CAD bay ka muuqataa ee meesha isaga tag.

  11. Dhabayacada meesha ha iskaga baxdo oo galmudug ha ciidansadeen!
    Siilaanyo muxuu odoyada dhaqanka u casumi waayey ka hor intaan Khaatumo hawsha wadahadalka bilaabin?
    Odoyadan hadda diyaarka u ah inay sii siigeeyaanse goormay danta reer Khaatumo ka shaqeeyeen oo dhinacaas Garowe ka soo wareegeen?
    Iyagase yaa siyaasadda u dirsaday?
    Hogaan dhaqameed siyaadda dhexbooda reer Khaatumo un baa laga helaa maxaynu ka faaiidney?
    Madaxweyne Cali xaq ayaa loogu leeyahay in wixii ka khaldan Lala saxo xaqse looguma laha in shalay intii xilkaa uu diiday oo lagu khasbay misana marba meel loo sii siigeeyo.
    Ninkii leh Cali Khaliif ha is casilo maba xuma laakiin isweydiintu waxay tahay oo adigu yaad haysaa oo Cali Ku bedelaysaa?
    Umadda reer khaatumo Cali iyo inta la fikirka ah waxay Ku taageersan yihiin inuu yahay nin aqoonsare leh,siyaasi ruug caddaa ah lehna Han uu asaagiis kula xisaabtamo.
    Meeye madaxdii shalay berdo Khaatumo lagu doortay?
    Xaggay maabta Ku damberyaan?
    Dr.Galaydh iyo maamulkiisa intii marba meel lagu weerarayey ee dhurdaha iyo kaneecadu Ku cunaysey kuwii aynu xilka Ku aamminay shalay waxay ka orinayeen maxjarja Garoowe.
    Taariikhdu iyadaa isqorta qof been ka sheegi karaana ma jiro,ninkii doonaya inuu reero xoolaha u raacow dee cidi kuma hortaagna ninkii doonaya guul iyo gobanimowna was la doogiye yaan la dacaroon.
    Guul iyo gobanimo.

  12. Saxid.
    Waa la doogiye yaan la dacaroon!

  13. Professor Galaydh wax kaadh ah oo uu miiska wadahadalka Somaliland keeno ma hayo. Dad ma hayo. Ciidan ma hayo. Lacag ma hayo. Tageero jiiraan ma hayo(Itobiya waa tii baacsatay, Gaasna laysma tuso). Gowracii siyaasadeed ee u dambeeyay waxa Professorka iyo dhulbahnateba mariyey Hawie markii Madasha laga horjoogsaday ee la yidhi puntland ku daba fayl.Hadaad ogtihiin sida loo bahdilay kuffurtu bilaahi inaan qof dambe oo dhulos ah koofur iyo Soomaliya dambe midan lag maqleen.

    Marka Somaliland maxay Khatumo wadahadal ula geli? May odayaasha si toos ah ula hadlaan? Professorku saaxiibkii Siilaanyo caloolweyne intaan meesha laga eryin ee kan madax faluuqa qaba ee Sacad Muuse qabsan ha tago Hargeysa oo saxxibadii wax halla qaybasado. Haddii kale Professorki waa busted flush!

    Cimaamadaa dhulka kaga rideen Khutommoy habaar baad qabtaane.

  14. Mire

    Waa Cajiib Iyo aduunyo Kala qaloocda

    Waxaynu maqli jirnay odoyaal da yar leh kaco dagaal gala

    Mise maqal nay da yar PC dul fadhida Oo odoyaashii ay ahayd inay iyaka diraan leh idinku dagaal taga lol kkkk

    Odoyaasha da yarta diri jiray se da yar odoyaal dirayaa waxa iigu horaysa horufadhi lol kkkkkkk

    Bal iidoor liqe isagay ahayd in Cali khaliif diro Oo yidhaah qori qaado, laakiin qosolka wuxuu noqday iidoor liqe ayaa raba Inuu PC ga Iska hor fadhiyo Cali khaliif galaydh Oo 90 jir ah qori qaado dagaal gal. Lol kkkkkkk

    Sow Cajiib maahan lol kkkkkkkkkk

  15. Iidoor liqe

    Intuu Cali Oo 90 jir ah qori qaadanayo waxa Uga fudud Inuu adiga PC ga kaasoo kiciyo Oo qori qaado ku yidhaahdo lol kkkkk

    Waxay nu maqli jirnay oday ba da yar ugu baaqay qori qaado se miyaanu maqal may da yar PC dul joogta Oo odaygii dirsan lahaa sii dirsanaya lol kkkkkk

    Cali adiga Inuu PC ga kuugu yimaado ayay ba tahay Oo adiga Ka dhigto ku raran lahaa lol kkkkkkk

  16. Dr. Galaydh muxuu qabtay oo aan ahayn inuu Khaatumo u ekaysiiyey (mana ahee) wax aan waxba iska celin karin oo laga adkaaday sidaa darteedna ku khasban inay somaliland la hadasho, sidaas ayuu u jactadiyey niyaddii shacabka oo u han jabiyey. Dhicana kale hadduuba xaggii ciidanka iyo dagaalka ka xishooday waxay ahayd inuu maamulka fudiyo taasna wakhtiba ma gelin iskaba daaye xitaa isagu xafiis ma samaysan oo xitaa madaxweyne maamul isuma ekaysiin, Buuhoodle oo illaa intii uu xamar kasoo laabtayba uu fadhiyey in dawladi joogto iyo inay cidla tahay la kala garan maayo, huteelka uu degan yahay hoostiisa haddii la isku laayo war bal dadka kala dhex gala xitaa odhan maayo, shaqada rasmiga ah ee uu Khaatumo ka hayo ayaaba iminka la is weydiinaya iyo ujeedada uu fadka u dhex joogo. Maanta Cali hadduu reer khaatumo ku hogaamin lahaa waxay rabaan guul baa la hanan lshaa isaga laftiisana wada hadaladan uu caashaqsan yahay isagoo intan ka milgo roon buu geli lahaa lkn bal iminka yuu matalaa oo wada hadalkan uu jantay u dirsaday, ma wax khaatumo la yidhaahdaa dhaqan waa horuu kufsadaye.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...