|

Vedio” Maamulka Galmudug oo Xamar u Diray Dhaawacyadii Duqayntii ka dhacday Koonfurta Mudug

Maamulka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka Dhoofiyey Askartii Lagu Dhaawacay Duqayntii Ciidamada Maraykanu Dhawaan ka Fuliyeen Qaybo kamid ah Maamulkaasi Galmudug Waxana Askartasi Loo Diray Magaalada Muqdisho.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO.

 

Masuuliyiin katirsan Maamulkaasi Galmudug ayaana Askartaasi ku sii Sagootiyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalaada Gaalkacyo Waxayna Saxaafada uga Warbixiyeen Xaalada Caafimaad ee askartaasi Waxayna Maamulka Galmudg Walaac ka Muujiyeen Weerarkaasi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24900

Posted by on Sep 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...