|

Vedio” Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws oo Taageeray Shirka Balicad” Kana Horyimid kan Buuhoodle Lagu Qabanayo

Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws oo kamid ah Xubnaha Golaha Cuqaasha ee Buuhoodle ayaa Taageero Balaadhan u Diray Shirkii Dhawaan Lagu soo gabo gabeeyey Deegaanka Balicad ee Gobolka Cayn” Waxana uu Caaqilku sheegay in Shirkaasi Xiligani Loo Baahnaa.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Caaqilka ayaa dhinaca Kale ka Digay Shirka Buuhoodle Dhawaan Lagu Qabano Waxaana uu sheegay inuu Shirkaasi Yahay Mid aan Xiligani Loo Baahnay oo dadka Deegaanku siwayn uga soo Horjeedaan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24893

Posted by on Sep 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...