|

Tacsi ku socota qoyska reer Qambi geeridii Maxamed Hassan Qambi.

inaa lilaah WA inaa ilayhi raajicuun allah wuxuu qaato iyo wuxuu bixiyaba isagaa iska leh. Naf kastana Waxay Agtiisa ku leedahay wakhti go,an.

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo Ka marwadayda Farax Cismaan Qambi iyo Ka dhamaan Reer cabdi jamac (budhyar &badhaadhshe ).

Waxaan tacsi u Gudbinayaa dhamaan Qoyska Reer Qambi Axmed. Geerida ku timi. maxamed xasan Qambi Oo ku geeriyooday wadanka Uk. si gaara waxaan ugu tacsiyeynayaa. Qoys kii uu Ka tegay. allah Naxariistiisa balaadhan ha ku Galado.Aamiin Aamiin Cabdirisaaq Cumar budhyar Sanjose,California, USA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24874

Posted by on Sep 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...