|

DAAWO:Kal Fadhigii 12aad Ee Golaha Deeganka Buuhoodle Oo Maanta Furmay Iyo Madaxwayne Caga Lulle Oo Ka Qayb Galay-VIDEO

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ka Furmay Kalfadhigii 12-aad ee Golaha deegaanka Buuhoodle, Iyadoona Ay soo bandhigeen Waxyaabihii u qabsoomay iyo Qorshaha hada horyaala.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay, Madaxayne ku xigeenka maamulka khaatumo, Wasiiro, Xildhibaano, Qurbe-joog iyo waxgaradka deegaanka Kuwaasi oo dhamaan ku dheeraaday waxqabadka Muuqda ee Golaha deegaanka Buuhoodle.

Magaalada Buhoodle iyo guud ahaan shacabka degaanka iyo golaha degaanka iyo dhamaan maamulka khaatumo ayaa ku howlan  sidii xukuumada iyo shacabku ay ugu wada shaqayn lahaayen horumarka degaanka danaha shacabka iyo danta guud waxaana marba marka ka danbeysa sii xoogaysan ahorumarada kala gadisan ee maamulka khaatumo.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24866

Posted by on Sep 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “DAAWO:Kal Fadhigii 12aad Ee Golaha Deeganka Buuhoodle Oo Maanta Furmay Iyo Madaxwayne Caga Lulle Oo Ka Qayb Galay-VIDEO”

  1. Asc. Iihii, kulankii Dhuusa-cad maxaa kasoo baxay? Waar waalla yaaban yahay, waar tol ceshadana miyuusan lahayn odaygu. Wuxuu yiri CUQAASHA, waar xaggay joogaan cuqaashanuu sheegayo?! Aar unukaa wax maqalnay

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...