|

Daawo: Wakiilka Q’M ee Somalia oo la Yaaban Qaranimada ay Somaliland sheegato” Cid aqoonsan ma leh”-Video.

Wakiilka Q,M ee dalka Soomaaliya u qaabilsan ayaa ka hadlay arimaha dalka Soomaaliya guud ahaan, wuxuuna shir jaraa’id kaga jawaabay su aalo badan ay weydiiyeen wariyayaashu.

HALKAN KA DAAWO….

Wakiilka ayaa sidoo kale ka hadlay sida maamulka Somaliland naftiisa ugu sheegay beenta ah ”Qaran”’!!. Wuxuuna sheegay inuusan jarin qaran mar wax laga weydiiyey Hawada, ayagaa keliyaa naftooda u yaqaan naftooda qaran, balse Soomaalidu waxay u ogyihiin inay yihiin qayb uun ka mid ah dalka Somalia.

Horufadhi.com@gmail.com

qm

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24878

Posted by on Sep 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Daawo: Wakiilka Q’M ee Somalia oo la Yaaban Qaranimada ay Somaliland sheegato” Cid aqoonsan ma leh”-Video.”

  1. kkk

    Qofka qoraalka iyo clipka meesha soo dhigay tolow ma dhegaystay su, aalaha iyo jawaabaha mr Keating, mise af ingiriisiga ayaa ku yar. Waraysigu 7;12 second buu socdaa.

    Waxaana laga hadlay lacagta EU oo Amison ka jartaytay ku siin jirtay Somalia, waxa kaloo laga hadlay, Eritrea Sanctions, Ban’s Son in Law, Somalia, Kenya & Khat.

    40 daqiiqo buu Somaliland ka hadlay waxaanuu yidhi;

    Somaliland go, aan cad bay ku sheegtay inay Somaaliya ka go, een, AU iyo UN-ka ma aqoonsan. Soomaaliya waxay leedahay Somaliland waa naga mid Somaliland-na ma ogola. Hargaysaan tegay dhawaan si diirana waa laygu soo dhaweeyay.

    Intaa mid-na been kama sheegin mr Keating.

    Bal maad soo gudbisaan marka la weydiiyay; Dawlada Soomaaliya ee wakhtigu ka dhamaaday sharci maku joogtaa?

    Mise arinkiinu waa nin ay meeli u cadahay meel ka madow!kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. OO MA SHAKI BAAD QABTAA BURCO IYO HATGAYSA INAY YIHIIN LABA MAGAALO OO AAN LA AQOONSAN CIDINA WAX KU FALAYN MA RIYAAD WELIGIIN KUJIRI YAA IDINKA QORAYA INTAAN ADUUNYADABA LAGA HADLIN ANIGOO WAQOOYI DHUL BALAADHAN KU LEH AYAANBA OGOLAAN KARIN WAXAA AAD KU RIYOOTAAN XAGEE BUU JOOGAA NINKANI KHIYAALI LAGU DARAY BEEN LAGU DARAY RIYO NATIIJADEEDU WAA ZERO ZERO WAR WELIGIIN QAYLIYA AMA WAX HA LAIDIIN OGOLAADA IS DHAHA KABO IDIN LE,EG AYAAD QAADANAYSAAN LABA MAGAALO WAXAY IDIIN GOYSO AYAAD LEEDIHIIN VIVA DAAROOD VIVA HARTI

  3. mohamuud

    Zuuuuuuuuuuuuuz, Burco iyo Hargaysa waa lagaa xukumaa dhidhiibso!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Wakiilku Wuxuu dhahay Waxaa laga hadlay Ka qaybqaadashada doorashooyinka Somaliya in ay Ka dhacaan burco Iyo hargiesa balse wax siyaasad ah Ma jirto . Taas macnaheedu tahay Wiilka jooga burco , oodweyne, salaxlay, Dhoqoshay Iyo ceelafweyn waa in codkooda dhiibtaan si hor Iyo xalaal ah .

    Caruurtii Iyo dumarkii snm 26 Sano beenta u shegaysay waa in loo sameeyo wacyigalin Si beentii looga maydho .

  5. Webkii jidbaale goormuu dhabayaco noqday

  6. Bbc oo sheegray weerarki maraykanka ee galmudug inay dad shiciba dileen beena loo sheegay hard time na ay siin doomaan butiland

    Waa loo yaabaa garoowe

  7. Horufadhi markay waayaan wax ay sheegaan way sameeyaan
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Laalays
    Thanks indr you save us a time …..well done

  8. puntland maaha meel lagu degdego mooryaantu wax dumin mooyee wax madhisaan viva daarood and harti

  9. Iidoor liqe

    Hargeysa Iyo burco Waa xarunta boqortooyadii waqooyi.

    Anaa kuu taliya Oo masiirkaagu gacanta iigu jira saas Ma ogtahay.

    Hada maxa Cali khaliif keenay Inuu wadahadal inoogu yimaado. Lol

    Xamar albaabada ayay idin kasoo xidhatay,

    Puntland inay lacag idinku qaadato mooyee wax ay idin la qabanaysaa Ma leh. Xitaa qorshaha uguma jirto inay idin xorayso ee lacag uun ba u daran inay ku qaadato dhulbahante Iyo warsengeli Waa buuq land lol

    Hadaba Cali wuxuu idiin gartay inaad jilbaha dhulka dhigtaan ood Somaliland baridaan. Lol kkkkkkkkkkkkk

  10. Ali

    Sxb xarunta darawiishta Waqooyiga Somaliya waa Taleex historical city ? Taleex Soool, Somalia.

    Markaad leedayahay puntland baa idinku lacag qaatada Adiga miyeysan Horgale lacagtii Ka dhameyn kkkkkkkkkkkkkkkk iyadoon xataa dhulkooda imankarin.

    Xoreyn Ma jirto Sxb waa in Kaliya afarta Horgale leyska qabto kooxda la socota iyagaaba Iska yaacaya hadiiba fakadaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Mida kale Dee Waqooyiga Somaliya waa la yaqaan in qabiilo badan degaan Adiga Kaliya baa somaliyadiid ah .

  11. Dhalfo liqe

    Qofka halqabsi u noqdo waxaan ahaan jiray, xolaan lahaan jiray waa qof Losser ah oo aan hada aan wuxuu yahay jirin!

    Daraawiish boqol sano ka hor baa cagta la mariyay. Taleex-na Ciidanka Somaliland baa ku dhex mushaaxa hada.kkk

    Wax baan beri ahaan jiray maanta wax ay kuu qabanaysaa ma jirto ee keen fekir kale oo aad maanta wax ku noqoto.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Iidoor yare

    Mujaahid laalays baaba ku siiyay jawaabtaan soo watay ingiriisku Waxay u yaqaanaan dadka ku halqabsada beri baan sida ahaan jiray

    You live in the past lol kkkkkkk

    You don’t live in the present lol

    Beri baan sida ahaan jiray miyaad xornimo ku gaadhaysaa lol kkkkkkkk

    Maanta maxaad tahay lol kkkkkkkkkkk

    Nothing a punch of looser begin me to recognise him as a semi autonomous lol kkkkkkkkkk

  13. Mohamoud

    Puntland uma jeedo inay ku xoraysee inay lacag uun UN ta kaga qaadato in ssc puntland tahay uunba u daran lol kkkkkk

    Kaaga daran DDSI lol madaxweynihii cagdheer illey Oo Ka calaacalaya kacdoon Ka amxaarada lol kkkkk

    http://ogadenya24.com/2016/09/28/daawocabdi-iley-waan-u-dhimanaynaa-difaaca-xukunka-tplf-iyo-dastuurka-itobiyana-masii-jirayso-hadii/

    Cabdi illey Oo banaanbax yo ku taageeray sidoo kale xisbiga tigress lol kkkkkk

    Chill out iidoor baad cagtiisa hoos daaqaysaa lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Mohamoud

    Mid baan Ka ilaaway majeerteen Waxaan gebigoodaba ku noqonay maraykan Oo kale. Lol kkkkk

    Kolkay na arkaan cagaha ayay wax Ka dayaan lol kkkkkk

  15. iidoor yare

    correction

    Mujaahid laalays baaba ku siiyay jawaabtaan soo watay ingiriisku Waxay u

    yaqaanaan dadka ku halqabsada beri baan sida ahaan jiray

    You live in the past lol kkkkkkk

    You don’t live in the present lol

    Beri baan sida ahaan jiray miyaad xornimo ku gaadhaysaa lol kkkkkkkk

    Maanta maxaad tahay lol kkkkkkkkkkk

    Nothing but a punch of looser who beging from me to recognise him as a semi autonomous lol kkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Duul Allaw, maxaa ka khuseeya Sacuudi, oo adduunkii muslim iyo muslim ma ahe laga yaabay...
  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...