|

DAAWO MUUQAAL:Qaabkii uu u dhacay Duqeeyntii lagu qaaday ciidamada Galmudug & askari nolasha lagu watay-VIDEO

Wariyaal ayaa si toos ah u tagay goobtii uu ka dhacay weerarkii iyo duqeeyntii lagu qaaday gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin ciidamada maamulka Galmudug taas oo dhalisay qasaaro naf iyo maalba leh .

HALKAN KA DAAWO 

Goobta duqeeynta ka dhacday oo eheed duuleedka magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa booqday oo ka hadlay Taliyaha Amaanka ciidanka Galmudug Gaashaanle sare Xasan Faarax Kaarshe iyo Duqa magaalada Gaalkacyo Mr. Xirsi Yuusuf Bare kuwaas oo dhamaantood cadeeyay in uu jiro Wiil yar oo ay nolasha ku wateen ciidamada Pista ee maamulka Pundland

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24856

Posted by on Sep 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...