Home » September 30th, 2016 Entries posted on “September, 2016”

Daawo:” Madaxwayne Galaydh oo ka Horyimid Shirka Burco ee Siilaanyo Ku Baaqay” Kana Digay inuu Wadahalku Bur Buro”+ Nooca dadka Masalaya Khaatumo-Video.

Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh oo Khudbad Dheer Ka Jeedinayey Shirkii Dhawaan ka dhacay Deegaanka Balicad ayaa Markii ugu Horaysa ka Hadlay ¬†Gogasha Nabadeed ee Madaxwayne Siilaanyo sheegay in Bishan la Dhigayo Magaaalada Burco.   HALKANI KA DAAWO VEDIO.   Madaxwayne Galaydh ayaana Siwayn uga Horyimd Shirkaasi Waxaana uu sheegay in Maamulka Siilaanyo Fara […]

September 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Maamulka Galmudug oo Xamar u Diray Dhaawacyadii Duqayntii ka dhacday Koonfurta Mudug

Maamulka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka Dhoofiyey Askartii Lagu Dhaawacay Duqayntii Ciidamada Maraykanu Dhawaan ka Fuliyeen Qaybo kamid ah Maamulkaasi Galmudug Waxana Askartasi Loo Diray Magaalada Muqdisho.   HALKANI KA DAAWO VEDIO.   Masuuliyiin katirsan Maamulkaasi Galmudug ayaana Askartaasi ku sii Sagootiyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalaada Gaalkacyo Waxayna Saxaafada uga Warbixiyeen Xaalada Caafimaad ee […]

September 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws oo Taageeray Shirka Balicad” Kana Horyimid kan Buuhoodle Lagu Qabanayo

Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws oo kamid ah Xubnaha Golaha Cuqaasha ee Buuhoodle ayaa Taageero Balaadhan u Diray Shirkii Dhawaan Lagu soo gabo gabeeyey Deegaanka Balicad ee Gobolka Cayn” Waxana uu Caaqilku sheegay in Shirkaasi Xiligani Loo Baahnaa.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Caaqilka ayaa dhinaca Kale ka Digay Shirka Buuhoodle Dhawaan Lagu […]

September 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Weerarkii Maraykanku ku Qaaday Galmudug oo ka dhacay Cadaado

Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug Waxaa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan Kaasi oo Looga soo Horjeeday Weerarkii Ciidamada Maraykanku ku Qaadeen Deegaano Katirsan Maamul Galmudug Halkaasi oo Lagu Dilay Tiro Ciidamo ah.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Mudaharaadkaasi Ayaana Waxaa ka Qayb Galay Maamulka Galmudug iyo Shacabka Deegaankaasi Waxaana Halkaasi lagu Muujiyey Fariin Loo […]

September 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Wiil ka soo jeeda G.Sool oo macalinkiisii ku diley Boosaaso.

Xarunta dhaqan celinta wiilasha iyo gabdhaha ee AL-Badriya Bosaso oo wiil lagu dilay maanta . Waxaa magaalada Bosaso lagu dilay Wiil reer london ah oo loo keenay inuu Quraanka iyo tarabiyada barto oo kasoo jeeda Gobolka Sool . waa markii ugu horeysay ee xarun lagu Magacaabo Al-Badriya Bosaso oo lagu dhaqan celiyo hablaha iyo wiilasha […]

September 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Wakiilka Q’M ee Somalia oo la Yaaban Qaranimada ay Somaliland sheegato” Cid aqoonsan ma leh”-Video.

Wakiilka Q,M ee dalka Soomaaliya u qaabilsan ayaa ka hadlay arimaha dalka Soomaaliya guud ahaan, wuxuuna shir jaraa’id kaga jawaabay su aalo badan ay weydiiyeen wariyayaashu. HALKAN KA DAAWO…. Wakiilka ayaa sidoo kale ka hadlay sida maamulka Somaliland naftiisa ugu sheegay beenta ah ”Qaran”’!!. Wuxuuna sheegay inuusan jarin qaran mar wax laga weydiiyey Hawada, ayagaa […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Tacsi ku socota qoyska reer Qambi geeridii Maxamed Hassan Qambi.

inaa lilaah WA inaa ilayhi raajicuun allah wuxuu qaato iyo wuxuu bixiyaba isagaa iska leh. Naf kastana Waxay Agtiisa ku leedahay wakhti go,an. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo Ka marwadayda Farax Cismaan Qambi iyo Ka dhamaan Reer cabdi jamac (budhyar &badhaadhshe ). Waxaan tacsi u Gudbinayaa dhamaan Qoyska Reer Qambi Axmed. Geerida ku timi. maxamed […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Kal Fadhigii 12aad Ee Golaha Deeganka Buuhoodle Oo Maanta Furmay Iyo Madaxwayne Caga Lulle Oo Ka Qayb Galay-VIDEO

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ka Furmay Kalfadhigii 12-aad ee Golaha deegaanka Buuhoodle, Iyadoona Ay soo bandhigeen Waxyaabihii u qabsoomay iyo Qorshaha hada horyaala. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulanka ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb galay, Madaxayne ku xigeenka maamulka khaatumo, Wasiiro, Xildhibaano, Qurbe-joog iyo waxgaradka deegaanka Kuwaasi oo dhamaan ku dheeraaday […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dawladda Maraykanka oo ka hadashay Weerarkii Gaalkacyo iyo Kismaayo” Shabaab baanu Duqayney”.Video

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn ay ka geysatay Gobolada Mudug iyo Jubadda Hoose, kaasoo ay sheegeen inay ku bartilmaameedsadeen Ururka Al-Shabaab. Hase ahaatee duqeyntii ka dhacday duleedka magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa muran weyn dhaliyay, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegayay in Mareykanka duqeeyay ciidamo ka tirsan Maamulla Galmudug. HALKAN KA DAAWO […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO MUUQAAL:Qaabkii uu u dhacay Duqeeyntii lagu qaaday ciidamada Galmudug & askari nolasha lagu watay-VIDEO

Wariyaal ayaa si toos ah u tagay goobtii uu ka dhacay weerarkii iyo duqeeyntii lagu qaaday gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin ciidamada maamulka Galmudug taas oo dhalisay qasaaro naf iyo maalba leh . HALKAN KA DAAWO¬† Goobta duqeeynta ka dhacday oo eheed duuleedka magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa booqday oo ka hadlay Taliyaha Amaanka ciidanka […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...