Home » August 29th, 2016 Entries posted on “August, 2016”

DAAWO:Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah-VIDEO

Wasiirka Warfaafinta maamulka Khaatumo Axmed Xaaji Cali oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay inay sii socon doonaan Wadahalkii u Furmay Maamulada khaatumo iyo Somaliland, Isagoo Xusay inay dhici doonaan Kulamo kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxwayne ku xigeenka ayaa dhowaan waxay sheegeen inuu Wadahadalkaasi Burburay, kadib Markii uu maamulka Hargeisa […]

August 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Maamulka Galmudug Oo Baabul Camey Hadal Uu Ka Naxay Ku Yidhi,,Buuhoodle Iyo Lascaanood Meel Kaga Waran,,-VIDEO

Wasiirka dib u Heshisiinta maamulka Galmudug  Cismaan Maxamed Cali oo ku sugan Gaalkacyo ayaa  sheegay in maamulka Puntland uu kasoo Horjeedo Nabad ka hirgasha magaalada Gaalkacyo, Sidoo kalana uu Dano siyaasadeed uga faa’iidaysanayo inuu shacabka Soomaaliyeed kala xidho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhinaca kale wasiirka ayaa si gaar ah wuxuu ugu Jawaabay C.xakiim Cabdilaahi Camey oo Madaxwayne […]

August 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Madaxwaynaha Awdal State Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Horgalada Dhulbahante Fariina U Diray-VIDEO

Madaxweynaha maamulka awdal  state ayaa Karbaashay Horalada u DHashay Deegaanak Mamaulka KHaatumo Gaar ahana Wuxuu Kabaha La Dulamar Ninka DHowaan Siilaanyo u Magacaabay Wasiirka arrimah Gudaha ee Maamulka Siilaanyo Yaasiin Faratoon  Masuulkan oo dhuunta u  Galay Maamulka Siilaanyo aay Markii ugu Horaysay kahadalay Horgalka Siilaanyo Kool Koolinayo, HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu  yidhi mar uu […]

August 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG-Qaar Kamidda Isimadda Beesha Habar-jeclo Oo Laascaanood Soo Gaadhay Una Gudbay Saaxdheer..

Qaar kamid ah isimada dhaqanka beelaha habar-jeclo oo uu kamid yahay Suldaan Maxamed Xaaji xuseen,Suldaan Maxamuud Guuleed Mirre iyo waliba Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo lagu badalay boqor buur-madow ayaa u socdaalay deegaanka saaxdheer halkaas oo ay kulan kula yeelan doonaan garaad jaamac garaad cali. Isimada oo uu horkacayo Cabdirisaaq Ataash ayaan la shaacin waxa […]

August 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:CabdiXakiim Axmed Xirsi Iyo Marwadiisa Oo Dugsi Dhamaystiran Ka Hirgaliyey Deeganka Carooley Ee Gobalka Sool-VIDEO

Waxaa magaalada Carooley oo 100Km. Waqooyi Bari kaga Quman Laascaanood laga furay Dugsi Sare kaas oo shaqsi keligiis ahi uu ka hirgeliyey isla markaana dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo lahaan doonto tuulada dhubuq dhubuq (Sinu-jiif) oo Carooley hoostimada. Dadweynaha degmada Carooley ayaa si aan oo kala hadhin u soo dhoweeyey C/xakiin Axmed Xirsi, iyadoo […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Maleeshiyo ka amar qaata maamulka Siilaanyo oo ku weeraray M/Weyne ku xigeenka Khaatumo Dharkayn-Geenyo.

Iska hor’imaad hubaysan ayaa ka dhacay deegaanka Dharkayn ee K/Gobolka Sool, halkaasoo jidgooyo ay dhigteen maleeshiyaad ka amar qaata maamulka Hargaysa kana soojeeda deegaanka, waftigii Madaxweyne ku xigeenka ayaa ku war halay rasaas badan oo la huwiyey ayagoo ka soo kicitimay magaalada Boocame oo ay Aaskii Ugaas Abdullaahi Ciise kaga qayb galeen ka hor inta […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif oo Caawa ka Hadlay Wadahalka Somaliland iyo Safarkii Xaglatoosiye ee Buuhoodle

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif oo Warbaahinta Kula Hadlay Mid kamid ah Hotelada Buuhoodle ayaa ka Hadlay Nooca Wadahadal ee Xiligani u Bilaabay Maamulka Somaliland iyo Khaatumo Waxana uu Sharaxaad Dheer ka Bixiyey Wadahalkaasi.   Halkani Ka Daawo Vedio   Dr Cali Khaliif ayaa Dhinaca u Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Maamulkaasi Hargaysa Maxamuud Xaashi Waxana […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo Tababar usoo xidhay Cutubyo ka tirsan Danab & Khudbad uu jeediyey-VIDEO

Munaasabadda tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidanka Danab waxaa ka qeyb galay saraakiil katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyey taliyaha ciidamada Xooga General Maxamed Aadan Axmed iyo xubno kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Aadan Axmed oo halkaasi kula […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Ramaax Oo Hargeysa Ka Soo Dhaqaaqi La Iyo Siilaanyo Oo Ku Dirqinaya In Uu Tago Sool-VIDEO

Dhawaan ayay ahayd markii axmed siilanyo isku shaandheyey xilalka gudoomiyayaasha deganada mamaulka soomalind xooga ku haysato oo kala ah awdal iyo sool oo ay isku bedeleen labadii gudoomiye waxaana laascanod loo soo bedelay maaxmuud axmed ramaax oo awal gudoomiye ka aha boorame ayaa waxaa nasiibkii noqday in  lagu dhex tuuro deganada khaatumo oo habeenkii laga […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Gen Qaybdiid Oo Fariin Adag U Diray Maamulka Garoowe Galmudugna Ku Booriyey-VIDEO

Cabdi Xasan Cawaale, madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa ka hadlay xiisada ka taagan deegaanada gobolka Mudug gaar ahaan, dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in shacabka magaalada Gaalkacyo ay ka daaleen in lagu dul dagaalamo, iminkana loo baahan yahay inaan markale lagu dagaalamin […]

August 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...