|

Daawo: Maamulka Garoowe oo Naf la caari ah iyo Maleeshiyaad Urursi Galmudug la iskaga Celiyo uu Buhoodle u doontay-Video.

Wararka ka imaanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in halkaas ay gaadheen koox ka socota maamulka Garoowe kuwaasoo u tegay halkaas inay ka aruuriyaan maleeshiyo beleed ay geeyaan Gaalkacyo si uga difaacaan maamulka Galmudug oo ay xiisad kala dhaxayso.

HALKAN KA DAAWO…..

Waxayna halkaas ku soo bandhigeen maleeshiyo ay sheegeen inay yihiin ciidan, kuwaasoo sida la sheegay aan qaarkood weligood mushahar ka qaadan maamulkaas.

Horufadhi.com@gmail.com

PUDLEEN PUNTA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23412

Posted by on Aug 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo: Maamulka Garoowe oo Naf la caari ah iyo Maleeshiyaad Urursi Galmudug la iskaga Celiyo uu Buhoodle u doontay-Video.”

  1. Alla idin nac..magacii ba’a dadka ah oo aan qiimaysnayni dhaqan weynaa? iyagaa la haystaa nin kale oo ka cararaya in la qabsadona waa u qaylo dhaan.

    War idinkaa la idin haystaa hooyadiin goblantaye…. war maxaa idin dooriyey

  2. IDOOR LIQE
    BUHODLE IYO SAXDHEER WA ISKU MID. LAKIN NIMANKAN HALKA MARAY WAXA LAGA RABAA IN DADKA LA TUSO OO LA DHAHO DHULBANTAN CIIDAN KA KEENEY WAANA MUNAFAQNIMADII DHABAYACADA AMO GARO AMA HA GARAN

  3. mj waligood dabo weyn ba wareejin jireen waxa gaashaan u ahaa dhulbahante iyo warsan gali lkn maanta tan wey ku hungoobayaa sacadna waa kala wareegayaa magaalada Gaalkacyo

  4. Ninkii dhalfo liqe ma taasaa u danbaysay …. in comments kiisii la tirtiro…….kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Horufadhi adeer inanka meesha waanu ku kaftami jiraye ka qaada cunaqabataynta

  5. Nicolo mikavilli wuxuu buuggisa”the little prince” ku sharaxay ciiidamada calooshii u shaqaystaha ahi in marka ay. Runta dagaal noqoto in aysan naftooda Hurin oo ay goobta dagaalka ka baxsadaan

  6. Dhamaanteen waan idin salaamay kan sheegtay Qaridahaye maad ka xishootid af xumada aad ku hadlaysid bal qabiil dhan ayaad u gafaysaa Mj Dhulbahante adiga daraadaa u caayi mayo ninka futada wayn ee aad sheegayso waa adiga oo IIDOOR ka shaabadayey oo aan hadli Karin oo la haysta ah ninmana waad sheeganaysaa waxaasna waad ku hadlay tan kale waad habaartamaysaa kaalayo soo raac oo qabsada Galkacayo saaacado adeer 25 sano ayaa haiwye oo dhan qabsan waayey Mj hadii uu soo jensada Baraxlay saacad ku qaadan mayso in ka eryaan tarieekhda ma la soctaa dadka soo kala baro adigaa lagu qariiday marka sidaada oo kale ha u malayn dadka soo baro sida loo kaftamo ha caytamin sidii dumarkii.

  7. Nina
    You can’t be a royalty more than the king. …inbti
    waxaad ku jirtaa xaalad la yidhaahdo “denial of the undeniable” waana normal reaction marka qofka waxaanu filayni ku dhacaan..

    Inbti , kama cilmi badnid adeerkaa prof cali khaliif galaydh. ..
    Kamana caqli iyo xikmad badnid garaadka guud èe beelaha dhulbahante. .
    Qaado oo yeel waxay kuugu taliyaan …
    Raganimadaada kurigaaga ku hayso taladana odayaasha u daa..

    Lama huraan waa caws jiilaal. ..welcome back home darling
    Viva jumhuuriyada barakaysan ee Somaliland

  8. Weligeedba hanacnacleeyso.
    Darwiish somalyad tahay dhulkan
    Adaa le. Waxaay kaqaadi karaan
    Majirto Foojarkuna. Guushana
    Iyo gobanimo Daba adaayskale.
    Khaayimiin ta iyo foojarkoodhani
    weey dhamaan doonaan. Waa hubaa taa insha allah.haliicin.
    Ksalmeeyso walaalada somaliyeed
    iyo tolka abs. Matihide last gaa
    Hadii lazysufaano
    Ma tihid mabda.gaab
    . Somaliyi iyadaa ku baahan
    Waxba manoqonkaraan la.aantaa.
    Hagumoobin . Yaan lagu iibsan
    Ta.alleey noqon geerida waa lahuraan
    Qof waliba waa dhadhaminayaa.
    Waxba yaan lagu bajin magacaad
    Waa darwiish somaliyeed.tol somaliyeed a
    Waad leedahay.wwr

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...