|

TOP NEWS:Ciidanka Khaatumo Oo Xalay Howlgal Balaadhan Ka Fuliyey Degaanka Hol Hol Kuna Qabtay Babuur Sidey….

Wararka haatan wasaara arrimaha gudaha khaatumo soo gaadhsiisay warbaahinta khaatumonews,com ayaa sheegaya in  saq dhexe xalayu ciidamada qaranka khaatumo ay weerar ku qaaden fadhiisin ama goob snm kawaday komishinka diiwangalinta snm.

 

Wasiir u dawlada amniga khaatumo faysal falaalug ayaa guuto kamid ah ciiidamada qaranka khaatumo galiyay holhol halkaasi oo hawl galkii loo diray ciidamada ay ku guulaystay si nabad ahna uga bexen.

 

Ciidamadu waxaa ay gacanta ku dhigen gaadhi  kamdi ah kuwa snm oo waday komishinka iyo qalabkii shaqada sida computerka iyo camerdo iyo waraqihii dadka lagu qortay.

 

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha khaatumo abshir cabdicasiis oo la hadlay Warbaahinta Khataaumo  ayaa xaqiijiyay warkaasi.

Ciidanka khaatumo ayaa waxaa ay mudooyinka baadi goob xoogan ugu jiraan sidii ay degaanka uga sifayn lahaayeen kooxaha nabadidka ah ee maalilka siilaanyo sidoo kale ciidanka khaatumo waxay wadaan howl galo xoogan oo ay kaga hortagayaan waxa siilaanyo iyo kooxdiisu ku shegtay diiwaangalin waxaas oo degaanka maalmahn si sharci daro iyo xadguduba ka wada.

Wararka soo kordha horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23379

Posted by on Aug 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “TOP NEWS:Ciidanka Khaatumo Oo Xalay Howlgal Balaadhan Ka Fuliyey Degaanka Hol Hol Kuna Qabtay Babuur Sidey….”

  1. ha dhakhleysaa loo guursaday diiwaan gelintii waxay si habsamiya uga socotaa dhammaan buuhoodle oo dhan.

    soo haabo hobo oo kac waxaan kuu hayaa …….. wooooooow kuluc AHUN

  2. soo raac hogaamiyahaaga ruuxiga ah elxaaji cali khaliif galaydh nor galeeer kkkkkk

  3. adeer ciidan beeleed meel wax ku tuutuuray kama hadlayno
    cali khaliif iyo nimanka khaatumo horboodaa hadaanayn gelayn kaymaha Asbaabo iyo Eerigoo oo aanayn tababar u furayn dhalinyarada dhulbahante ee bushmaha wada qaniinsan ee ciilka iyo cadhada u dhintay ee hogaan la’aanta iyo jaah- wareerku ku dhacay waa in ay iscasilaan oo kursiga baneeyaan rag xalaala oo shaqadooda gudan kara.
    War nimankan khaatumo horboodaya walaahi in aanay waxba inoo soo wadin

    war is casila oo beenta joojiya
    walaanan biil dambe u bixinayn
    hadaydaan sidaan si uun ku bedelin

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...