|

Faah faahin ka soo baxay wada hadaladii Garaadka guud ee Dhulbahante & Madaxdhaqameedkii Isaaq ee Saaxdheer.

Magaalada Saaxdheer ee G Sool waxa gaadhay wafti Madaxdhaqameed ah oo ka soojeeda beesha Isaaq, kuwaasoo ka soo kicitimay magaalada Burco. Shabakada Horufadhi oo u guurgashay ujeedka socdaalaka Madaxdhaqameedka ayaa ogaatay in qorshahoodu yahay qorshe nabadeed, isla markaana ay ku riixayaan wada hadalada labada maamul ee Khaatumo iyo Somaliland u bilowday. Qodobada la isla soo qaaday waxa ka mid ah sidii Nabadgelyada looga shaqayn lahaa, ayadoo waxii siyaasad ah looga danbeynayo labada maamul ee labada dad kala masala, halka waxii dhaqan iyo arimaha beelaha ka dhexeeya ay Madaxdhaqameedku ku shaqo yeelan karaan, Madaxdhaqameedka beesha Isaaq ayaa ahaa Ergo ayagoo hoygiisa ugu tegay Garaad Jaamac Garaa Ali Garaad Jaamac.

Wararku waxay sheegaan in xubnahan oo marti u ahaa Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jama ay yeesheen wada hadalado mudo saacadaha ah qaatay, waxayna ka wada hadleen sidii waxii dhaqan ku saabsan ay u soo dhaweyn lahaayeen arimaha wada hadalada labada , waxayna wararku sheegayaan in saacada soo socda ay shir jaraa’id oo wadajir ah qaban doonaan Garaadka Guud iyo Madaxdhaqameedku, isla markaana bulshada u soo bandhigi doonaan waxii ay ka wada hadleen.

Wada hadaladan ayaa ku soo aadaya ayadoo dhawaan ay bilowdeen wada hadalo u dhexeeya maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland, walow aysan weli wax midho dhal ah yeelan wada hadaladaasi.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23364

Posted by on Aug 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

21 Comments for “Faah faahin ka soo baxay wada hadaladii Garaadka guud ee Dhulbahante & Madaxdhaqameedkii Isaaq ee Saaxdheer.”

  1. waa isdhiib

  2. Waftigu ma iiddoor oo dhan buu ka koobna mise Midgihii habar jeclo sidaad hore u soo tebiseen, bal Warka caddeeya horufadhiyoow.

  3. Nabad iyo caano.liibaanta aakhiro iyo tan aduunka waa wixii nabad wada taageera.

  4. dhulbahante dad la wadi karo ma ahan xitaa iyaga is hogaamin kari waayey
    cuno usheeg puntland iyo somaliland midne canshuur kama hesho

    • iidoorlander
      afar horgale oo iidoor gabdhaha odaygii ila geerasheeya hargaysa iyo burco ma metelaan dhulbahante you’re a stupid mother fucker who are uneducated
      dhulbahante adeer iidoor land iyo puntland midna uma baahna ee shut the fuck up ☝ maxaa wax isugu keen darayaa soow gaalo iyo Muslim ma kala nihin anaga iyo idinku?
      runta koley ma ogol I’d oo SAKHRAAN iidoor baad tahay ee afarta horgale ee gabdhihiina la qayila ama DILA ama wasa waa hawl idinka idiin taala iidooroow anagu hadalkii ahaa in soooomaaaaliya la kala gooyo ee aanu ingiriis kula dagaalamayney 23 ka sanno ee aad idinkuna iidooroow kula socoteen gaalo iyo ingiriis walaahay idinka yeeli mayno ee abtiyaal ha nagu daalina
      soomaaliya ha is raacdo

  5. Abdi maratoon Darwiish

    Nedelkan wata awrbogays ee iidoor wagashle hadaadan

    Gey macsuumin oo aadan gacalooyin kaaga gaalo u

    Hibeyn cayda daraawiishta way kuu meel mari lahayd

    yaa neel karaaceen kasoo dhergey oo inuu morgan

    dhalay iyo in kale aan lahubin waar magacaaga

    ku soo weerartag isqarin wan idinku ogaa gob

    isma qariso waxa adis ku sidii dulun adhi galay

    kuu hudh hdhay waa gaalada iyo gey yada aad

    Hargeysa u fasaxday waadiga leh wax baan eryaneee

    xashin miyaad ilowdey burco iyo hageysa waa gawaan

    Madhaneee halkii xoolaha lagu gadijirey ayey gorayo

    Daaq daa .eee gaxadhkan aad ka soconweydey gabaydhan

    Han cidlada kugu garaacaaya iska soo gal maantana anaa

    Kuugu dhow gacaleee abaal laawe dhulbahante ayey

    Ahaayeen kuwii las aanood kugu soo dhoweeyey

    adiguna caruur tayadii iyo dugeyda yadii ayaad in taad

    guryahooda ugu timi xasuuqday magob baa tahay

    mise gun midgaan ka sii ah waar 4 tan tikniko

    iyo xoogaaga dawladii iinsaanka kaa dhigtay kaaga

    tagtay way dhamaan aakhr kana anaa kuu talin

    Abtoow danbe oo aad ku bad baadayso waa

    Dhamaatay wayyo waxay dhaxashay maato gawrac

    maalin baa dhici doonta in lahaybiyo nin iidoor

    Wagashle ah ee magaadhi mise maya

  6. markaad go aan leedahay iyo aragti dheer dhaqan madax dhaqameedkana aad taqaanid gurigaaga baa laguu gu imaanayaaa sida xafiduhulaahu garaad jaamac garaad cali
    isagoo hargoys tagin iyo Garowe toona shilimaadna u doonan wakaas maanta cadawgii ay naf bideen gurigiisa ayna ogaadeen nin dhaqan iyo saldano sharaf leh uu meesha joogo

  7. ku dhamaan madax dhaqameedka dhulbahante fadlan sharaftiina iyo tan reerkiina sida garaad jaamac garaad cali u ilaashada ilaahay baa idin arsaaqee sharaf baa laydin huwiyee sharaf ku dhinta

    fadlan guryihiina jooga oo dadkiina u taliya idin boqraday
    ilaahay ka baqa aduun aakhiro sharaf xumada iyo tartanka gunimada ka dhowr sada

  8. Adder ninka awrbogeys isku magacaabayoo haddaaad idoor tahay halbaan ku idhi ka waran khaniiskii aad wax garadkiinii isku sawiray ee aqoonsi ka raadineyseen abtiyaal haddaan dhulku idinla gariirin nasiib baad leedihiin ee ha ba hadlin aniga iyo adi wax wayn baa inaga dhexeeya oo aadan garaneyn muslinimo soomaalinimo waa leydilay uun baad meel walba la taagan tihiin oo aad miciin badeen amxaaro ku dil dhulbahante mooye dhaqan kale lagaa waa mida kalese nin kasta oo duq ah oo yurub ka yimaada oo khaniis ah oo carruur fuul ah maxaad u moodaan nin aqoonsi keeni kara .

  9. Guul nabada iyo isu soo dhaweynta walaalaha

  10. awrboogays horta dadka magaaladooda aad sidatid iska dhig meel sheego magaaladaad ku dhalaty maxaa isu qarinaysaa adeer dhabarkaagu waa muuqdaa reerkaad tahayna waan garanaynaa oo iidoor baa tahay tan kale cunaqabatayntaad sheegays dhulbahante ma SHEEKH ayuu Dagan yahay dalka ma kala taqaan bad inta aad leediheen ma garanaysaa dhuloos cid cuna qabatayn karta ma jirto tolkood ayaa u nool oo kaa dal iyo badba kaa wayn hadalada reqeeska ah dhabayacaa idin tuurtay iyo handadaada waa laydin ku yaqaan cirkaan soo duminayaa waar ciyaalnimada iska daaya oo u dhaqma sida u hadlo wax ban cunqataynaa iyo deg degta maala yacni ah aad la soo taagan tiheen meel ku gaari maysaan

  11. Garaad Jaamac garaad cali ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo oo caafimaad ha ugu daro
    Miyuusan ahayn ninkii yidhi walaanan Nina Gunimo ugula tartamayn
    Halkudhigaas miyuu ilaaway.

    Garaad Hadalkaasu
    Haduu kaa dhab ahaa, maanta waa laguu hanweeynyahay, waxaanuna eegaynaa waxa ka soo baxa kulanka adiga iyo habarjeclo.

    Sabirkii shacabka dhulbahante waa dhamaaday, maanta dhulbahante ama isaaq buu u gumoobayaa ama waa dhimanayaa oo wuu is xoreeynayaa, waxba yeynaan been isku maaweelin. shacabka dhulbahante waxwalba waa la socdaa
    shirarka saaxdheer iyo kii caynabana waa dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyey ee ama la isku dhiibi lahaa ama shacabka dhulbahante ku midoobi lahaa oo wax iska dhicin lahaa
    Maanta waxaay taagan tahay yaa maali jirayey

  12. Awrboogays aka dhalfo liqe

    Sxb ciyaarta ka daa golaha

    Fashilka khaatumo waxaan ku gartaa marka laga cararo magacyada
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Garaad jaamac garaad cali ilaahay ha xafidee cimrigiisa hadheereeyee waa rajada kaliya ee maanta dhulbahante haysto isimadii kale loma baahna beri horaa jeebka isaaq gashaday haddii sidii ku wii ka horeey yelo oo habar jeclo go aankii adkaa ee aan ku naqaaney ka bedelaan waa nasiib daro dhulbahante rogmay karaamadiisiina ku deys ilaahay sas ka ma dhigii

    haddiise uu isaaq sidi cid walba runta ugu sheegi jiray ugu sheego alx isaaq quuus bay qaadanayaa in aysan dhulbahante heli doonin waligòood aan ka ahayn qadiyad soomaliweyn iyo reer waqooyinimo

  14. Qariidahaye
    Ka waran haduu shir jaraayid qabto oo uu ku dhawaaqo inuu Somaliland wax la qabsanayo….
    Sxb qof bani aadana rajadaada haku xidhin ee ilaahay talo saaro oo isku halee…

    • @Mire
      Si fiican baad ugu tilmaantay Qariiradhaye in qaddiyada iyo shakhsigu kala duwan yihiin. Garaad Jaamac waa hogaamiye lagu kalsoon yahay lkn hadduu iminkadaa somaliland raaco halkaas ayaa hogaamintiisii ku egtahay halganka iyo qaddiyaduna halkeeday kasii amba qaadayaan, markaa waa sidaad u dhigtaye rajadaada shakhsi laguma xidho.

  15. Timire

    Adigu markaad khaniisiintii hargeysa ku soo dhawaynaysey eed talosaaratey eed isku halaynaysey eed aqoonsi ka raadinaysay Eebbe inuu jiro miyaad ilowsanayd ?

    Munaafiq iiddoor adigu dib isu eeg intaad dad waaninaysid wasakhyahay.

  16. Underson Cooper
    Waa khaniiska ugu caansan united states of america
    Ka warama hadaba nimanka intay soo kaxaysteen keenay
    Hargaysa ee u tumay durbaanka ee yidhi noo baadidoon tag
    Oo aqoonsi noo raadi inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun ma AQOONSIGA
    Galay futada underson cooper ayaa islaanimo ah ilaahay isaaqa ha hanuuniyo
    Isagaa hadaynta lehe. Aamiin aamiin aamiin

  17. Haddaad aragto kooxda oo aad u caytameysa baddaa qooqan xaaladuna waa ku jiq ee haw bixina

  18. Hirad
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waa runtaa wallee…. mar haddaad aragto magacyadii oo la bedeshay iyo cay joogta ah waa ku jiq kkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh