|

DEG DEG:Weerar Ismiidamin Ah Goordhow Lagu Qaaday Hotel SYL….

Waxaa goor dhow Hotelka SYL lala eegtay qarax aad u wayn kaas oo gil gilay qeybo kamid ah Magaalada Mogdisho, qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas dhaceysa, lama hubo in dabley hubeesan ay gudah ugashay hotelka balsa wali waxaa socda rasaas aad u xoogan.

Wadooyinka magaalada muqdisho waxaa lagu dhex arkayaa gawaraada ambalaasta oo dabaaleeso dhaawacyada ka dhashtay qaraxaasi aadka u waynaa.

Qaraxa goordhow dhacay ayaa sasababay in qadka Internetka uu hawada kabaxo, waxaana ka jira internet la aan qeybo kamid ah magaalada. Sidoo kale waxaa goan jidadka soo gala Hotelka SYL.

Hotelka SYL ayaa ah deegaan ay dagan yihiin madax sare iyo siyaasiin, mana ahan markii ugu horeesay ee lala beegta hotelka SYL qaraxyo.

kala soco wixii warar ku soo kordha shabakada horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23386

Posted by on Aug 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...