|

DAAWO:Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ururka Al,shabaab Oo Ciidanka Somalia Isku Soo Dhiibay Kana Waramay Arrimo Yaab Leh-VIDEO

Waxaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo lagu magacaabo braahim Adan Ibraahim, Waxaana lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ninkaan ayaa ka mid ahaa Horjoogayaasha sar sare ee kooxda Al-Shabaab wuxuuna ku magacownaa Madaxa waxbarashada ee gobalada Baay iyo Bakool, Wuxuu Sharaxaad ka bixiyey sida uu uga soo baxsaday, isagoo ka faaideysay Cafiskii Madaxeynaha madaxwaynaha Soomaliya.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Kooxda Al-shabaab ay Fududaysatay dhiiga Muslimiinta, Iyadoo beegsanaysa meelaha dadka shacabka ah ee Muslimiinta ah iyagoo Xasuuqaya,  Wuxuuna soo bandhigay  Qodobo kale oo ku kalifay inuu isaga soo baxo, isagoo  ugu danbayntii Fariin u diray Xubnaha u shaqeeya Kooxda Al-shabaa

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23366

Posted by on Aug 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...