|

DAAWO:Haweenka Iyo Dhaliyarada Reer Laascaanood Oo Fariin Adag U Diray Mamulka Siilanyo Sidoo Kalena U Hanjabay Horgalada Dhulhante-VIDEO

Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Magalada Laascanod ayaa Sameeyey Isu soo Bax Ay Kagasoo Horjeedan Diiwaaagalinta codbixiyasha Somalinad

Waxayna Sheegen In Wakhti Xaadirkan Aan Loo baahnayn In Gobolk Sool Laga hirgaliyo Diiwaan galinta Somalilnad iyagoona Ku tilmaamay in diiwaan galintaasi tahay mid lagu khasbayo shacabka ku dhaqan Guud ahaanba gobolka sool.

HALKAN KA  DAAWO

Somaliand ayaa dooneeysa in Ay Ololaha Doorashada ku baahiso Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Cayn waxaana jira Shacabka oo si aad ah uga soo horjeedo.

Wararka Horufadi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=23398

Posted by on Aug 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “DAAWO:Haweenka Iyo Dhaliyarada Reer Laascaanood Oo Fariin Adag U Diray Mamulka Siilanyo Sidoo Kalena U Hanjabay Horgalada Dhulhante-VIDEO”

  1. War dhalinyaro laaya siilaanyo iyo ramaax iyo iiddorka ku sugan laascaanood ma la waayey.

  2. horta dhulbahante waxaan ogaaday waxay horumar u gaadhiwaayeen koda yar iyo kooda waynba been buu sheegayaa bal islaantan waxay u laqimen ilaahbaan idinku dhaarshee daya mise dadkani salaadaba ma tukadaan ilaahoow u sahal umada muslimiinta ah

  3. maaliqi

    waligaaa dad tashaday ka daba yuuus dadkaan damiirkoodu ma dhiman xoogaa dilaaliil ah baa ku dhex jira iyagana way iska dhex qaban kkkkk

    diin laan dhilo,iimaan la aan qaaqlayaal jiri,iyo ummad waalan oo shaxaad kunool waligood laguma xaman intaasba hargaysaa lagu xantaa iyo inta la halmaasha

  4. Oromadii ardayda iyo ka ahayd qaahira ayaa warbaahinta masar intay ka soo baxeen iyagoo cadhaysan waxay dawlado masar ku yidhaahdeen Oromo hadaan nahay waa ka soo hor J eednaa biyo xidheenka ay dawlada itobiya dhisayso ee masareey nagu caawi Inaan goosano snm markay intaa maqashay ayay qaahira is tubeen Saa waxaa lagu yidhi adeerayaal. Soomaaliya oo Hal dal ah Baan naqaanaa sorry waxba idiinma qaban karno

  5. Baa adigu taada ka sheke hunguriyoos waaba laydin quudiyaa e

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...