|

Naadiga FC ELMAN oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Widhwidh ka dib guul ay ka hoyiyeen ciyaar ay la galeen Naadiga ILAY oo ka jira G. Togdheer

Horufadhi Media (Widhwidh) Waxaa manta magaalada Widhwidh si heer sare ah loogu soo dhaweeyey kooxda ciyaaraha kubada cagta ee FC ELMAN oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee magaalada Widhwidh, Waxaana lagaga hor tegay meel hilaadii 5mr dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Widhwidh, kooxdan oo ciyaar saaxiibtinimo la yeelatay kooxda ILAYS oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee gobolka Togdheer.

 

Ciyaarta dhex martay labada kooxood waxaa guushu si xarago leh ku raacday kooxda FC ELMAN oo 1-0 kaga badisay kooxda ILAYS dadwaynaha magaalada Widhwidh ayaa caleemo qoyan iyo Astaan naadiga kubada cagta ee FC ELMAN ku soo dhaweeyey ka dib ay guushii kula soo guryo noqdeen deegaanka Widhwidh.

 

HALKAN KA DAAWO

 

Gudoomiyaha Ururka dhallinyarada ee SOYDO Mohamed Abdullahi Mohamed Dheeg oo ka mid ah dadkii sida heerka sare ah u soo dhaweeyey ayaa u hambelyeey kooxda FC ELMAN isla markaana ugu ballan qaaday inuu siin doono abaal marin ay ku mutaysteen guusha ay u soo hoyiyeen ciyaaryahanka deegaanka Widhwidh.

 

Sidoo kale waxaa hambalyo aan la koobi u soo jeediyey kooxda FC ELMAAN dhamaan qaybaha Bulshada ee deegaanka Widhwidh

 

Zakaria Wadani

elman Mansha Guul Iyo Gobonimo

M1

m2

m4

m6

m12

m14

m18

m19

m21

m20

m11

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=22242

Posted by on Aug 12 2016. Filed under ciyaaraha, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...