Home » August 31st, 2016 Entries posted on “August, 2016”

DAAWO:Siyaasi Beesha Isaaq Ah Oo Xasan Culusow Aan Waxba U Reebin,,Dameerka Abgaal,,-VIDEO

Waxaa markii ugu horeesay cay qayaxan warbaahinta isla soo taagay masuul siyaasi snm ah kaasi oo weerar aflagaado ah ku qaaday xasan sh maxamuud. HALKAN KA DAAWO VIDEO Siyaasigan oo ka cadhaysan sida quruxda badneed ee aaska qaran loogu sameeyay muqdisho General maxamed cali samatar ayaa sheegay in  aysan qancin reer isaaq qaabkaasi loo aasay […]

August 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Garaad Jaamac Garad Ali & Salaadiintii Isaaq oo shir jaraa’id wada qabtay Qodobana soo saaray-Video.

 Kulankii ka soconayey degmada Saaxdheer ee G Sool ayaa waxa shir jaraa’id ku wada qabtay Madaxdhaqameedkii halkaas ku lahaa shirka, Sadex madaxdhaqameed oo ka soo jeeda magaalada Burco ayaa gaadhay Saaxdheer, waxaana halkaas ku qaabilay Garaadka guud ee beelaha DHulbahante Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jamaac, waxana ay la hadleen saxaafadda, Garaad Jaamac Garaad Ali […]

August 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Maamulka Garoowe oo Naf la caari ah iyo Maleeshiyaad Urursi Galmudug la iskaga Celiyo uu Buhoodle u doontay-Video.

Wararka ka imaanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in halkaas ay gaadheen koox ka socota maamulka Garoowe kuwaasoo u tegay halkaas inay ka aruuriyaan maleeshiyo beleed ay geeyaan Gaalkacyo si uga difaacaan maamulka Galmudug oo ay xiisad kala dhaxayso. HALKAN KA DAAWO….. Waxayna halkaas ku soo bandhigeen maleeshiyo ay sheegeen inay yihiin ciidan, kuwaasoo sida la sheegay […]

August 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Magacyada:Dhimashadii Hotel SYL oo kor u DHaaftay 26 ruux iyo Mas’uuliyiinta Le’atay-Video

Warar laga helay dhaqaatiirta Caafimaadka ayaa sheegaya in illaa 26 ruux ay ku dhinteen qaraxii weynaa ee maanta gil gilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka SYL oo ku dhow Madaxtooyada. Qaraxan oo loo adeegsaday gaari kuwa xamuulka ah ayaa xoog ku soo jiiray bar koontaroolo ay ku sugnaayeen ciidamada ammaanka, waxaana ciidamada ay sidii u […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Haweenka Iyo Dhaliyarada Reer Laascaanood Oo Fariin Adag U Diray Mamulka Siilanyo Sidoo Kalena U Hanjabay Horgalada Dhulhante-VIDEO

Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Magalada Laascanod ayaa Sameeyey Isu soo Bax Ay Kagasoo Horjeedan Diiwaaagalinta codbixiyasha Somalinad Waxayna Sheegen In Wakhti Xaadirkan Aan Loo baahnayn In Gobolk Sool Laga hirgaliyo Diiwaan galinta Somalilnad iyagoona Ku tilmaamay in diiwaan galintaasi tahay mid lagu khasbayo shacabka ku dhaqan Guud ahaanba gobolka sool. HALKAN […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:Weerar Ismiidamin Ah Goordhow Lagu Qaaday Hotel SYL….

Waxaa goor dhow Hotelka SYL lala eegtay qarax aad u wayn kaas oo gil gilay qeybo kamid ah Magaalada Mogdisho, qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas dhaceysa, lama hubo in dabley hubeesan ay gudah ugashay hotelka balsa wali waxaa socda rasaas aad u xoogan. Wadooyinka magaalada muqdisho waxaa lagu dhex arkayaa gawaraada ambalaasta oo dabaaleeso […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

TOP NEWS:Ciidanka Khaatumo Oo Xalay Howlgal Balaadhan Ka Fuliyey Degaanka Hol Hol Kuna Qabtay Babuur Sidey….

Wararka haatan wasaara arrimaha gudaha khaatumo soo gaadhsiisay warbaahinta khaatumonews,com ayaa sheegaya in  saq dhexe xalayu ciidamada qaranka khaatumo ay weerar ku qaaden fadhiisin ama goob snm kawaday komishinka diiwangalinta snm.   Wasiir u dawlada amniga khaatumo faysal falaalug ayaa guuto kamid ah ciiidamada qaranka khaatumo galiyay holhol halkaasi oo hawl galkii loo diray ciidamada […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Ramaax Iyo Musfe Shiine Oo Kabihii Baqdinta Kala Gudoomay Kuna Masooday Hadalo Aan La Mahadin-VDEO+Maqaal.

Waxaaa Shalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool ka dhacday madal ay isku yimaadeen qaybo kamida horgalada ka guna qaata maamulka soomaaliland ee hargaysa dowladnimada ka camaamaday,madashan waxaa sida ay sheegeen ay ahayd madal xilka ay kula kala wareegayaan laba sal madoorshe waa Mustafe shiine oo ahaa ninka gobalka sool siilaanyo ugu so dirsaday in uu […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faah faahin ka soo baxay wada hadaladii Garaadka guud ee Dhulbahante & Madaxdhaqameedkii Isaaq ee Saaxdheer.

Magaalada Saaxdheer ee G Sool waxa gaadhay wafti Madaxdhaqameed ah oo ka soojeeda beesha Isaaq, kuwaasoo ka soo kicitimay magaalada Burco. Shabakada Horufadhi oo u guurgashay ujeedka socdaalaka Madaxdhaqameedka ayaa ogaatay in qorshahoodu yahay qorshe nabadeed, isla markaana ay ku riixayaan wada hadalada labada maamul ee Khaatumo iyo Somaliland u bilowday. Qodobada la isla soo […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ururka Al,shabaab Oo Ciidanka Somalia Isku Soo Dhiibay Kana Waramay Arrimo Yaab Leh-VIDEO

Waxaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo lagu magacaabo braahim Adan Ibraahim, Waxaana lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ninkaan ayaa ka mid ahaa Horjoogayaasha sar sare ee kooxda Al-Shabaab wuxuuna ku magacownaa Madaxa waxbarashada ee gobalada Baay iyo Bakool, Wuxuu […]

August 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...