Home » July 28th, 2016 Entries posted on “July, 2016”

Vedio” Safaarada Turkiga ee Muqdisho oo La Wareegtay Xarumihii Ha,yada Nile

Warbixino lagu baahiyay warbaahinta kasoo baxda dalka Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in Safaarada dowlada Turkiga ay ku leedahay Somalia ay si buuxda ula wareegtay mas’uuliyada Xarumaha Hay;adda Nile Academy ee magaalada Muqdisho.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in laga soo amray Madaxtooyada Turkiga, si ay […]

July 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Madaxwaynaha Somalia oo Xaflad Sagoonti ah u Sameeyey Bahda Isboortiga ee Somalia

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xaflad Balaadhan oo Sagoonti ah u Sameeyey Dhamaan Bahda Isboortiga ee ka Qayb Galay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Dalka Somalia ee Dhawaan Lagu Qabtay Caasimada Dalka Somalia ee Muqdisho” Waxana Madaxwaynaha Dalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuud.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu dambeyn kula dardaarmey cayaartoyda […]

July 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Tahniyad Aroos” ENG Mohamed Adan Ibraahin Diiriye iyo Marwo Nasra Shiikh Abdiwahaab Shiikh Ismail oo Arooskoodu ka dhacay Dalka Kenya Gaar ahaam Magaalada Xeebta ah ee Mambaasa

Dhamaanba reer Diiriye ciise Waxay Dhambaal hambalyo farxad leh u dirayaan lamaanaha kor ku qoran oo Arooskoodu ka dhacay  dalka kenya mambasa 28/7/16. Waxaanu idiin rajaynaynaa inaad noqotaan kuwii isku waara oo ubad khayr qabana kala hela Aamiin AAmiin.Dhambaalka waxaa diraaya dadka hoos ku qoran oo ah dhamaanba Reer diriye Ciise oo kala jooga Aduunka […]

July 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Obama oo Qudbad taariikhi ah ka jeediyey shirweynaha xisbiga Dimuquraadiga Amaana huwiyey Hillary Clinton-Video+Tarjamaad.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ka jeediyey shirweynaha xisbiga Dimuqaaradiga {DNC} uga soconaya Philadelphia  qudbad taariikhi ah, oo uu badankeeda garabka ku saarayey kuna taageerayey haweenayda ugu cad cad tartanka aqalka ee Maraykanka Hillary Clinton, Obama ayaa hadalkiisa ku bilaabay waxyaabihii ugu waa weynaa ee uu maamulkiisu qabtay, sida in caafimaad guud loo sameeyey dadka […]

July 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Akhriso Wareegto Lagu Magacaabayo aliyihii hore ee Nabadsugida Gobolka Banaadir Maxamed Aadan Koofi ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha

July 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

War Deg Deg ah” Guriga Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somalia oo Caawa Dab Xoogan uu Qabsaday

Waxaa caawa fiidkii uu Dab qabsaday Guriga Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odawaa oo ku yaala agagaarka Xarunta Madaxtooyada” Guriga Wasiirka ayaana ah Mid Amaankiisa aad Loo Ilaaliyo Xiligani   Gaadiidka Gurmadka deg dega ee dab damiska ayaa u gurmaday guriga Wasiirka, iyadoo markii dambe lagu guuleystay in dabka la damiyo.   Wasiirka ayaa guriga ka […]

July 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO: Shirarkii Nairobi ee Khaatumo oo weli soconaya-VIDEO.

Magaalada Nairobi ee Caasimada Wadankaasi Kenya Waxaa lagu Qabtay Shirwayne Balaadhan oo Looga Hadlayey Mustaqbalka Guud ee ee Maamulka Khaatumo iyo Qaabkii Deegaankaasi Loo Horumari Lahaa Xiligan oo Bulshada Deegaankani u Baahiyihiin Baahiyo kala Duwan.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Kulankani Waxaa ka Qayb Galay Xildhibaano Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka soo Jeeda Deegaanada Khaatumo […]

July 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Full Vedio” Golaha Deegaanka Buuhoodle oo Ku Guulaystay Xalinta Khilaafkii Ganacsiga Buuhoodle iyo Ganactada oo Shir Wayn Loo Qabtay

Magaalada Buuhoodle Waxaa Lagu Qabtay Xaflad Balaadhan oo Lagu soo Afjarayey Khilaafkii Ganacsatada Buuhoodle oo Mudooyinkani Laga dareemayey Deegaanka Buuhoodle” Kadib Markii Ganacsatada Gobolada Bay iyo Bakool iyo Ganacsatada Deegaanka Buuhoodle Khilaaf soo Kala Dhexgalay.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Golaha Deegaanka Buuhoodle ayaana Ku Guulaystay Xalinta Khilaafkaasi Waxana Laga soo Saaray Go,aamo […]

July 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal: Shirarka Nairobi iyo xubnaha Muraayadda dadka iyo deegaamada Khaatumo dedaalkooda.

Bishan July 21keedii waxa duleedka Nairobi degmada Langata ka furmay shirweyne cilmiyeysan oo ay soo qaban qaabiyeen dadka la bido aqoonta iyo waxgaradnimada Khaatumo kuwaasoo ay ka mid ahaayeen dad magac kuleh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo tan Khaatumoba, waxana dadkaas laga xusi karaa Wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta Dr Abdelkareem Hassan Jaamac, Dr. […]

July 26th, 2016 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

DAAWO:Qudbadihii madaxda sar sare ,Madaxwaynaha Khaatumo oo Soo Xidhay Shirkii Golayaasha Khaatumo ee Buuhoodle Ka socday” Laguna Taageeray Shirka Nairobi iyo Hadalkii Garaad Saleeban-Full Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Lagu soo gabo Gabeeyey Shirkii Golayaasha ee Maamulka Khaatumo Kaasi oo Mudooyinkani Ka socday Buuhoodle Waxaana Shirkaasi soo Xidhay Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Waxana Khudbad Ka Jeediyey Afhayeenka Baarlamaanka Khaatumo iyo Madaxwayne Kuxigeenka. Madaxda ugu sar sraeysa maamulka ayaa ku dheeraaday arimo badan oo siyaasi ah, halka madaxweyne Galaydh […]

July 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh