|

Full Vedio” Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo oo Beeniyey Hadalkii in Somaliland Wahadal la Furayaan” Kana Hadlay Xoraynta Khaatumo

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud Doolala ayaa ka Hadlay in Maamulka Somaliland ay Maamulka Khaatumo Wahadal la Furayaan Waxana Kaloo Wasiirku uu sheegay in Warkaasi Yahay Mid aan rasmi ahayn.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Wasiirka ayaa Dhinaca Kale ka Hadlay Shirarkii Maamulkaasi ku Qabtay Magaalooyinka Adhicadeeyey iyo Arboogays Waxana Madaxda Khaatumo ay sheegeen kuwa Ku Dhamaday Guul Daro oo la Isagu Keenay Dad aan Deeganaankaasi Matali Xiligani

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=21496

Posted by on Jul 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Full Vedio” Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo oo Beeniyey Hadalkii in Somaliland Wahadal la Furayaan” Kana Hadlay Xoraynta Khaatumo”

  1. Laalays waxaad leedahay rag baan ku iibsanaya orod dirxiga is kaga saar akhas
    nin kanina maalkiisaa maal dhaafay orod isaga dawarso ha ku siiyo shilimaad aad maalmo ku qadayside

  2. Laaleyso

    Inaabti Hada wasiirka hadlaya Miyaad Ka yartahay maxaad u tidhi oday kkkkkkkkkkkkkk soo adigii lahaa 1981 Arday Baan ahaa . Adaaba Ka weyne kkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Naaya laalayso
    Ninkani yuusan ku cunin
    Waa libaax miliqsanaye

  4. Laalayso
    Ninkan hadlayaa waa Qoodhii dhulbahante
    Waana xaglotoosiye ina adeerkii buuhoodle
    Isagaa wax laga waydiiyaa Axmed maxamud
    Doolaal walaahay marku magaalada joogo kan
    Yare Tolkii ka gaaloobay ee xaglotoosiye bisad
    Qoyday ama shimbir baalashii laga rifay ayuu
    Noqdaa wuxuu toos u noqda.
    House Arrest.
    Waxaan odhan lahaa xaglotoosiye
    Tolkaa wax la qab walee habar jeclo
    Meel ku gayn maysee

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...