Loading...
Home » July 31st, 2016 Entries posted on “July, 2016”

Daawo: Shirweynihii Widhwidh iyo Muqaal buuxa+Qudbadihii iyo Ujeedka-Video.

Waxaa maanta Magaalada Widhwidh Ka furmay Shirka wadatashiga, ee Beesha Guleed Garaad waxaana Shirkan kasoo qayb galay, Cuqaasha, Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Beeshan, Waxaana shirka looga hadlayaa Wadajirka Beesha Iyo Garaadka Cusub ee ay Beeshu yeelan doonto. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhamaan dadkii goobta ka hadlay ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay midnimada […]

July 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Cali Koore oo Canbaareeye Shirkii Awrboogays Lagu Qabtay” Kana Hadlay Dhibaatada Maamulka Hargaysa ka Wado Deegaankaasi”

Mid kamid ah Waxgaradka Beelwaynta Sool Sanaag iyo Cayn oo Lagu Magacaabo Cali Koore oo Ku Sugan Wadankaasi Norwayn ayaa Siwayn uga Hadlay Dhibaatada Maamulkaasi Somaliland ay ka Wadaan Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn iyo Shirarkii Halkaasi Lagu Qabtay.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Cali Koore ayaana siwayn u Canbaareeyey Kooxihii Shirkaasi soo Qaban […]

July 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Hogaamiyaha Maamulka Garoowe Oo Gacmaha U Taagay GuushII Ay Usoo Hoyiyeen Dhalinyarada Reer Lascanod-VIDEO

yagoo kaga hortagey Garoonka diyaaradaha kanooko oo 42 Km u jira Magaalada ,halka shacabka inta kale ay buux dhaafiyeen barxadaweyn ee caasimada iyo wadooyinka soo gala . Ciyaartoyda ayaa markii ay soo gaadheen guddaha magaalada waxaa ay kusoo wareegeen Fagaaraha barxada iyagoo ruuxayay koobka ay soo qaadeen.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Duqa degmada […]

July 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio”Ciidamada xarunta CID-da Somalia oo Soo Bandhigay Maydadka Kooxdii Ha,yadaasi Soo Weeraray ee Alshabaab

Qaraxyada oo ahaa kuwo loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ahaa mid laga maqlay magaalada oo dhan. Qaraxa hore ayaa lala beegsaday afaafka hore ee xarunta, halka qaraxa labaad uu ka dhacay agagaarka gidaarka dhismaha CID. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan shan ruux ay ku dhinteen qaraxa, inkastoo ay intaas ka […]

July 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Baashe Ali Jaamac muxuu ka aamisan yahay jiritaanka maamulka Somaliland-VIDEO.

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal horey looga duubay Baashe Cali Jaamac oo hada Wasiirka ugu Tayada daran ugu magacaaban maamulka Somaliland ee Biyaha, Baashe ayaa markaasi wuxuu sheegayaa inayna Jirin wax la yidhaahdo Somaliland. “Somaliland wax la yidhaahdo ma jiro, Somaliland waxay kamid tahay maamulada Faraha badan ee ka jira Soomaaliya, Xaqiiqdu waxa weeye […]

July 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Safiirka Turkey ee Soomaaliya: Basaaboor Somaliland la dhaho ma naqaano mana aqoonsanin” Somalia waxan dooneynaa inay noqoto dal xoogan oo mid ah”..

 Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Olgan Bekar ayaa goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Safaaradda Turkiga ay ku leedahay magaalada Muqdisho, isagoo kaga hadlay qaababkii dowladda Turkiga uga fal celisay isku daygii afgambiga ee fashilmay. Amb. Olgan Bekar ayaa ugu horeyn ka warbixiyay isku daygii afgambi ee ka dhacay Turkiga 15-kii bishan iyo qaababkii […]

July 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Full Vedio” Wasiirka Arimaha Gudaha Khaatumo oo Beeniyey Hadalkii in Somaliland Wahadal la Furayaan” Kana Hadlay Xoraynta Khaatumo

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud Doolala ayaa ka Hadlay in Maamulka Somaliland ay Maamulka Khaatumo Wahadal la Furayaan Waxana Kaloo Wasiirku uu sheegay in Warkaasi Yahay Mid aan rasmi ahayn.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Wasiirka ayaa Dhinaca Kale ka Hadlay Shirarkii Maamulkaasi ku Qabtay Magaalooyinka Adhicadeeyey iyo Arboogays Waxana Madaxda […]

July 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin ka Keenay Gudoonka Sare

Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ka bilowday Siyaasad kacsanaan ah, Iyadoona in ka badan 40 Xildhibaan ay mooshin kasoo gudbiyeen Gudoomiyaha baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya    HALKANI KA DAAWO VEDIO   Mudanayaasha Baarlamaankaasi ayaa haatani Bilaabay Mooshin ka Dhan ah Gudoonka Sare ee Maamulkaasi Kaasi oo Lagu eedeeyey Xil Gudasho La,aan

July 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Guddiga Nabadayta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool oo Ku Baaqay in Dhaqaalaha Laga Taageero

Gudiga Nabadaynta Shaqaaqada Koonfurta gobolka Sool ayaa baaq u diray Bulshada ku dhaqan gobollada Sool Sanaag iyo Cayn , Qurba joogta oo ka seexatay doorkoodii ka qayb qaadashada ayaa baaq loo diray iyagoo laga codsaday in dhaqaale ahaan a uga qayb qaataan nabadaynta ay ku hawlan yihiin gudigu .   HALKANI Ka Daawo Vedio   […]

July 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faallo:Awrboogays iyo Adhicadeeye Shirarkii Ceebtarayaal.

arka hore waxaan usheegayaa akhristayaasha qoraalkan Maxamuud Barri laba Boqol oo nin iyo afartii madmadoobaa ee hargeysa ka yimid maaha sidoo kale Mahamuud Garaad Cuqaashooda, Mutacalimiintooda, Siyaasiyiintooda iyo nin garboodkooda taladu ka godo Adhicadeeye maqaado iyo meel lamid ahi ee waxaa idiin yimi lafa ruugyadii ay Hargeysa ka soo urursadeen iyo xoogaa dadkii deegaanka adhicadeeye. […]

July 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Loading...

Recently Commented

  • Hakiim: Tuuga tuug u dhalay meeshii lagu arko waa in aan la deyn oo talaabo laga qaadaa, waa nin waalan oo aan...
  • Ceegaag: ASC. Qaabkay warqaddu u qoran tahay baaba basaas badani ka muuqataa!
  • Muslimo: Hala eryo oo mariya meeshuu maray Jaalle Cosoble, hirshabeelle, Gaas,Garoowe iyo kan galmudug intaba hala...
  • Muslimo: Mohamed Abullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Hassan Ali Khayre ama meesha how baneeyeen hororada...
  • Qariidahaye: Ali is indho tir iyo kiis kale baad wadaaa arinka meesha yaal ee hawda somaliya oo ad ku qarwi jirteen...