Home » June 27th, 2016 Entries posted on “June, 2016”

Daawo: Madaxweyne Galaydh oo ka hadlay Qaraxii Naasa-Hablood & Waxa uu ka yaqaanay Burci Hamzah-Video.

June 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Afhayeenka Khaatumo oo ka hadlay Colaada maamulka Hargaysa ka hurinayo K/Sool uguna baaqay inay Maleeshiyaadkooda la baxaan-Video.

Afhayeenka Guud ee Jaaliyada Khaatumo Abdirisaaq Osman Xaaji Adan ayaa Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaalamaya Maalmahani Deegaano Hoos Yimaada Koonfurta Gobolkaasi Sool oo Xiligani Colaad ay ka Taagan Tahay.   HALKANI KA DAAWO VEDIO.   Afhayeenka Guud ayaa Dhinaca Kale Digniin u Diray Maamulka Hargaysa inuu Ciidamadiisa Kala Baxo Deegaanada […]

June 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Xog: Wasiirka Madaxtooyada ee maamulka Hargaysa oo ku hanjabay inay dili doonaan Garaad Jaamac Garaad Ali.

Sida shabakada Horufadhi ka soo xigatay xubno ku dhaw dhaw maamulka Hargaysa, wasiirka maamulka Siilaanyo u qaabulsan madaxtooyada Maxamuud Xaashi oo telefoon kula xidhiidhay xubno uu isku halayn ku qabo ayuu ku sheegay in maamulkoodu uu go’aan ku gaadhay inay qaabkasta oo ay noqotaba ay Khaarajiyaan Garaadka guud ee beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Ali […]

June 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Maleeshiyaadka S.Land ee Dharkayn oo diidan in la Dhexgalo beelaha diriraya & Odaayaasha Isaaq Qorshahooda.

Afhayeenka Gobolka Cayn ee Wadanka Imaaraadka Carabta Faysal Cali Mas ayaa ka Hadlay Dagaalada Maalmahani Dhexmaraya Labada Beeleed ee Walaalaha ah ee ka Socday Deegaano Koonfur Kaga Beegan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolkaasi Sool.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Faysal Ayaana soo Jeediyey in Maleeshiyaadka Hargaysa ka Guuraan Deegaankaasi Si Nabad Loo Helo oo […]

June 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio: horjooge Waran Cade oo Laascaanood Tagay Ku Dhawaaqay inuu Dagaal La Galayo Beelaha Dagaalamay

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulkaasi Hargaysa Cali Waran Cade iyo Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo oo Maanta Booqday Laascaanood ayaaa Ku dhawaaqay inuu Dagaal La Galayo Beelaha Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool oo Haatani Dagaalama.       Halkani ka Daawo Vedio   Waran Cade Waxaa uu sheegay in Ciidamada Maamulkaasi Hargaysa ay Dagaal Ku Qaadayaa […]

June 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. 26ka June yaa iska leh, yaa u halgamay yaase guulaystay-Video.

Dhalinayradii gobolka Sool ayaa xusay 26kii June, waxayna ka warbixiyen halgankii dheeraa ee Daraawiish iyo dadkii kale ee u soo halgamay xornimada, waxana hada  halkaas laga cadeeyey waxii ka dhacay sanawaadkii Daraawiishi ay halgamaysay. HALKAN KA DAAWO…. Waxa sidoo kale ay soo bandhigeen gabayadii Gumaystaha laga tirshey dhalintan ayaana la baxday SYL, kuwaasoo hada ka […]

June 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: MUUQAAL Qaraxii iyo dagaal Qadhaadh oo ka dhacay Hotel Naasa-Hablood-Video.

Qaraxii Muqdisho dad badan oo qiimo leh ayaa ku dhintay, waxaana ka mid ahaa wasiir Burci Maxamed Hamzah iyo dhaqaatiir Soomaaliyeed , waxa toos u arki kartaa xabadda oo soconaysa. HALKAN KA DAAWO…. Goobjoogayaal ayaa ka hadlay waxa hdacay ehelo ayaa ayaguna ka hadlay walaalkood iyo aabahood oo asaguna sidan oo kale u beexaamay. Horufadhi.com@gmail.com […]

June 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Qisaddii Ninkii Kibrey ee Qaaruun iyo waxii ku dhacay-VIDEO.

Baraamijka 21aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii ninkii reer Bani-Israa’iil ee la odhan jiray Qaaruun.Qisadan ninkan fadlan halkan ka daawo hadaad awood u leedahayna sii fidi. HALKAN KA DAAWO.. Horufadhi.com@gmail.com  

June 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Su’aalo dagaal dhaliyey oo dhexmaray Wasiirada & Saxafaada Isaaq, Itobiya waad ka baqaysaan” & Xamar ayaa cadow noo ah-VIDEO.

Wasiirada maamulka Isaaq iyo warbaahintooda ayaa isku qaad qaaday, yeelkoode wariyayaasha aya garta ugu badan ka helay xubnaha wasiirada sheeganaya ee beesha masalayey, waxayna wariyaashu weydiinyeen su aalo ku saabsan waxii ka dhacay Gaashaamo, oo ay leeyihiin bal cadeya wasiira Isaaqoow waxaad dadkan dhimashadooda dhihi lahaydeen. HALKAN KA DAAWO…. Wasiirada ayaa cabsi balaadhan ka muuqatay, […]

June 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Odayaal Isaaq ah oo sheegay inay Ergo nabadeed ahaayeen oo Laascaanood Shir ku qabtay-Video.

Odayal Madaxdhaqameed ah oo sheegay inay ka soojeedaan deegamada Hargaysa iyo Burco ayaa shir ay baaq nabaadeed ugu direen labada beelood ee ku dirarayaa Agagagaarka deegaanada Dharkayn iyo Dhumaya direy, waxayna sheegeen inay aad isugu dayeen inay hawshaas galaan balse ay hada ku danbeysay dagaal soconaya, waxana ay baaq u direen waxgaradka Khaatumo. HALKAN KA […]

June 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.