|

Daawo: Garaad Ali Buraalle & Beesha Qayaad oo dhankooda Nabad ku dhawaaqay-Video+Sawiro

Garaadka Beesha Cabdi Garaad (Qayaad) Garaad Cali Buraale iyo Waxgaradka Beeshaaasi oo maanta gelinkii danbe Shir Jaraa’id ku qabtay Guriga uu ka degen yahay magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay Colaada mudooyinkii danbe ka taagnayd Koonfurta Gobolka Sool, waxayna ku baaqeen Nabad, Sidoo kalana waxay soo dhoweeyeen Baaqii maalintii shalay kasoo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali ee Nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha beelaha wada Dhashay. Sidoo kale waxa baaq adag iyo waanooyin nabad sida soo direy Mukhtaar Garaad Ali Buraalle, kaasoo si adag uga hadlay colaada labada beelood ee cadowgu ku wiirsanayo.

HALKAN KA DAAWO HADALKA GARAADKA.

Waxaa deegaanada Colaadu ay saamaysay soo gaadhay Wafdi uu Hogaaminayo Garaad C.risaaq Garaad Soofe kuwaasi oo ka kooban Isimo iyo waxgaradka magaalada Buuhoodle, Waxayna ku biiri doonaan Ergooyinkii Nabada.

Sidoo kalana Garaad C.salaan Xasan Maxamed iyo Garaad Maxamuud Cismaan (Mashaqare) ayaa soo gaadhay Deegaanada Colaadu ka taagnayd ee Koonfurta gobolka Sool.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

1

Waxgaradka Beesha Cabdi Garaad (Qayaad)2

SAWIRKA HOOSE (GARAAD CALI BURAALE)

3

SAWIRKA HOOSE. QAYB KAMIDA WAFDIGA GARAAD C.RISAAQ G. SOOFE.22

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19328

Posted by on Jun 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo: Garaad Ali Buraalle & Beesha Qayaad oo dhankooda Nabad ku dhawaaqay-Video+Sawiro”

  1. buuhoodle hero

    Scw mukhtaar wax cusub maad sheegin ee waxaad ka shacabka Dhulbahante u sheegtay uun inaad taliye ciidan tahay oo aad qayb wayn ka qaadatay qarashana ku bixisay in colaada sidaa u dhacdo snm ugu hambalyeysay dhiilna aad la gashay oo sidaad rabtay u fulaysay

  2. Haybadda ka muuqaata garaad cali buraale iyo isbarbardhig sangadhuudhigii burmadow. Addoontii baa maanta boqortooyo sheeganaya waa aakhiru seben.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...