|

Tacsi Dhacdadii Laascaanood & Tageero Baaqii Garaadka & Ergooyiinka Saaxdheer.

Waxa waxaad looga murugoodo ah in Maamulka ku Mamay dhiiga beelaha SSC ee Reer Khaatumo inuu isku dayo in uu dhibtii iyo dagaaladii uu ka hurinayay koonfurta Gobolka Sool uu u soo raro Caasimada Laascaanood, maamulkaa oo isku hubaynaya Beelaha walaalaha ah si cadaawadi ku jirtona uga dhexshaqaynaya, dhagar ay soo maleegeen ay maanta ku dhinteen Sadex qof oo rayid ah Musaafiriin ah.

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilayhi raajicuun. Waxaan Tacsi u ga dirayaa dhamaan Bulshada reer Khaatumo Falkaa waxashnimada ah, iyo dagaalka ladoonayo in deegaanada oo dhan lagu gubo, loona soo rarayo Caasimada Laascaanood, waxaan leeyahay indhihiina fura si aad u aragtaan hadafka fog ee cadawgu idinla damacsan yahay.

Gudoomiyaha KDO

Gudoomiyaha KDO.

Dhamaan hadaan nahay Waxgaradaka iyo Aqoon yahayna Qurba Joogta ah waxaan taageeraya Baaqa ay maanta ka soo jeediyeen Garaadka Guud Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac iyo ergooyinku Magaalada Saaxdheer. Anagoo ugu baaqayna labada Beelood ee walaaha ah sidaan horeba ugu baaqnay inay qaataan nabada , inay u hogaansamaan ergooyinka sidaa ehelnimada, Islaam nimada leh ugu soo gurmaday, oo ay ajiibaan nabadayta laga dhexwado. Waxaan abhinaynaa kuwa gacanta kula jira isku daya in aanay hir galin nabada ay wadaan waxgaradka , isimada , Culumada , Cuqaasha , Aqoonyahanka iyo ururada Bulshadu ee ka amba baxay Laascaanood iyo kuwa ka soo socda Buuhoodleba, hadii ay xeerinayaan inaba islaanimada dadka ka dhaxaysa, soomalinimada iyo Darisnimada inay kala soo baxaan Ciidmadooda fidnada iyo hurinta colaada ka wada Degaanada Koonfurta Gobolka sool.

Waxaan Baaqan ku soo gabagabaynayaa anigoo Allaha awooda leh ka baryaya fadliga ayaamaha qiimaha badan ee dabayaaqada Bisha Ramadaan, inuu kala qaboojiyo labada Beelood dhibka kala dhexyalana naga soo afjaro, isagaa Qaadira.

Gudoomiyaha Jaaliyadaha Khaatumo

Eng. Mohamed Jebril Birmingham UK.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19283

Posted by on Jun 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Tacsi Dhacdadii Laascaanood & Tageero Baaqii Garaadka & Ergooyiinka Saaxdheer.”

  1. garaadku xagguu joogay inta 56 nin ku dhimanayeen meel u jirta 30km , teeda kale wuxuu beri dhaweyd dirqi kaga badbaaday dil ay qayaadi is lahayd dila, dhulbahante ma ay odhan isaaq soo cay ee waxay u doorteen madax dhaqameed, balse waxa dilaya caawa hadday naftu ka baxdo ciil isaaq, subxaanallaah.

  2. waar dadka haloo gurmado oo dhigga iyo colaadda dadka walaalaha ah ha la kala dhex galo oo si alle ka cabsi leh haloo galo arrinka, cayda isaaq wax tar mooyee dhibaato uma laha, dhulbahante iyo daarood toona ma yaqaanaan isaaq taasaa xaqiiqo ah.

  3. Gabadh khaatumo

    Batotoy
    Iidoor kilinka shanaad baa shaqadada yaqaan oohinta iska du waadiga itopia baryeyya dhulbahante iyagaa is ah

  4. habar khaatumo

    inaabti is deji kililka iyo ssc ba anaa ka shaqaynayee, mida kale dee waa runtaa dhulmahante iyagaa is ah laakiin marka shacbigu isku yaaco dee dabcan dawlad baa ka masuula.

  5. Batotoy kkkkkkkk kkkkkkkkk

    Walee gabadh qiima leh baad tahay, nacaskan habar jeclo magac fiican baad u bixisey Kkkkkkk

    Batotoy beniin sambuur kkkkkkkkk

  6. Aniguse batalaxwas baan u aqaanaa iiddoor ka doqonsan helimayside

  7. Gaashaamo edeb bay ku joogaan dhulka daarood baa ka taliya, kun haddaan ka dillo, calaacal mooyee, wax ay inaga qaadi karaan bayska yar

  8. abraahiin

    war indr horta intee kaga dhimatay JAAMAC dubad ???? anigu 21 iyo 24 waan maqlay haday intaas tahay maxay la cabaadayaan dagaalkii DHARKEEN GEEYO meysan ogayn inta nooga dhimatay oo ay sababtiisa lahaaayeeen

    dagaalkay nagasheeen ka badan baa nooga dhimatay hadaannahay dhulbahante oo kaa dhimay kugu dhimay iya ogaadeen oo ay cadaw u arkaanbayladaaagaalamayaane ogaan saxana maahan waa itoobiya ee liyuu booliska waa layska saloolanayaaaaa

  9. Indr qariidahaye ama labaatan ama lixdan waxay ahaataba iiddor waxaad nabad ka heli dhawr markaad xabad leefsiiso iilka ku hubsatid.
    Adiga si fiican u fahmay iiddoor markuu madaxa soo taago waa laga jebiyaa kkkkk

    Waana taariikhda daarood inuu iiddor madaxa kaga istaagoo , yaw sheegaa reer laascaanood, iiddoor dhaban la dharbaaxo mooye dhaban la salaaxo ma leh.

    Bal eeg ayaan tii dhaweyd markii xoogaa xabad lagu tuurtuurey indhafiiq habaryoonis cagahu wax ka deyey kkkkkk

    Reer laascaanood waa maroodi malaa xooggoodi waxaa la tusi markey aakhiro u hoydaan kkkkkk

    Soomaali iiddor nin ka fulaysan ma jiro , yaw sheega reer laascaanood, miyaaney awoowayaashoodi la sheekaysan kkkkkk

    Hal nin oo ogaadeen oo hawdka jooga is kuma taaban karaan waana la hubaaye. Burco haka hadaaqaan, laakiin hawdka iiddoor waa inuu hoos u eegaa markii nin ogaadeen ah meel maraya kkkkk

    Labaatan baad tidhiye kun baa laga dili, juuqna odhan maayaan.

    Xaqiiqadu waa taa.

  10. Laakinse sidii batuuto batalaxwas hablaha daarood bay la ficiltamaan, habluhuna si fiican bay u karbaashaan.

    Bal eeg ninkooda ugu hees badan cilinkii walanwaal ilaa maanta wuxuu ku faana gabadh Dhulbahante baan la heesay kkkkkk oo weliba cajalado ka duubay iiddoor dhana gaadhsiiyey kkk

    walaalkiina xaaraawi heesihiisa oo dhan wuxuu ka soo uruuriyey wiilasha miyiga buuhoodle Markaas uu yidhi anaa allifey tuugga habar jeclo.

    Cali dhuux wuxuu yidhi salaan carabey intaan u jawaabo maan wiyisha iyo calakuudka u jawaabo kkkkkkk

    Geedka dumarkaa ku yaala iiddor siiba habarjeclo, waa tuu lahaa cali dhuux

    Haweenkii habar jeclo ahaa hadday doonayaan inay soo hidiidaan kkkkkkk

    Seyyidkiina wuxuu yidhi

    Haybtaada haddaad qarsanayso habar jeclaa la sheegtaa

    Ahaaaaaaaaaaaaaahaaaaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...