|

Full Vedio” Xildhibaanada Baarlamaanka Khaatumo oo ka Hadlay Colaada Koonfurta G/Sool” Digniina u Diray Maamulka Hargaysa

Xildhibaan Yaasiin Ahmed AW Cali iyo Mudanayaal Kale oo katirsan Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Maanta Saxaafada Kula Hadlay Buuhoodle ayaa ka Hadlay Colaada Haatani ka taagan Qaybo kamid ah Koonfurta Gobolka Sool.

 

 

Halkani KA DAAWO VEDIO

 

Xildhibaanada ayaana Baaq Dheer u Diray Beelahaasi Waxayna Colaadasi ku eedeeyeen Maamulka Hargaysa oo Hurimana Colaadaasi haatani” Waxayna Digniin u Direen Maleeshiyaadka Maamulkaasi Hargaysa

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19322

Posted by on Jun 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Full Vedio” Xildhibaanada Baarlamaanka Khaatumo oo ka Hadlay Colaada Koonfurta G/Sool” Digniina u Diray Maamulka Hargaysa”

  1. goormay hadleen ma markii in 50 ka badani dhimatay.

  2. maamulka khaatumo waa in ay doorkooda qaataan waxa dagaalka qayb ka ah waa maamulka hargoys ee isaaq marka waa in ay u jawaabaan iyagaa maamul isla ah

    maamul Vs maamul

    shacab Vs shacab

    sidaa baa loo baahan yahay hadana ma daahsanidid wali doorkiina idin furan ee ah in maamlka isaaq meel saartaan idinkaa maalul dhulbahante ahe

  3. batalax

    iiga waran JAAMAC DUBAD warkaas baa igu socdee qaylada iyo cabaadka naagihiina baan dhagaystayooo kkkkkkkk alah maxay dagaal oognimo iyo jabhadayn naagihiinu yaqaan sey ku kala jeexeeen baan ka garanayaa iyo naagihii SNMta duurka ku qabeen yihiin waa EXPERTS baan oran karaaa

    dhulbahante mala dumar jamhado duurka ku haysan jiray oo kimista lkn naagaha GAASSHAAMO waa naagihii siiilaanyo duurka kula noolaaa

    watt professional far baan u taagay

  4. daagaalka dhexmara ogaandeen iyo isaaq iima muuqdo

    sababtoo ah maanta quwad tan ogaadeen u babac dhigi karta gayiga soomaaliyed ma jirto iska daa isaaq oo qabiil yar ah eee

    xadka ogaadeen ma dhaafi kartaaan wax kasta hadaad samaysaan ogaadeena dhulkiisa inta joooga ayuu siduu doona ka yeelayaa ragagii isaaq waxaan hayn dawlada federalka itoobiya ha nga qabto wa la ga waayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nafay nin ku doonay kuwaaa

  5. isaaqoow raga ogaadeen ee liyuu bolis waa ragiii inna RIYAAALE addis ku wareejinjiray

    marka iska adkayso

  6. ramadaan kariim
    dadkan maxaa ka khaldan liyuu police maxaa keenay topic gu waxuu ahaa khaatumee anigu waxaan odhanlahaa kuwan khaatumo sheeganaya ee buuhoodle ka qaylinaya hadaydaan dagaalkan lug ku lahayn sida colaada loo demiyaad u hadli lahaydeen dhibta taagani waa dadkeeni xoola dhaqatada ahaa sheekadii ciyaalka ayaad ka sheekaynaysaa iska dhaaf wax kale wacyi gelina ma samayn kari waydeen lagaga wacdiyo xumaanta dagaal sokeeye leeyahay waar aamusnaantini baa laydiin qaatay hagbadihiini ilama aha inay soo dhacayaane hakaraama seegina ordoo masaajidada gala oo cibaadaysta ayaamaha nolosha idiin hadhay

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...