|

DAAWO VIDEO Sawiro Jamciyada Jidaal Foudation Oo Kafarxisay Inkabadan 60 Qoys Oo Kunool Widhwidh

Widhwidh Jamciyada khayriga ah ee jidaal Foudation oo ah jamciyad loosadaqeeyey alle janada haka waraabiyee xaaji cali jidaal oo looga bartay xiligii uu noolaa arimaha khayriga sida dhisida masaajida qoodinta masaakiinta ayaa waxaa ubadkiisu ay usada qeeyeen jamaciyadan jidaal foudation oo logu talagalay in markaasi loosadaqeeyo arimaha khayriga

jamaciyadan ayaa galabta kafarxisay in kabadan 60 qoys oo masaakiin ah kuwaaso oo ay uqaybiyeen lacag markaasi 10 danbe ee bisha barakaysan lagu afurinayo waxaana madashaasi ay ahayd mid ay dadban oo danyar ah ay kufarxeen

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA 

waxaana jamciyadu ay u soowakiisheen caaqil c/raxmaan maxamuud cali oo isagu qaybiyey lacagtaas yadoona ay laqaybiyeen culimada deganka widhwidh madashaasi oo caaqil ku uu kahadlay ayuu uduceeyey xaajiga iyo warasadiisaba isagoona alle uga baryey in alle janadiisa uu geeyo

dhinaca kale masaakiintii laga farxiyey ayaa yaguna uduceeyey xaajiga waxayna alle uga baryeen in alle janadiisa uu makaanka ugu sareeyo uu ugu deeqo

mansha allah allow janadaada gee

Zakariye Maxamed Ciise Wadani

Widhwidh

jidaal1 jidaal2 jidaal3 jidaal4 jidaal5 jidaal6 masakiin jidaal7 jidaal8 jidaal9 jidaal10 jidaal11 jidaal12

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19304

Posted by on Jun 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.