|

Vedio” Waxgaradka Buuhoodle oo Shir Deg Deg ah ka Yeeshay Colaada Koonfurta G/Sool iyo Ergooyin Buuhoodle ka Anba Baxaya

Magaalada Buuhoodle Waxaa Galabta ka Dhacay Shir Balaadhan oo Looga Hadlayo Xaalada iyo Colaada Haatan ka Taagan Qaybo kamid ah Koonfurta G/sool Waxana shirkaasi Goob Joog ahaa Waxgaradka Buuhoodle gaar ahaan Isimada Buuhoodle oo Dhamaantood Ku Baaqay in Colaadasi la Joojiyo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Shirkani ayaana Laga Qabtay 30 Xubnood oo Isagu Jira Isimada Buuhoodle Culumada Cuqaasha iyo Ganacsatada oo Dhamaantood Gaadhi Doona Deegaanka Colaadu ka dhacayso” Waxana Halkaasi ka Hadlay Garaad Saleebaan Buraale aadan oo Warbaahinta la Hadlay

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19267

Posted by on Jun 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Vedio” Waxgaradka Buuhoodle oo Shir Deg Deg ah ka Yeeshay Colaada Koonfurta G/Sool iyo Ergooyin Buuhoodle ka Anba Baxaya”

  1. Ramadaan kariim, inta soonta. Waxa ayaan darro ah, in beelo reer Khatumo ah, oo G. Sool u dhashay, in sidii wax magaratadii loo adeegsado qaybi oo xukun, oo ay noqdaan kilaab sheydaan, iyagana la isu adeegsado. Inta hadda ku kala dhimatay baa xorayn lahayd magaalada xuduntoodu wada taalo ee Lasanod, nasib xumo weynaa!. Allahayow xaqa wada tus, xiqdiga iyo xaasidnimada la isugu beerayna Allahayow ka saar dhamaan reer Khatumo inta uu asiibay cudurkan jiritaankiisa la colowga ah iyo u kala dheereenta cadawgooda aan hadhka u jiidayn. WBT

  2. Araggiinu nac tar qiima yaraa nimanku. Wakaa wixii ay dadka la doonayeen ku dhacay.

    Ha la laayo noocan intay le’eg yihiin…..

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.