|

Daawo- Caaqil Hindi oo ugu Baaqay DDSI inay u soo gurmadaan beelaha diraraya, maleeshiyaadka Isaaqna ugu baaqay inay isku dirka kala baxaan Dharkeyn-Video.

Caaqil Hindi Mohamed Adan Caws oo kamid ah Xubnaha Golaha Cuqaasha ee Buuhoodle ayaa Baaq Nabadeed u Diray Labada Beeleed ee Ku Dagaalamaya Qaybo kamid ah Koonfurta Gobolkaasi Sool” Waxana uu Caaqilku ka Tagay in Colaadaasi Deegaankaasi ka Sii Socoto. Wuxuu ugu baaqay Madaxweyne Abdi Iley iyo dawaladdiisa inay ilaaliyaan wada dhalashada , dhaqanka iyo dhiiga ka dhexeeya oo ay dadkaas soo kala gaadhaan cadowga hubka isugu dhiibayana ka dhex saaraan, maadama deemaadu yihiin kuwa xuduuda ku teedsan.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Caaqil Hindi ayaana Fariin u Diray Maamulka Hargaysa Waxaana ugu Baaqay inay Deegaanadaasi Isaga Baxaan Xiligani Colaadu ka Taagan Tahay Waxana uu Caaqilku sheegay in Colaadaasi ay Masuuli ka Yihiin Maamulka Somaliland oo isagu Colaadaasi Hurina” .

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19262

Posted by on Jun 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo- Caaqil Hindi oo ugu Baaqay DDSI inay u soo gurmadaan beelaha diraraya, maleeshiyaadka Isaaqna ugu baaqay inay isku dirka kala baxaan Dharkeyn-Video.”

  1. Gabadh khaatumo

    Xagaad jirtey intii hore dagaalku bil ka badan buu socdey

  2. Cabdi Iley waa diyaar inuu taageero Dhulbahante, ha loo ergoodo, iiddoor ma arki karee. Hala xoxo iyo xidhiidh ka ogaadeen iyo dhulbahante waa dad wada dhashay, cadowgooda koobaad waa soomaalilayn iyo iiddoorba.

    Dhulbahante ha dego gaashaamo intuu iiddoor degi lahaa.

  3. horta horu fadhi dhulbahante inta caqliga wanaagsan maxay u gudbinwayday warkooda inta ugu jaahilsan ugu caqliga xun ayay tebiyaan warkooda kulahaa dowlada ethopia hasoo gasho ina ilay ha yimaadio waxaan ogaaday inay jiraan dhulbahante badan oo doonaaya ama ka dhex arkay siyaasadooda dhiiga daadanaya waayo dad baynu nahay dhaqan leh ilaahbaan idinku dhaarshee bal halka laga raadinayo nabada eega qaar igad bay ka raadinayaan qaar ethopia ayay ka raadinayaan qaar jaamacatul carab bay ka raadinayaan tirada dagaalamaysaa maaha 200 oo nin 14 garaad intaasoo caaqil ciidan waa lawada joogaaye maxaa keenay luuqada ay ku hadlaan dadkani

  4. car hasoo gudbo DDSI, lol

    tani waa tuu xilka ku waayi lahaa illey, booskiisa mid iidoor ah baa lagu bedeli.

    dowlada dhexe ee itoobiya ma jecla cid alaale iyo cidii somaliweyn in courage garaynaysa.

    laakiin waxa inaga go’an kolkuu mid iidoor ah booskaa fuulo in ogaadeen deegaamadiisa si badheedh ah oromada ugu gacan galin doono.

    oromada ayan u saxeexi inay ku balaadhsadaan ogaadeenka deegaanadiisa, inta dhulbahante iyo ciise samaroon ka degaan killinka shanaad na waxaan hoos keeni gaashaamo iyo harta sheekh. lol

    inta kalena halkay rabaan ha qaadeen.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.