|

Daawo: Maraykanka oo Nusqarni ka dib Soomaaliya u dhaariyey safiir Cusub-Video.

Dawladda Maraykanka ayaa mud ku dhaw nus qarni dabadeed ku dhaarisay halka loo yaqaano Benjamin Franklyn Room safiir cusub oo dalka Marakanku u diri doono Soomaaliya, kaasoo lagu magacaabo Stephen Schwartz , Waxana halkaas ka soo qayb  galay daraasiin diblumaasiyiin ah oo uu ka mid yahay safiirka Soomaaliya u jooga Washington Dr Ahmed Awad iyo xaaskiisa.

HALKAN KA DAAWO….

Waxana dhamaan qudbadihii diirada lagu saaray shaqada iyo xidhiidhka wanaagsan ee labada dal ka dhexeeyey, kana dhaxayn doona, waxana lagaga hadlay sida laga doonayo in safaarada Maraykanku u noqoto mid danaha labada dalba dhista. Dhaarinta safiirkan ayaa noqonaysa talaabo kale oo Maraykanku kuu muujinayo danahiisa Soomaaliya , ayadoo boqolaal kun oo Soomaali ah ku dhaqan yihiin dalweynaha USA. Safiirkan ayaa dallal badan ka soo shaqeeyey oo Afrika ah, sida dalka Cameron.

Maraykanka ayaa ah dalka dhaqaalaha ugu badan siiya laamaha amaanka ee dawladda dhexe iyo maamulada qaarba, gaar ahaan kuwa nabad sugida iyo la dagaalanka Xajiriinta kooxaha loogu yeedho.

Horufadhi.com@gmail.com

DHAARINTA SAFIIRKA USA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=19174

Posted by on Jun 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...