Home » June 30th, 2016 Entries posted on “June, 2016”

Dawladdaha Turkey iyo Russia oo Xidhiidhkoodii soo ceshanaya & Isbedelka siyaasadeed ee Turkey cayaarayo.

Ka dib markii bishii November 24keedii ee sanadkii hore {2015} diyaaradaha dagaalka ee Turkeygu dhulka soo dhigeen dayuurad Raashiyaanku lahaa, ayaa waxay dhalisay in xidhiidhkii labadaas dali gebi ahaan madoobaado, isla markaana labada dal ay qoorta isla galaan, ilaa heer ay xidhiidhkii Ganacsi, Dalxiis iyo heshiisyo kale oo caalami ahaa dhamaan hakad wada galaan, hadalo […]

June 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Garaad Ali Buraalle & Beesha Qayaad oo dhankooda Nabad ku dhawaaqay-Video+Sawiro

Garaadka Beesha Cabdi Garaad (Qayaad) Garaad Cali Buraale iyo Waxgaradka Beeshaaasi oo maanta gelinkii danbe Shir Jaraa’id ku qabtay Guriga uu ka degen yahay magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay Colaada mudooyinkii danbe ka taagnayd Koonfurta Gobolka Sool, waxayna ku baaqeen Nabad, Sidoo kalana waxay soo dhoweeyeen Baaqii maalintii shalay kasoo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali […]

June 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Full Vedio” Xildhibaanada Baarlamaanka Khaatumo oo ka Hadlay Colaada Koonfurta G/Sool” Digniina u Diray Maamulka Hargaysa

Xildhibaan Yaasiin Ahmed AW Cali iyo Mudanayaal Kale oo katirsan Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo Maanta Saxaafada Kula Hadlay Buuhoodle ayaa ka Hadlay Colaada Haatani ka taagan Qaybo kamid ah Koonfurta Gobolka Sool.     Halkani KA DAAWO VEDIO   Xildhibaanada ayaana Baaq Dheer u Diray Beelahaasi Waxayna Colaadasi ku eedeeyeen Maamulka Hargaysa oo Hurimana Colaadaasi […]

June 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO VIDEO Sawiro Jamciyada Jidaal Foudation Oo Kafarxisay Inkabadan 60 Qoys Oo Kunool Widhwidh

Widhwidh Jamciyada khayriga ah ee jidaal Foudation oo ah jamciyad loosadaqeeyey alle janada haka waraabiyee xaaji cali jidaal oo looga bartay xiligii uu noolaa arimaha khayriga sida dhisida masaajida qoodinta masaakiinta ayaa waxaa ubadkiisu ay usada qeeyeen jamaciyadan jidaal foudation oo logu talagalay in markaasi loosadaqeeyo arimaha khayriga jamaciyadan ayaa galabta kafarxisay in kabadan 60 […]

June 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Tacsi Dhacdadii Laascaanood & Tageero Baaqii Garaadka & Ergooyiinka Saaxdheer.

Waxa waxaad looga murugoodo ah in Maamulka ku Mamay dhiiga beelaha SSC ee Reer Khaatumo inuu isku dayo in uu dhibtii iyo dagaaladii uu ka hurinayay koonfurta Gobolka Sool uu u soo raro Caasimada Laascaanood, maamulkaa oo isku hubaynaya Beelaha walaalaha ah si cadaawadi ku jirtona uga dhexshaqaynaya, dhagar ay soo maleegeen ay maanta ku […]

June 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Waxgaradka Buuhoodle oo Shir Deg Deg ah ka Yeeshay Colaada Koonfurta G/Sool iyo Ergooyin Buuhoodle ka Anba Baxaya

Magaalada Buuhoodle Waxaa Galabta ka Dhacay Shir Balaadhan oo Looga Hadlayo Xaalada iyo Colaada Haatan ka Taagan Qaybo kamid ah Koonfurta G/sool Waxana shirkaasi Goob Joog ahaa Waxgaradka Buuhoodle gaar ahaan Isimada Buuhoodle oo Dhamaantood Ku Baaqay in Colaadasi la Joojiyo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Shirkani ayaana Laga Qabtay 30 Xubnood oo Isagu […]

June 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Caaqil Hindi oo ugu Baaqay DDSI inay u soo gurmadaan beelaha diraraya, maleeshiyaadka Isaaqna ugu baaqay inay isku dirka kala baxaan Dharkeyn-Video.

Caaqil Hindi Mohamed Adan Caws oo kamid ah Xubnaha Golaha Cuqaasha ee Buuhoodle ayaa Baaq Nabadeed u Diray Labada Beeleed ee Ku Dagaalamaya Qaybo kamid ah Koonfurta Gobolkaasi Sool” Waxana uu Caaqilku ka Tagay in Colaadaasi Deegaankaasi ka Sii Socoto. Wuxuu ugu baaqay Madaxweyne Abdi Iley iyo dawaladdiisa inay ilaaliyaan wada dhalashada , dhaqanka iyo […]

June 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

War deg deg ah. Somaliland oo ku Guulaysatay inay Dagaal beeleedkii Dharkeyn Geyso gudaha Laascaanood & Dhimasho ka dhacday gudaha magaalada saaka.

Magaalada Laascaanood ayaa gudaheeda waxa ku soo fidey iska hor’imaadkii labada beelood ee wada dega K/Sool, kuwaasoo dhawaanahan dirir ku dhexmaraysay deegaanka Dharkayngeenyo duleedkiisa, saaka ayaa dablay hubaysani duleedka magaalada xaafadaha Waqderi ku dileen sadex ruux oo midi haweenay tahay, kuwaasoo sida la sheegay ku siijeeday magaalada Kalabaydh, ayadoo taasina dhalisay in labada beelood dagaal […]

June 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Swearing-in of Stephen M. Schwartz as Ambassador to the Federal Republic of Somalia.

Remarks Antony J. Blinken Deputy Secretary of State Washington, DC June 27, 2016 MR WALSH: Distinguished guests, ladies and gentlemen, good afternoon. My name is Mark Walsh. I’m the deputy chief of protocol. It’s my pleasure to welcome you to the Department of State’s Benjamin Franklin Room for the – excuse me – for the swearing-in […]

June 28th, 2016 | Posted in english news | Read More »

Daawo: Maraykanka oo Nusqarni ka dib Soomaaliya u dhaariyey safiir Cusub-Video.

Dawladda Maraykanka ayaa mud ku dhaw nus qarni dabadeed ku dhaarisay halka loo yaqaano Benjamin Franklyn Room safiir cusub oo dalka Marakanku u diri doono Soomaaliya, kaasoo lagu magacaabo Stephen Schwartz , Waxana halkaas ka soo qayb  galay daraasiin diblumaasiyiin ah oo uu ka mid yahay safiirka Soomaaliya u jooga Washington Dr Ahmed Awad iyo xaaskiisa. […]

June 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?