Home » May 26th, 2016 Entries posted on “May, 2016”

Daawo Muuqaal Arga Gaxleh Wiil Soomaliyeed Oo Kunool Widhwidh Oo Uu Asiibay Xanuunka Kansarku Fadlan Caawi ….

Widhwidh Waxaan halkan idiinku soogubinaynaa dhibane soomaliyeed oo lagu maga caabo c/risaaq yaasiin axmed oo ah wiil dhalinyaro ah waxaa asiibay xanuunka kansarka waxa uuna ka asiibay madaxa iyo lugaha wiilkan ayaa ah mid aan lahayn aabe iyo hooyo minaba waxa uu ladhashay wiil curyaan ah oo isana labada lugoodba naafo ka ah mahaysataan wax […]

May 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

VEDIO” Live” Doorashadii Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Khaatumo oo soo Gabo Gabowday iyo Madaxwaynaha Khaatumo oo Khudbad Dheer Jeediye

Waxaa Goor Dhawayd Magaalada Buuhoodle Lagu soo Gabo Gabeeyey Doorashadii Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Baarlamaanka Khaatumo Waxaana Xilkaasi Isu soo Sharaxay Labo Xubood oo kala ahaa Abdi Kariim Jamac Askar iyo Deeqa Maxamuud jamac Waxana Guushu ku Raacday Abdikariim Jamac Askar.   HALKANI KA DAAWO VEDIO.   Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh ayaana […]

May 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: C/Weli Gaas oo Garoowe ku laabtay asagoo sheegay inuu soo Gulaystay-Video.

May 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Xildhibaan Dhalxa oo Awood mororsi & Sharci darro ku tilmaamay Go’aankii M/Weyne Culusow-Video.

May 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Khilaafkii Jaaliyadaha oo la soo Afjaray & Mubarak Haybe oo ka warbixiyey xalka laga gaadhay-Video.

Waxaan Waraysi la yeelanay Mubaarak Hassan Haybe oo kamid ah Jaaliyada khataumo state ee wadan ka sweden Mubaarak ayaa waxaanu ka waraysanay Arimo badan oo ku saab san marxalada ay haatan ku jirto khaatumo isagoo si qote dheer nooga waramay xaalada guud ee khaatumo state Arimaha ugu muhiim san ee aanu mubaarak Ismail haybe ka […]

May 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg deg. Madaxweyne Xasan Culusow oo qaab sharci darro ah ku saxiixay hanaanka Doorashadii maamul goboleeyada.

Madaxweynaha wakhtigu ka idlaanayo ee Soomaaliya Xasan Maxamuud Culusow ayaa goorhdawayd shir jaraa’id oo uu ku qabtay Villa Somalia kaga dhawaaqay inuu xoog ku ansixiyey qaabka hanaanka Doorashada ee hogaamiyayaasha gobolada Soomaaliya ku gaadheen Xamar. Mudane Culusow ayaa sheegay inuu qaatay go’aan adag asagoo meesha ka saaray in Barlamaanka looga baahan yahay wax shaqo ah […]

May 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Wiil dhalinyaro ah oo Su’aalo ku Asqeeyey MD Xasan Culusow”’ Shaqadii waxay maraysaa Shuruud ah inaad Afamxaari taqaano”-Video.

Nin dhalinyaro ah ayaa su aalo waa weyn Ooda kaga qaaday Madaxweynaha wadanyadda liida ee Xasan Maxamuud Culusow, kaasoo hada wakhtigu ka sii idlaanayo, wuxuu weydiiyey in dalkii Somaaliyeed maanta marayo in shaqooyinka lagu xidho shuruud ah inaad afka Amxaariga taqaano, wasiiradu ay qabyaalad ku bixinayaan shaqooyinka, caruurahoodii debeda u dirsadaan, halka aqalka Madaxtooyadana ay […]

May 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Dawladda Khaatumo oo ku dhawaaqday inay dagaal dhaba la galayaan maleeshiyaadka Siilaanyo-Video.

Magaalada Buuhoodle waxa shir jaraa’id ku qabtay qaar ka mid ah xildhibaanada Khaatumo oo ayaguna xidhay dharka ciidanka, waxayna ku dhawaaqeen dagaal lagu qaado maleeshiyaadka Somaliland ee cadowga ah, kuwaaasoo dhibaato xoogan ku haya shacabka magaalooyinka Laascaanood iyo Widhwidh. HALKAN KA DAAWO…… Waxay ku sheegeen in dagaalku uusan Sool keliya ku ekaan doonin ee loo […]

May 21st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Xaalada shacabkii Widhwidh ay dhaawaca ugu soo gasyteen maleeshiyaadka Siilaanyo oo liidata.

Magaalada Laascaanood waxa dhawaan la soo gaadhsiiyey afar ruux oo laba ka mid ah ay koomo ku jiraan, kuwaasoo dhamaantood ah gabdho arday ah, oo ay dhaawac xun u soo gaysteen maleeshiyaadka Somaliland ee cadowga ah ee ku sugan Widhwidh. Xidhiidh ay shabakada Hrufadhi la soo sameeyeen ehelada dadkii la dhaawacay ayey sheegeen in xaalada […]

May 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Jaaliyadda London UK oo xustay 18ka May maalinta nadaafada ee KHAATUMO STATE-VIDEO.

May 19th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...