|

Hiiraan”Barakacayaashii Fatahaada Wabiga Shabeele Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah”

Ayadoo Ay Beryahanba Ay Jireen Dad Ka Barakacay Fataahadii Uu Gaystay Wabiga Shabeele Isla Markaana Ay Dhibaato Nololeed ku Haysato Deegaano Badan Ayaa Waxaa Lagaarsiiyay  Deeq Isugu Jirta Raashin Iyo Dhar ah, waxaana deeqdani gaarsiyay Ngo ga (SYPD).Dadkan Maanta Deeqda La gaarsiiyay ayaa ku sugnaa tuulada ceelgaab ee degmada beledweyne ,waxayna tirada dadka maanta ka faaidaystay ay ahaayeen 350 qoys,waxayna deeqdani ka Koobnayd Cunooyinka Qutul Duruuriga ah ,Sida Bur,Bariis ,Sonkor Iyo Saliiid,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=17376

Posted by on May 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...