|

Daawo:-Guuleed Yare Oo Soo Bandhigay Qalab Cusub Iyo Samsam Cali Cateeye Oo Fariin Udirtay inta Khayrka Jecel

Iskuulka Agoomaha Iyo Danyarta Ee Xaawo Buuhoodle Ayaa Waxa aLagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Ay Soo Abaabuleen Ardayda Iyo Maamulka Iskuulkaasi Maadaama Uu udhamaaday Ardayda Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka

HALKAN KADAAWO VIDEO

Xafladan Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Aas Aasaha Iskuulka Agoomaha Iyo Danyarta Marwo Sam Sam Cali Caateeye Oo Kamida Qurba Joogta Gobalka Cayn Iyo Sidoo Kale Marti sharaf Kale Oo LaguCasuumay xafladani Loo Qabtay Ardayda Isugu Jirta Agoomaha Iyo Danyarta Ee Wax Kabarta Iskuulka Xaawo

Ardayda Ayaa Kusoo Bandhigay Intii Ay Xafladu Socotay Wax Yaalahii Ay Barteen Waxaana Hlkaasi Ka Hadashay Macalin Caasha Saxarla Oo Ah Maamulaha Iskuulka Xaawo Faah faahina Kabixisay marxaladahii u Soo Maray iskuulkani

56

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=17400

Posted by on May 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...