|

Hambaliyo gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadaha Khaatumo Eng Maxamed Jibriil

M Jibril- Afhayeenka shirkii saaxdheerWaxaanu Goor dhawayd la xidhiidhnay Afahayeenka ka Jaaliyadaha khaatumo state mudane Abdirisaaq Cismaan xaaji Aadan wuxuuna noo sheegay in Jaaliyadaha Khaatumo ay doorteen Gudoomiye cusub oo hogaamin doona Jaaliyadaha Khaatumo islamarkaana dhamaystiri doona gabi ahaanba wixii qabyo ka ah guud ahaan deegaanada khaatumo.
Gudoomiye ha Cusub ee jaaliyadaha khaatumo ay doorteen ayaa ah Eng Maxamed Jibriil gudoomiyaha cusub ayaa hore u ahaa Co-ordinaterkii ka Jaaliyadaha khaatumo.
Eng Maxamed Jibriil waxaa lagu xasuustaa Afahyeen

Kii shirkii Saaxdheer iyo xidhiidhiyihii shirarar kii lagu dooranayay, madaxwayne Dr Ali Khaliif Galayr, Madaxwayne ku xigaeen Abdala M. Haybe Cagalule iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Mohamud Dheekh Cumar, shirkaas lagu soo dhisay Maamulka khaatumo.

Eng Mohamed Jebril waxa uu ahaa masuulka ka tirsan masuuliyiinta KDO- Khaatumo Diaspora Organisation.

Sidoo kale sanadihii lasoo dhaafay Wuxuu booqasho ku joogay deegaanada khaatumo sida Saaxdheer, Taleex Iyo Buuhoodle waxaa la is Oran karaa Waa Hayley Hada meesha Jaaliyadu joogto ka sii wadi Kara.
Ugu danbeen Gudoomiyihii Hore ee jaaliyadaha Khaatumo ibraahim Ahmed Muse ayaa isna waxaa lagu xasuusta halgan dheer oo uu u soo galay midnimada umada khaatumo Ibraahim Ahmed Muse wuxuu caan ku ahaa dhiirigalinta shacab kiisa, waxayna shacabka reer khaatumo u hayaan meel walba ooy joogan Xushmad Gaara
By Wariye Sakariye Sahafi

Horufadhi.com Sweden 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=17256

Posted by on May 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...