|

Daawo: Madaxweyne Galaydh oo October sheegay in kalfadhigu ka dcici dodo Laascaanood, Hay’adaha & Arimokkalena ka hadlay-Full Video.

Kalfadhigii Afraad ee Baarlamaanka Maamulka Khaatumo ayaa Maanta ka Furmay Magaalada Buuhoodle Waxaana kalfadhigaasi Furay Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh Waxaana ka soo Qayb Galay Golaha Wasiirada Khaatumo iyo Golaha Baarlamaanka.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO.

 

Madaxwaynaha Khaatumo ayaana Khudbad Dheer Halkaasi ka Jeediyey Waxaana uu ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo iyo Xoraynta Deegaanada Maqan oo Madaxwaynuhu uu soo Qaaday Maanta Kalfadhiga Golaha Waliida Khaatumo.

 

Madaxwaynaha ayaana Balan Qaaday in Maamulkiisu Bisha October ee soo socota uu Dib ugu soo Celin Doonto Gacanta Magaalada Laascaanood oo Haatan Gacanta Ugu Jirta Maamulkaasi Hargaysa.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=17188

Posted by on May 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Daawo: Madaxweyne Galaydh oo October sheegay in kalfadhigu ka dcici dodo Laascaanood, Hay’adaha & Arimokkalena ka hadlay-Full Video.”

  1. maxaa kuwo badan shuban caawa ku waalanaya idoorkii iyo daba qoodhigii fariin cad baa loo diray kkkkkkkk

    kal fadhiga xiga waa laaska
    maanta layska layskama xigo lkn beri marka la xoreeyo waa lakala xigi doonaa ninka xoreeystaa xaqa koowaad leh
    warkaas baan u bogaa

  2. https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somaliland_Armed_Forces

    Qariidahaye

    Halkaa ka akhriso awoodda ciidamadda qaranka Somaliland

    Haddaan farta lagu gelin aan kuu soo gaabiyo kkkkkkkkkkkkkkkk

    Tirada u diyaarka ah meleteriga ka badan 800,000 ( siddeed boqol oo kun ).

    Tirada shaqaysa – mushahar qaatta 60.000 ( lixdan kun oo askari )

  3. Laascaanood baan soo celin lol

    Hadaad xiniinyaheeda hayso,

    Walee waxa u daran nin aar isku taataabta

    Somaliland Ma ahan sida dhabayaco

    Waana liibaax haduu taa xiniin yaheeda hayo kolayba Waa huuhaadii caadada Cali bille.

    Kolkuu wax yara sameeyo baa ciidanka lagu soo dhaqaajiya kolkaasu u carari doona buuhoodle siiba qaybta itoobiya xukunto

    Lol kkkkkkkkkkkk

    Ma Cali bay muraayadu tustay wax aanu raganimadeeda lahayn Oo xita dhabayaco ka awood badan raganimadeeda laga waayay lol kkkkkkk

    Walee dhuuso Iyo orod baa cagaha la Isla wayn lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Qariidahaye

    Tirada reserve ka ahee loo yeedhi karo 25.000…..shan iyo labaatan kun….. total active personnel 85,000 … shan iyo siddeetan kun oo askari…….

    You are so naive sxb. ….kkkkkkķkkkkkkkk

    15 oday oo uniform loo xidhay yaa laascaanood October qabsanaya…. wallee inaanad habeen jirin ……. yaa darwiish

  5. Kolay Cali taa xiniin yaheeda maleh ee Waa caadadii Cali Kolkay Bishu soo dhawaato durbaanka la garaaci jiray.

    Kolay waxa loo Durbaan tumanayaa Waa lacagtii islaamaha qurbaha jooga

    Waxa bishii durbaanka lacag aruursiga lol kkkk

    Laakiin taa Cali isagaaba isku cadeeyay xiniin yaheeda Ma leh lol kkkkkkkkk

    Isagaaba afkiisa ka cadeeyay Waa hore lol kkkkkkkkkkk

  6. Ta labaad…. waa maxay barlamaankan carruutu ka dhex ooyeysaa ??? Waar carruurtu haydinka seexatee guriga uga baxa

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Habro fadhi

    Sharad Ma wada dhigana lol inaad laascaanood xorayn doontid Iyo in kale lol kkkkkk

    Waxaad qabsateen ilaa October Waa hagaag

    Hadaad ku guulaysato golaha dibadaan Uga bixi

    Hadiise taa ifafaalaheeda la arki waayo maxaan idinku shardiyaa? Lol

    Horufadhi siday u dhan tahay ayaan kaala wareegayaa sow yaa Ma dhigano? Lol kkkkkkk

    Shabakadaba waan idin ka wada qaadani siday u dhan tahay lol kkkkkkkkkkkk

    Taa maxaydin ka qabtaan? Lol kkkkkklkkkk

  8. Cali doqon maraykanka oo intaas oo ciidan leh baa wiilal fiyaatnaam xabadda leefsiiyey oo waddankooda ka safeeyey. Calaashaan iiddorka marduufka ruugaaya kkkkkk oo qaaxa iyo tiibisho qaba la moodeyo kkkkkk

    Iska qosol gariira , maalinta la xisaabtamayo way soo dhawaatey

  9. abraahim

    hadaad taa awoodeeda leedahay ba, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    talow muraayada ayaan u malaynaya inaad habeen isku soo eegeen,

    oo ay iskula eekaadeen liibaax aanay suuradiisa lahayn, lol

    tallow ma muraayada idin tustay waxaydaan raganimadeeda lahayn? lol kkkkkkkkkk

    kuwii idiinku awooda weynaa ee puntland baa xiniin yaheeda iyo raganimadeeda laga waayay, ma adoon sida jiirka u carara een eryada taa raganimadeeda isku haysta inaad leedahay. kkkkk

    waa hagaag kolkaan liibaaxyada soo dhaqaajiyo yaan arkin idinkoo dhuuso iyo carar isku daray oo cagaha isla waayaya? kkk sidii ka dhacday balicad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    bal balicad iyo widhwidh baanay haawaysan karin ma laascaanood bay muraayadu u sheegtay? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Dee waayahay barafasoore. Laaska iska daaye Hargeisa ayaad Welcome ku tahay oo shirkaaga ku qabsan qartaa. Burcadii aad Somaliland ku dhistay 1991kii aya gacmo furan kugu soo dhoweyneysa. Barafasoore hays qoqobin oo dadkan wada dhashay ee aan meel kala tegeyn colaad ha dhex dhigin. Adna cimaamadda dhulka hayskaga dhufan nin qori Soomaali usoo qaata ka weynide.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...