|

Maxaad kala socotaa Habka loo qaybsaday dhaqaalihii dekedda Berbera & Doorka Mucaaraadka Djibouti oo Hargaysa saldhigtay{Xog}.

Shabakada Horufadhi ayaa ogaatay in shirkadda lagu magacaabo DP World ee dekedaha sida weyn uga shaqaysa lagana lee yahay dalka Imaaraadka heshiiskii loog wareejiyey hanadasha iyo maamulka dekeda Berbera ee dalka Soomaaliya laguq aatay dhaqaale xoogan oo gaadhaya 30Milyan oo Dollar.

Lacagtan ayaa waxy qaybsaday sadex kooxood, kuwaasoo kala ah dawladda dhexe ee Soomaaliya oo ayadu lacagta qaybteeda ku heshay inay Shirkadda DP World iso Gudoomiyaheeda Ahmed Bin Suldaan siiso ruqsada shaqo iyo hawlganeed ee dalka macadam dawladdu si buuxda mas’uul uga tahay heshiisyada noocaas ah, ee heer caalami ah, macadam maamul goboleedyadu aysan lahayn awood ay hantida qaranka guud ka dhaxaysa, side Airporada imo dekedaha aysan si toos ah dal ama shirkad shisheeye ula geli karin heshiis , ayaa kala bad lacagtaas wax gacanta ku dhigay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Maxamuud oo helay lacag dhan 15 Milyan, oo u dhiganta kala badh ama boqolkiiba konton, Lacagta 7 milhan ah qaatay gacansade Abdelraxmaan Boodhleh, oo ah ganacsade reer Jibouti ah, isla markaana si weyn ugu kacsan dawladda Jibouti iyo Madaxweynaheeda mudane Ismaaciil Cumar Geelleh, oo ay maxkamad isla galeen ku taala dalka Britain.

Kasoo asagu dilaal ka ahaa in shirkadaas oo horey uga soo wareegtay dalka Djibouti, waxana sida muuqata ganacsadanihi xidhiidh buuxa la yeeshay qoyska maamula talada mamulla Hargaysa ee Somaliland, lacagta qaybta hadhay ayaa gashay gacanta Muuse Biixi Cabdi, Maxamuud Xaashi iyo Marwo Aamina Weris Jirde, oo ku wajahaya loolan ay filayaan inay ka galaan mammut deegaankooda dhawaan.

Wararku waxay sheegayaan in mashaariic kale oo Imaaraadka iyo dalalkaleba wadaan dhawaan laga fulin doono deeganada Hargaysa iyo Berbera, waxana hawlahan si weyn u Ganacsadaha reer Jibouti oo asagu doonaya inuu helo saldhig oo ka wiiqo midnimada iyo xasiloonidda Dalka Djibouti mucaaridad gudaha Mahna ku kiciyo Madaxweynaha la doortay ee dalkaas Mar afraad shacabkiisux codkooda siiyeen, ayagoo si Aqlabiyadda ah ugu huray codadkooda, muujiyeyna inaysan dooneyn ruux kale.

Wararkan oo ah kuwa diblumaasiyadeed, ayaa sidoo kale waxay sheegayaan in dhawaan uu shir balaadhani ka dhacay Hargaysa, kaasoo khadka telefoonkana uu ku jirey ganacsaduhu asagoo shirkaas la galay xubno ay ka mid yihiin Muuse Biixi Sacad Ali Shire.

Dhaqaalaha laageed ee cadadkaasleh, ayaan waxba laga gaadhsiin dadka Soomaaliyeed ee cashuurtooda lagu dhisay dekedda Berbera ido data shacabka reer Berbera, waxayna gashay jeebka maamulaas Xamar fadhiya iyo xubnaha Hargaysa oo Laaluush u isticmaalaya.

Investigative Journalists At Horufadhi Media Outlets:

 

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=17150

Posted by on May 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Maxaad kala socotaa Habka loo qaybsaday dhaqaalihii dekedda Berbera & Doorka Mucaaraadka Djibouti oo Hargaysa saldhigtay{Xog}.”

  1. mire waxaad ilawday in 200 xafaayadood SIILAANYO loo diray si uu u siticmaalo ilaa 2017 aamino warisna ay ka raysan doonto xaafaayad dambe ee ay u soo iibiso duqeeda adna aabaahaaa

  2. dubai port mashruuca dekeda berbera wax wayn ka soo gali maayaan xoolaha oo ay ka dhofsadaan mooyee dekada jabuuti oo ah dekad loogu tala galay in ay noqoto dakhliga koowaad ee jabuuti ayaa markasta ah halbowlaha marinka baabul mandab
    sodon malyan oo dolar waa sarif yar oo laba markab lagu dejiyo waxa micna leh maaha dekada jabuuti markabka keliya ee marinka intuu soo mara ku soo xidha ayaa hal milyan laga qaadaa +qandaraasyada base yada reer galbeedka iyo dhamaan ganacsiga itoobiya oo halakaa ka soo dega dekada berbera inta dekakada jabuuti jirto noqon mayso dekad caalami ah reer galbeedkaan taas ogolayn wixii kalee dhami waa mashruuc yar oo nus koom ah oo aan meelna gaadhsiisnayn

  3. Nin hawiye ah deked Isaaq leedahay hal qaado xitaa kama dhadhamin karo lol

    Maxay wax saxeexda, sowtaa ganafka ku jiiday Oo ka dagaal gashay arrinta Berbera lol

    Wuxuu yidhi hadliye ninka xamar ugu magacaaban wasiirka dibada noolaan maysaan.

    Lol adeerayaal sheeko taa dhaanta Ma haysaan.

    Hawiye xitaa sumini kama dhadhamin karo deked Isaaq leeyahay

    Sidaan amba deked hawiye leeyahay sumuli Uga dhadhamin doonin

    Muqdisho Waa deked hawiye

    Ee sidaan awalba Uga guulaysanay baanu Uga guulaysanay.

    Mideeda kale mid hawiye ahi dowlad iima Sheegan karo

    Se hawiye ahaan haduu iila hadlo Waa fine. Wax Somali ka dhaxaysa Ma jirto oon ahayn taa Reer yurub ka tageen.

    Taa Reer yurub mooye tu kale Oo Somali kawada dhaxaysa maleh.

    Taa gumaystihii Reer yurub ka taga la isku juujuubi Oo sanka la isaga tolaya.

    Qoloda hawiye way ogtahay in aad arli Isaaq ka hadashee xitaa arli dhulbahante ayaanay igula hadli karin.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...