Home » May 31st, 2016 Entries posted on “May, 2016”

Daawo:-Guuleed Yare Oo Soo Bandhigay Qalab Cusub Iyo Samsam Cali Cateeye Oo Fariin Udirtay inta Khayrka Jecel

Iskuulka Agoomaha Iyo Danyarta Ee Xaawo Buuhoodle Ayaa Waxa aLagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Ay Soo Abaabuleen Ardayda Iyo Maamulka Iskuulkaasi Maadaama Uu udhamaaday Ardayda Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka HALKAN KADAAWO VIDEO Xafladan Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Aas Aasaha Iskuulka Agoomaha Iyo Danyarta Marwo Sam Sam Cali Caateeye Oo Kamida Qurba Joogta Gobalka Cayn Iyo […]

May 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Hiiraan”Barakacayaashii Fatahaada Wabiga Shabeele Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah”

Ayadoo Ay Beryahanba Ay Jireen Dad Ka Barakacay Fataahadii Uu Gaystay Wabiga Shabeele Isla Markaana Ay Dhibaato Nololeed ku Haysato Deegaano Badan Ayaa Waxaa Lagaarsiiyay  Deeq Isugu Jirta Raashin Iyo Dhar ah, waxaana deeqdani gaarsiyay Ngo ga (SYPD).Dadkan Maanta Deeqda La gaarsiiyay ayaa ku sugnaa tuulada ceelgaab ee degmada beledweyne ,waxayna tirada dadka maanta ka faaidaystay […]

May 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Hay’ada Sirdoonka Qaranka Oo Qabatay Gaari Walxaha Qarxa Lag Soo Buuxiyay”

Hay’ada Nabadsugida qaranka NISA ayaa sheegtay in ay qabatay  gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo hayaddu sheegtay in la doonayay in lagu qalqalgaliyo Ammaanka Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C.kaamil Macalin Xirsi oo la hadlay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ciidamada Hey’adda NISA ay ku qabteen gaari waday hab […]

May 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Qormo: Fiqishini Gacantu ii Qaban mayso!!.

Waxa aadamuhu isla oggolyahay in hawl kasta oo la qabanayo ay Siyaasad huwantahay. Waxa kale oo ka murankeeda laga shiidaad baxay in hirgelinta qorshe walba dhaqaaluhu u yahay dhiig aan la’aantiis la shaqayn karin. Si aan labadaas baahiyood ee Siyaasada iyo Dhaqaalaha madasha ku saabsan uga baxo ayaa aan buraashadayda u biyaystay. Subaxnimadii hore ee […]

May 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Faah Faahin: Dadkii loo heystay Qarixii Diyaaraddii Daallo oo Xukunno kala duwan lagu Ridday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno isugu jira Sannado iyo xabsi daa’in ku xukuntay dadkii loo heystay Qaraxii Diyaaraddii Daallo ee dhacay 2-dii bishii Febraayo ee sanadkan. Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo muddooyinkan waday dhageysiga dacwada loo heystay illaa 15 ruux oo lagu soo eedeeyay inay wax ka abaabuleen qaraxa diyaaradda […]

May 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Bangiyada KCB iyo CBA oo xarumo ka furanaya Soomaaliya

Labada bangi ee ka mid ah 12ka bangi ee lacagaha laga amaahsado caalamka ayaa doonaya in ay laamo ku yeeshaan dalka Soomaaliya iyagoo codsiyo u soo gudbiya dowada Soomaaliya sida uu sheegay guddoomiyaha bangiga dhexe Bashiir Cali. Guddoomiyaha bangiga dhex ee Soomaaliya ayaa sheegay in Bangiga Ganacsiga Kenya KCB iyo Bangiga Ganacsiga Africa (CBA) ay […]

May 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo maalmaha soo socda Muqdisho imanaya

Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in Jimcaha soo socda oo ku aadan 3da bisha June uu booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaaliya. Warar ay heshay shabakada Jowhar.com ayaa sheegaya in berri ay Muqdisho soo gaari doonaan wafdi hordhac ah oo ka socda dowlada Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa sida […]

May 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Hambaliyo gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadaha Khaatumo Eng Maxamed Jibriil

Waxaanu Goor dhawayd la xidhiidhnay Afahayeenka ka Jaaliyadaha khaatumo state mudane Abdirisaaq Cismaan xaaji Aadan wuxuuna noo sheegay in Jaaliyadaha Khaatumo ay doorteen Gudoomiye cusub oo hogaamin doona Jaaliyadaha Khaatumo islamarkaana dhamaystiri doona gabi ahaanba wixii qabyo ka ah guud ahaan deegaanada khaatumo. Gudoomiye ha Cusub ee jaaliyadaha khaatumo ay doorteen ayaa ah Eng Maxamed […]

May 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Madaxweyne Galaydh oo October sheegay in kalfadhigu ka dcici dodo Laascaanood, Hay’adaha & Arimokkalena ka hadlay-Full Video.

Kalfadhigii Afraad ee Baarlamaanka Maamulka Khaatumo ayaa Maanta ka Furmay Magaalada Buuhoodle Waxaana kalfadhigaasi Furay Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh Waxaana ka soo Qayb Galay Golaha Wasiirada Khaatumo iyo Golaha Baarlamaanka.   HALKANI KA DAAWO VEDIO.   Madaxwaynaha Khaatumo ayaana Khudbad Dheer Halkaasi ka Jeediyey Waxaana uu ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada […]

May 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Maxaad kala socotaa Habka loo qaybsaday dhaqaalihii dekedda Berbera & Doorka Mucaaraadka Djibouti oo Hargaysa saldhigtay{Xog}.

Shabakada Horufadhi ayaa ogaatay in shirkadda lagu magacaabo DP World ee dekedaha sida weyn uga shaqaysa lagana lee yahay dalka Imaaraadka heshiiskii loog wareejiyey hanadasha iyo maamulka dekeda Berbera ee dalka Soomaaliya laguq aatay dhaqaale xoogan oo gaadhaya 30Milyan oo Dollar. Lacagtan ayaa waxy qaybsaday sadex kooxood, kuwaasoo kala ah dawladda dhexe ee Soomaaliya oo […]

May 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?