Home » April 24th, 2016 Entries posted on “April, 2016”

Daawo- Waraysigii Madaxweyne Galaydh ee VOA oo dhamaystiran & Su aalo kulul-Video.

Idaacadda VOA oo shalay waraysi kooban la yeelatay hogaamiyaha Garoowe iyo Boosaaso ee maamulka PL C/Weli Gaas haseyeeshee aan waydiin wax suaalo ah weydiin ayaa waraysi kulul la yeeshay Dr Ali Khaliif Galaydh Madaxweynaha Khaatumo STate. HALKAN KA DAAWO… Galaydh ayaa sheegay in reer SSC si buuxda uga baxeen maamulka Gaas marhore isla markaana ay […]

April 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Farmaajo oo si aan hore loo arag London loogu soo dhaweeyey-Video.

Magaalada London waxaa Xaflad balaadhan loogu qabtay Gudoomiyaha Xisbiga TAYO, Raysalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo, waxaana Xaflada kasoo qayb galay kumaanan qof oo ka tirsan Jaaliyada Somaliyeed ee Wadanka Igiriska. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay Siyaasiyiin, Aqonyahano iyo Odayaal dhaqan waxaayna ku dheeradeen rajada ay ummada Soomaaliyeed […]

April 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Dhegayso: Madaxwayne Cali Khaliif oo Waraysi Siiyey VOA-da, Kana Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Cabdiweli gaas

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh oo waraysi Siiyey Idaacada VOA-da ayaa sheegay in maamulka Puntland aanu wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub ee ka iman doona deeggaannada maamulka Khatumo ku abtirsada Hadalka Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh ayaa jawaab u ah madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo isagu sheegay […]

April 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Ogaysiis muhiim ah oo ku socda Jaaliyada Khaatumo state ee wadan ka sweden (Akhriso)

Waxaas mar Labaaad dad waynaha reer khaatumo ee reer sweden la ogaysiinayaa in ay u Diyaar garoobaan shir waynaha 30 April ka dhacaya magaalada stockhlom ee looga hadlayo aayaha  umada reer khaatumo Yaa la moogaan qof kasta oo reer khaatumo ah ayuu quseeya shirkaasi waxaana kasoo qayb galaya qofkasta oo reer khaatumo ah Sidoo kale […]

April 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Baqdin Soo Wajahday Maleeshiyada SNM Ee Kusugan Widhwidh Xili Lasheegay In Cidamada Khaatumo Ay…

Widhwidh Haatan Waxaa cabsi iyo seexan waa uu kudhacay maleeshiyaadka beesha isaaq iyo kuwa dabada udhaqa ee kujira hayb ahaanka kasoo jeeda maamulka khaatumo xili lasheegay in cidama daacada ah ee maamulka khaatumo ay heegan ugu jiraan sidii ay u xorayn lahaayeen dhulka khaatumo madaxweynaha maamulka khaatumo prof galaydh ayaa isaku dhawaan xidhiidhka ujaray dowlada […]

April 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Madaxdaxweyne Sh Shariif oo ka tacsiyeey Geeridii Doontii & Heerka xun ee dalkeenu marayo-VIDEO.

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa wuxuu ka hadlay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhamaaday Badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar, Wuxuuna sheegay inay Arintaasi ay dareen Xanuun badan ku Abuurayso dhamaan Bulshada Soomaaliyeed. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sheekh Shariif ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Dhibaatada ay leedahay in dalka ay isaga […]

April 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Maleeshiyada Snm Oo Duulaan Horleh Kusooqaaday Widhwidh Keentay Saaka Gaadiid Dagaal Oo Horleh

Widhwidh Cidamada Maleeshiyada Beesha Isaaq Ee Snm Ayaa Ciidan Soo Dhoobay Maanta Magaalada Widhwidh Xili Cidamada Difaaca Maamulka khaatumo ay heegan dagaal kujiraan duleedka widhwidh maleeshiyadan oo saaka lagu war helay yagoo maraya wadooyinka isku xidha widhwidh iyo baliharac ayaa waxay yihiin kuwo haatan kusugan widhwidh maleeshiyadan baadil doonka ah ee beesha isaaq ayaa ah […]

April 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Wasiirka arimaha dibada Ethiopia Dr Tedros iyo Maamulka khaatumo oo shir Muhiim ah isku arkay (Sawiro)

Xaflad si wayn loo agaasimay oo loo qabtay wasiirka arimaha dibada  Ethiopia Dr Tedros ayaa waxay xalay ka dhacday wadan ka sweden gaar ahaan caasimada stochlom Waxaana shirkan kasoo qayb galay masuuliyiin kala gadisan oo kasocda maamulada soomaaliya iyo Soomaaliyeed Hadaba shirkan oo ahaa shir muhiim ah ayaa waxaa maamulka khaatumo uga qayb galay Afahayeen […]

April 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Haweenaydii ugu horaysay Madow ah oo Dollar Maraykanka lagu sawiray-SAWIRO,

Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay waxa ay ku soo daabacaysaa lacagteeda haweeney madow ah oo u dagaalantay sidii loo xoreyn lahaa dadka la addoonsan jirey. Xoghayaha Maaliyada dowlada Maraykanka ayaa lagu wadaa in ay si rasmi ah goordhow ugu dhowaaqdo qorshahan lagu bedelayo sawirka Madaxweynihii hore ee Maraykanka Andrew Jackson. Tubman ayaa ahayd haweeney […]

April 21st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Tahniyad Aroos oo loo dirayo Mudane Maxamed Ciise iyo Marwadiisa Xamdi C/Risaaq.

Waxa tahniyadan iyo farxadan rayn raynta ah diraya anagoo kala ah. dhudi caalin cali cabdisalan xaaji ismail khadijo xaaji ismail maryan xaaji ismail cabdicasis farah dirir sahra cabdisalan ismail saciid cabdisalan ismail amina subeer ismail maryan maxamed ismail iyo dhaman rer xaaji ismail iyo waxay dhalen waxa tahniyo aroos u dirayan maxamed ciise xaaji isnail […]

April 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...