|

Daawo-Deg deg Puntland & S-Land oo dhaqaalihii ugu badnaa Buhodle geliyey & Xubno ciidan sheegtay oo xoreynta fashilinteeda Dhaqaalo xalay loogu qaybshey-VIDEO.

Xubno sheegtay saraakiil balse u badan wakiilo si hoose iyo sicadba ula shaqeeya maamulada hareeraha ee cadowga ah, xubnahan oo hadalkoodu isugu jiro cabasho iyo af wax cuney, mar waxay ka cabanayaan ciidanka la sameeyey oo ay sheegeen inaan waxba laga weydiin cidna. Waxayna ula jeedaan inaan ayaga dhaqaalo la siin, balse horey ayaa loola shiray sida Madaxweynuhu sheegay isla markaana waa diideen xoreynta, shabakada Horufadhi ayaa ogaatay in xalay galeen magaalada xubno ka socda Garoowe lacag laga soo aruuriyey Hargaysa iyo garoowe, waxana dhaqaalahani qaybtiisii hore gaadhay xubnahan halka tan kalena ku wajahan tahay Cuqaasha iyo Madaxdhaqameedka.

HALKAN KA DAAWO XUBNAHA HADLAYA….

Xubnahan oo ayaa sidoo kale ciidanka dhaliilay, kuwaasoo jiida hore taagan,  xubnahan oo Afweyne hormuud u yahay, ayaa sidoo kale waxa ay u yeedheen warbaahinta cadowga ah. Xubnaha hadlay waxa ku jirey ninkii dhawaan duubay codkii Madaxweynaha ee u gudbiyey sirdoonka Hargaysa.

Lacagta oo dhan 8,000$ taasoo uu sida nin qaraabo dhaw la ah Xaglatoosiye iyo Baabul Camey, ayaa xalay qaybiyey lacagtan, waxayna u qaybiyeen xubanahan qaaqlayaasha ah.

Isku soo wada duubo kooxdan ayaa doonaysa inay dhaqaalo ka wada heleen Qurbajoogta Khaatumo, maamulka Hargaysa iyo kan Garoowe ee labaduba cadowga soojireenka ah u ah umadda reer Khaatumo, ayagoo doonaya inay shilinkasta afka u dhigtaan.

Xubnahan ayaa waxa ka saseen ciidanka xoreynta iyo Militrayga Khaatumo isku dubariday, waxana si rasmi ah u adeegsanaya cadowga hareerah.

Horufadhi.com@gmail.com

xubnaha tuugta

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=15520

Posted by on Apr 26 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

29 Comments for “Daawo-Deg deg Puntland & S-Land oo dhaqaalihii ugu badnaa Buhodle geliyey & Xubno ciidan sheegtay oo xoreynta fashilinteeda Dhaqaalo xalay loogu qaybshey-VIDEO.”

  1. Wax kasta somaliland iyo puntland baa ka danbeeya miyaa. War dadku cali wey barteen. ciidamaduna waa saxanyihiin. Cali wuxuu rabaa inuu buuhoodle qalalaase ka ridee. Haleyska qabtu. .

  2. Si wanaagsan ayey ciidanku yeeleen nabadana waa inay iyaga la wareegaan odaygan waalanameesh a ka eryaan

  3. Sarakiisha qaarkood waa Ragii snm jabiyey lkn qaar baa jira ku daba dhuumanaya.

    Qaarkood dhowr wax bay isku khaldeen oo ah Khaatumo Ma shakhsiyaad baa leh , Ba Beel Gaar ah baa leh ? Mise waa mid umada Ka wada dhaxeysa ? Mida labaad hadalooda waa personal attack , absolutely waxaana jira siyaasad Ka danbeysa hadalkooda awal ay mid Iyo labo qof yihiin . Lolz

    Mahiida ugu weyn waxaa weeye Gobolka Cayn waa xore aan xoreyno dhulka kale lkn Dr Galeydh supreme leader (hogaamiyaha ruuxiga ah ) arintaas xooga waa Ka cagojiiday taasna Hada keentay in kuwa siyaasad Puntland leh ku dhuuntaan sarakiisha xalaasha ah ee Gobolka .

    Finally , arintu waxaad moodaa in ay ku soo biyo shubatay in beelkasta dhulkeeda xoreysato, Dr Galeydhna Dagaalka Ka bilaabo Kalabeydh, Keyse Abdi yusuf widhiwdh , cagalule Yagoori .next XUDUN .

    I’m very pleased to be raised questions on liberation.

  4. KKKKKKKKKKKK WAX WALAN ANIGU REERKAN DHULBAHANTE LA YAABAY EE ILAHAY HA U GARGAARO WAX KALO IDHADO GARAN MAAYE

  5. REERKU SHEEKH HA U TAGO MALA WU FALAN YAHE

  6. Nin balaq loo tuuro muska u taagani waa kuwa reerka halkaas dhigay!
    kuwaas iyo wixii la mid ahna in waqti la iskaga lumiyo maba aha,mujaahidiintu waa inay shaqadooda qabsadaan,waxaa la gaadhay waqtigii dalka laga xoreyn lahaa jabhadda Snm iyo horgalada duloobey ee kabaha u sida.
    Waxaa sharaf huwan kan ka hawo weynaadey u hoorsiga gacanta cadowgiisa.
    Ma hoyaatinkoodiyo baryaan ka hawo weynaadey(Ismaaciil Mire(AUN).

  7. Scw aad baan idiin salaamayaa shacabka caymeed ee xaalasha ah.
    Waa nasiib daro in ciidamadii mujaahidiinta ee buuhoodle ku dhaarto inay tv isa soo tagaan oo is iibiyaan cadowgana ka farxiyaan waana wax laga xishoodo. Xataa hadii wax ismaan dhaaf jiro waxay ahayd inay si hoosee u xaliyaan midnimada ilaaliyaan

  8. Kan isku darsaday badawnimada iyo damiinnimada yaa u sheega lasanod waxa lagu qabsaday sheegashada p/land, markii M/weynihii fedralka ina yeey uu qaatay ciidankii difaaca lasanod, isla markiibana s/land soo weerartay. Garaadka guud ee Dhulbahante digniin buu bixiyey ahayd carro Dhulbahante la iskuma dili karo ee p/land naga baxa s/landna nama soo weerari karto, taasoo uu warkaa ka sii daayay BBC da, waxa ridiyey Garaad S/leebaan oo ka daba hadlay oo sheegtay inuu p/land yahay degaankuna yahay p/land, iyadoo cid difaacday jirin, sidaana ku wareegtay. Maanta Afweyne waxa dhawr jeer ka dhex hadlay p/land, iyo odayaasha wax ka qaata p/land, reer Buhodle ha iska qabtaan uur kiraalayaasha marba ka dhex toosaya ummadda. Maanta Buhodle dadkeeda qurbaha waxay ku midaysan yihiin in Khatumo la wada difaacdo, kuwa gudaha joogana intaa uurkiraalaha mooyee iyana way ku midaysan yihiin in la wada difaacdo Khatumo.

  9. Yar yarka laba codleeya ee Iidoorka iska dhiga, waxaan odhan lahaa ama khayr soo qora dadka iyo dalka dan u ah ama iskaa aamusa. Xadiis nebigeena suubanaa ka sugnaaday (NNKH) baa odhanaya “qofkii mu`min ah ee illaahay aaminsan iyo maalinta qiyaame ha ku hadlo khayr ama ha iska aamuso”. Sidaa darteed wax idin ka soo gelaya laba codlaynta oo aan denbi ahayn ma jirto. Kuwa uurka ka jeclaada kuwa hungurigu qaatay ee u kala carara hareeraha, diiniyan waa la denbi. Culimada fiqiga waxay ku xukumeen inay yihiin qaadac dariiqyo, waana dil sharciyan haddii aanay ka toobad keenin. WBT

  10. Ciidamada waxaan u sheegayaa waxaad Magac Dhulbahante ku waydeen ku heli maysid puntland iyo somaliland ee awrka yaan laydinku kacsan.beesha caalamku magaalo kaligeed ma aqoonsato. Khaatumo reer ma leh ee waa masiirka iyo mustaqbalka Dhulbahante ka talinayaa si aynu noqono dad meel loogu soo hagaagoi xaqeena u helo oo aynu cidkale u daba fadhiisan

  11. Asc. Arinta maanta Buuhoodle laga soo duubay filimaayo qof xalaal ah oo wanaag la jecel dadkiisa iyo dalkiisa inay farax gelinayso. Raggaas maanta halkaas ka hadlay anigu caayi maayo waayo waa raggii difaacay Buuhoodle!
    Waxaan la yaabanahay dadkan meesha habaar ku kaga dhacay oo ay isu maqli la’ yihiin, isugu tanaauli la’ yihiin! 2012 ayaa la bililiqaystay Xildhibaanaddii reer kaas! 2016 hadana waa la bililiqaysanayaa! Umad dhan oo nool oo aan iska qaban karin kooda xun! Hada maxaa talo ah Dhul lama xorayn! Midnimo lama hayo! Ciidan wax xoreeya lama samayn! Nugaal wax dhaqdhaaq ahi kama jiro! xataa ciidamadaas haddii la hawl gelin kari waayey oo ay maanta leeyihiin Ali hanaga baxo waa nasiib daro hor leh! Anigu waxaan oran lahaa shir danbe oo loo dhan yahay ha laysu gu noqdo! Wadada keliya ee wax lagu noqon karaa waa in waxkasta oo kale la jooji yaa oo la xoreeyaa dhulka! Hadal iyo cabasho Umad dhan iyo cay waa looga fiican yahay wallahay waa taariikh madow! Gabdhihiinu guur ma leh! Dadka qaar baa hada ceeb u arka inay sheegtaan Dhulbahante!

  12. I meant . Mouth-piece of puntland website and it’s headlines …..

  13. Wadani khaatumo

    That is really bullshit !!! Maxa kudhacay dadkan.. Waa Ku shubo. Xoranta ha laga bilaabo Ragan hadalya … Because that is not what we want …. Really stupid disguisting…. Who will think that away..they all need to be same page together for enemies to defeat. The young people need stand up for the states and the people.

  14. ninkan afwawye , waa nin mar walba punltand ku xiraa, kana qaadan jirey mushahar. waa nin aragti gaaban oo mar walba ay ku jirto in uu kala qaybinta dadka wax ku qaato, sida muuqata, nimankan waxay ku hadlayaan siyaasadii, lagu qabsday laasacaanood. siyaasadaasi waxay ahayd in ay ku an docoonayeen , horgalayaashii, cadawgu , waxaanu rabnaa inaanu ka xorowno siyaasada , bahararsame, arinkaasna waxaa sameeyey cabdilaahi yusuf yeey, oo ay si adag isu hayeen garaad cabdi qani iyo ina baydan oo uu markaas ku sameeyey ina aadan carab. kabacdi waxaa laasacaanood laga bilaabay sheeko oranaysa laasacaanood waxaynu ka xoraynaynaa laba reer oo mahbar ah, oo ah jaamac siyaad iyo bahararsme oo labaduba punltand ka soo horjeeda, siyaasiyiinda ina yeey ay is hayeen ayaa markaa arinkaas loo saarayey laaakiin shacabka waxay ahaayeen punltnad. arinkan waxaa uu ahaa kala qaybinta iyo in la dhoho qolo waliba deegaan keeda ha aaadeen , waxaa arinkaas ka midha dhaliyey punltand oo meeshii somaliland mari kari waydaba ujeexaysey.
    ina cabdi xaashi markuu is hortaago cabdilaahi yuusuf waxaa c/laahi yuusuf u yeedhi jirey garaad saleebaan iyo ina daba gooye iyo garaad soofe markaa ayuu oran jirey garaadadii ayaan la dhamaystay igadaa qashqashaada , waxaa jirtay markii ina cabdixaashi iyo ina yeey is qabteen xiligii koror sigii doorashada puntland , abdilaahi nairobi ayuu ka soo duulay wuxu lashiray garaadadaas wuxuu yiri ina xaashi puntland ayuu duminayaa oo ali khaliif ayuu la soo shiray maraykan , bahararsame ayaana puntland ridaysa
    garaadadii ayuu ka dhamaystay in ay ina abdi xaashi is hortaagaan isna dhahaan doorashada cade muse lagal laakiin jooji kororsiga maamulka punltand
    kuwana waxa ka muuqda arinkii
    laakiin suaashu maxay tahay oo majeerteen iyo isaaqu marka ay is qabtaan siyaasiyiinta dhulbahante maxay dhulbhanteha laftigiisa u dhex keenaan war bahararsame ayaa idiin talise iska qabta suaashu waxay tahay cadawgu cida diidan ayuu dadka ka horkeenaa ..laakiin bahararsme ka xorooba iyo majeerteen iyo isaaq iska ilaawa . meesha mataalo.
    dhulkii waa la qabsaday intii hadhayna waa lagu soo socdaa, maaxaa ku jaban hadii gurmad bahararsame ahi tago buuhoodle oo dhahaan waanu difaacaynaa?
    afwayne waxaad moodaa in uu balan qaad ka haysto isaaq hadii uu bahaharsame iska fogeeyo in aan buuhoodle la soo weerarayn?
    garan maayo marka hore bahararsame ayaa lagaa horkeenayaa
    marka xigtana hadee dusha lagaa raranayaa , afwayne wuxuu mooday kalshaale ,in uu mesha ay tahay maanta
    afwaye mo oga maanta xabadu hadii soomaaliland bilawdo qabsashada buuhoodle waa la diyaar shey lakala gooyn maayo , ilaa afarwiig ama bil iyo badh ,hadee punltland adeer kuu soo gurmanmayo xoogaaga yar ee dhiig shiil ay kuu soo dhigaana rasaas kuu jari mayso.
    ina canbaashe markii uu laasacaanood qabsanayey jaamac siyaad wuxuu ku lahaa ina xaabsade ayaan ka xoraynayaa laasacanood iyo bahararsame
    afwaynow adeer filinkaas waa la fiirsaday kuu shaqayn mayso
    hadii adigu aad raali ku tahay in aad dhabar ka ka weerarto dhulbhante adeer samee ..wixiii ay kuu gooyso arag markaa
    laakiin umadu adiga maaha buuhoodlane adeer beeli malaha waxaaa leh dhulbahante hadee ..ragii aad lacagta ka cuntay wax u qabo hadala kaateg lacagna cuntay, hadii aad mudo hore shacabka buuhoodle puntland kaa dhaadhicisay bahararsame waa laga neceb yahay buuhoodle , adeer sheekadaas, dhabayacaa dhistay wayna dhamaatay, nin waliba wuxuu yahay ayuu yahay , idoor iyo dhabayoco iyo bahararsame kee ayaa xaq ule in uu buuhoodle xukumo?
    waa hadii aan kuu raaco fekerka dhaameelka lagu siiyo ?
    jawaab mahaysid aan ka hayn , nabad ayaan wadaa
    adeer caruurtu ku rumaysan mayso, horgal liita ayaad tahay
    kani ku dhaafye maraqa ha seegin ..kala qaybinta dadka dhabayoco filinkaasi waa ka gubtey afwaynow.

  15. Anigu waxaan la yaabanahay cali siduu buuhoodle uga baxayo !!!!
    Itoobiyo hadduu galo waa la xidhayaa…
    Somaliland iyo Puntland wuxuu yidhi waa cadaw….
    Soomaaliya waakii xidhiidhka u jaray….

    Taasi waxay ku tusaysaa siyaasad iyo caqli xumaanta uu odaygu iskaga hor keenay reerka iyo soomaali oo dhan.

    Anyway hard luck, wish you all the best. ….
    Safar salaama kkkkkkkkkkk

  16. Cali khaliif favourite song. …
    I believe i can fly
    I believe i can touch the sky

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Runtii Ciidankani sida ay uhadlayan ama Xoqtu nagu soo gaadheyso sida Prof Ali Khaliif wax u wado iyo arigtida SHacabku waa isdiidayan.

    Waxan leeyahay Dhulbahante intiisa doonaysa inay Dhulkooda hantaan waxaa looga baahan yahay marka hore inay Difaac iyo Ciidan taabo gal ah sameystaan,Waana tan maanta Shacabka Dhulbahante ku soo jeedisey Ali Khaliif inuu Maamulkii Khaatumo ee loo igmaday marin habaabiyey.

    Waxay ahayd inuu Xooga saaro dib u heshiin iyo Ciidan Dhisid Talada Dadkana qaato oo Xukunkisa baaladhiyo,Waxay aheyd Dhulka la haysto inuu xooga saaro sidii loo xoreyn lahaa Siyaasad ahaan iyo Milateri ahaanba ,Sida Kalabaydhka oo kala ,Widhwidh oo kale in Cadowga meel la isugu uruuriyo.

    Almuhiim Shacabkii Khaatumo waa soo jeesteen waa in Siyaasada Madaxweynuhu waax ka bedela oo Ciidanka la tashadaa ,Cuqaasha la tashaada ,Garaadada la tashadaa ,Shacabka la tashadaa waa inuu Ciidan karti leh sameeyaa,Hadii la ha wareeji wixii loo Igmaday.

    waa billaahi Towfiiiiiiiiiiiiiiiiq.

  18. waxaan xussustaa maalintii laascaanood la qabsaday iyadoo websiteyadu qabteen ilbidhiqsi kadib maalmo kadib bilo kadib sanado immikana dee waa qarniyo kkkkkkkkkkk kamaan halamashle daarood adeer nin gus isaaq galay weligii kamuu saarine umadda soo raac xoraynta ha ceebayne kkkkkkkkkkkkkk

  19. Balatax m hasan

    Adeer Somaliland ka wayn isaaq iyo qudhunkan aad meesha kusoo qortay , dalka waa lawada leeyahay , cid gaar u sheegan kartaa ma kirto……. haddaad leedahay Somaliland isaaq baa leh dee annaga oo isaaqa yaa kuleh fuck Somaliland iyo wixii sheegtaba….

    Maxaad ragga ku haysataa haddaad leedahay dalka anaa leh?
    Adeer caqli keen waxaad waddaa waa waaliye

  20. mire

    waan kugu raacay mana ihi macangag waxa qaranimo ii goyn weydana qabiil ii goyn maayo lkn waxaan la hadlayaa in badan oo sheeko qabiil cay ah halkan ku soo malmaluuqda kolkaa saaxiib waxaan u sheegayey inaan aqaano sheeko qabiilka iyo sheeko qarankaba, qof waliba luqadiisaa lagula hadlaa mana jiro qudhun aan qoraa , waad i fahmi haddiii aanad socod barad ahayn

    waan ku salaamay

  21. laaleys

    samcan wa daacan mr laaleys mana ihi dadka wax ku iibsada wax ka yar somaliland, lkn shucuurta biniaadamka ayaa marmar u shaqaysa camaalaqa, maan qoonsan mr mire waanan fahmay xadhiguu ka garaacay wolow uu dagaal ku yara jiray any how you correct

    god bless somaliland.

  22. Balatax m hasan

    Sxb horta raali iga ahaw , wallay iga tahay inaanan xumaan u jeedin ee itaalka wax hagaaji baan islahaa laakiin halkaasay ila martay…

    Anyway sidaa adiga iyo laalaysba sheegteen Somaliland wax ka hooseeyaa waa innaga xaaraan , qabiil iyo qudhun waa ta halkaa ina dgigtay , waxaynu isku ognahay qaranimo iyo wax wada qabsi ….

    Ilaahay xaqqa hayna wada tuso….

    Raallina ahaw mar labaad.

  23. Laalay

    Waa runtaa indr khaladka bani’aadan baynu u nahay laakiin ninka ragga ahi waa ka khaladkiisa qaata ee garaaba sidaa balatax m hasan, is toosintuna waa ta loo wada dhashay , waan hubaa oo meel baynu wax u wada wadnaa laakiin afkaarta waa lagu kala duwanaan karaa mana xuma laakiin muhiimku waa danta guud ee wanaaggu ku jiro….

    Salaan sare adiga iyo balatax m hasan , wish you all the best and viva jumhuurayadda barakaysan ee SOMALILAND

  24. Huuhaa sharmuutooyinkii iiddoor batalaxwas , laaleyso iyo miirow qabiil qaran ma moodeen.

    Bal u fiirsada horgaladan lacag kasta buntilaan haka qaateene , marna shaki kuma jiro in cadowga koobaad ee dhulbahante yahay iiddoor.

    Way wada ogsoonyihiin in iiddoor dhaban la dharbaaxo mooye aan lahayn dhaban la salaaxo.

    Iiddoorkii buuhoodle haweysta wedkii baa yaalaaye soo dhawaada iiddoor dhiiggiinna waa xalaal cayn haddaad timaaddaanne.

    Saddexdan sharmuuto isu jiibinayaa buuhoodle waa meel barakaysan afkiina qadhmuunka ee ingiriis dukhuulay ka jeediya.

    Waxaa laydinka sugaya naasa hablood iyo laasgeel , hawlihii aad caanka ku ahaydeen, halakiinaas iska yuurura, mujaahidiinta buuhoodle sifeyntiiney qorshaynayaan

  25. rage dhulbahante way na ceebeyen malin walba waxad arkasa nin nin asagi ah gacmaha u horsanaya lacagta reer khatumo waxay ka jecelyihin taloso dewersho hadabalacagta reer khaatumo lacagtayadu ma saaqba mawaxan waxaba goynba ragayagu maduliba ma iyaga isu xogbadan reer baayo ya kule awoowayashyo waxay kaa yaqyaq sonjirin bay kuwani qabileen

  26. Laalays.
    Somalida ayaa hore u tiri wax qof la ceeb ah baa qof la toosan! Su’ aasha qofka miyir ka qabaa is waydiin karo waxa weeye, Somaliland=Isaaqland ma tahay wax lagu faani karo? Qofka miyir ka qabaa waxa uu arkayaa qarnigii 21 umada culimadooddii iyo caama dooddii isku raaceen aan dad sharaftooda, dhulkooda, dadkooda iyo masiir kooda aan u bililiqo tagno! Isaaqland waa kaas caqligiisu lkn adigu dabaqoodhi baad tahay waxaad na ku hadashaa oo la caqli tahay oo kaa hadliya xoogaaga cashuurta ah ee laga qaado islaamaha reer kaas iyo xoogaaga ay reer Galbeed ka ka tuugsadaan! Xaqiiqatan ma istaahishid in laguu jawaabo! waayo garaad kaaga ayaa le’ eg tuugso asagaa! sidaad ku faker tid ama aad is leedahay u noolow wallahay geerida ayaa dhaanta! Lkn nasiib daro jirta ayaa ah waxa reerka halkaas dhigay in hada doqontii, wax magarataddii, xayawaankii, dhuuni qaatihii iyo mid kasta oo ku soo koray si xun inuu maanta is yiraahdo anna waxaan ka faa iidaysanayaa chance kan iyo awood uu arki waayo uu ka baq! Adeer Dhuuni raac halkaas iska qor waxaad rabtid!

  27. Reason it is so hard to overcome a touch childhood!
    The traumatized person may be slow realize the source of their pain!
    C-ccorring issues can mask the true problem!
    The damage may also be biological!
    Overcoming the past may mean remembering it!
    Closure can be elusive!
    Answers may be sought in others rather than themselves!
    Emotions may be closed off!
    IT can be hard silence the inner voice!

  28. Ciiltire waa saad tidhiye wuxuba waa iiddoor ama dabacayuun land, qabiil bay qaran moodeen. Waliba qabiil oo isirkooda geeddi ah , marna xabashi, marna baantuu, marna diinka, marna yibir, marna tumaal, marna midgaan .

    Horta meel haku hubsadaan abtirkoodii , qaranimo ha dambeysee kkkkkkk

    Waakuwan saddexdoodi oo is mahadinayaa, labeebkii naasa hablood laaleyso haw darnaadee.

    Madashan Daarood ayagoon laga rabin, oo yasan, bay misana ku xoomaan , ma laasgeel oo alaabtoodi ay ku baayactamayaan bay moodeen madashan.

    Laasgeel waa dhinacaa ilma dabacayuun ordaaya xagaa kaga baayacmushtara gaaladaad hoosta ka waddaan.

    Dhiladan habar jeclo ee laaleyso miyaaney xishoonayn, aabbeheed maykal maryama luuli gaal buu ahaa , iyaduna dariiqooyinka naasa hablood hadh iyo habeen oromo iyo xabashi iyo gaalcad bay u adeegtaa, baaldigu miyaanu buuxsameyn, belo ku aragtaye.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...