|

Daawo Video Tahriibku Xal maahe Haku Talo Xumaysan Dhallinyarooy (Soo Saare Wariye Sakariye Sahafi)

Waxaanu Halkan idin ka soo gudbinayna Barnaamij aanu kaga hadlayno masiibada tahriibka iyo saamaynta ay ku yeelatay Soomaalida iyadoo aynu dhamaanteen ka wada dharag sanahay in guud ahaan soomaaliya dhibaatada Tahriibku ka jiro

Barnaamijkan waxaanu si gaara diirada ugu saarayna Sanadihii ugu danbeeyey tirada dhimashadu gaadhay iyo soomaalida waxa ku khasbay wadan kooda inay ka tagaan oo wadan kale u haajiraan iyagoo og aafada tahriibka iyo dhibka ka horeeya

Dhanka kale waxanu warbixintan si gaatra farta ugu fiiqayna waalidiinta iyo maamulada ka jira soomaaliya saamaynta ay ku yeelatay tahriibku waxaa warbixintan idin soo gudbinaya islamarkaana qalinka u qaatay Wariye Sakariye Sahafi oo kamid ah shaqaalaha shabakada Horufadhi.com

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA TAHRIIBKA

BY WARIYE SAKARIYE SAHAFI

HORUFADHI.COM SWEDEN

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=15445

Posted by on Apr 25 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Video Tahriibku Xal maahe Haku Talo Xumaysan Dhallinyarooy (Soo Saare Wariye Sakariye Sahafi)”

  1. Bulshooy ayadoo umada soomaalidu meel kastooy dunida dacaladeeda ku sugan yihiin u barooranayaan dhalinyaradii ku le’day bada Medhitareeniyanka ayay marwada madaxweynaha maamulka hargeysa Aamina Waris iyo wiilka siilaanyo sodoga u yahay Baashe Morgan ayay kala soo degeen 50ka Landkuruzer dekeda berbera,aydoo aaynu la socono inay dhalinyarada ku dhimatay doonidu u badnaayeen beesha isaaq.
    http://haatuf.net/?p=6489

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...