Home » April 29th, 2016 Entries posted on “April, 2016”

Daawo- Maamulka Hargaysa oo qirtay xidhiidhka kala dhexeeya Shabaab & Madax guryahooda ay deganayeen xubnahaas-Video.

April 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Shir Muhiim Ah Oo Deg Deg Beesha Cali Gari Ahmed 30-04-201

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan beesha Cali Gari Axmed ee ku nool dunida dacaladeeda inay ka soo qeybgalaan shir muhiim ah oo looga hadlayo arimo muhiim ah Taariikhda Sabti 30-04-2016 Waqtiga 8:00 Fiidnimo Soomaaliya, 6:00 Uk Time Nooca Shirka Teleconference Lambarka La Soo Wacayo Iyo Access Code Waydiiya Tell 00447466600303 Ama Tell 001701790912

April 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Beesha Warsangeli oo Ciidan sameysay Magac cusubna la baxay-VIDEO.

Beesha Warsangale oo aragtay weerarada dhinac kasta leh ee ay ku hayaan Garoowe iyo Hargaysa iyo sidoo kale kooxda Al-shabaab ayaa garawsaday in wakhtigan ay u baahan yihiin Ciidan xoog badna oo iska caabiya Kooxaha is garabsanaya ee duulaanka ku haya Beesha warsangali. HALKAN KA DAAWO…… Ciidan Dag Dag ah oo logu magac daray Gaadhhaye […]

April 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Trump iyo Clinton oo guulo ka gaadhay gobolo Dhawra ah.

Donald Trump ayaa sheegay in haatan uu isu haysto inuu helayba tigidhka musharaxnimada xilka madaxtinimada Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga. Waxa uu la hadlayay taageerayaashiisa kaddib markii warbaahinta Mareykanku ay sheegtay in uu ku guulaystay dhammaan shanta gobo lee waqooyi bari Mareykanka ee ay ka dhaceen codbixinta isreebreebka. Dhanka isreebreebka Xisbiga Dimuqraadigana isla gobolladaasi ayey Hillary […]

April 27th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Deg deg Puntland & S-Land oo dhaqaalihii ugu badnaa Buhodle geliyey & Xubno ciidan sheegtay oo xoreynta fashilinteeda Dhaqaalo xalay loogu qaybshey-VIDEO.

Xubno sheegtay saraakiil balse u badan wakiilo si hoose iyo sicadba ula shaqeeya maamulada hareeraha ee cadowga ah, xubnahan oo hadalkoodu isugu jiro cabasho iyo af wax cuney, mar waxay ka cabanayaan ciidanka la sameeyey oo ay sheegeen inaan waxba laga weydiin cidna. Waxayna ula jeedaan inaan ayaga dhaqaalo la siin, balse horey ayaa loola […]

April 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Sawiro Roobkii Guga Oo Kada Aday Widhwidh Iyo Tuulooyin Badan Oo Hoostaga

Widhwidh Yaadoo ayaamahan ay adkayd nolasha dadka baadiyaha iyo magaaladuba ayaa waxaa habeenkii xalay magaalada widhwidh ka curtay goobkii guga waxaana saaka jawiga magaaladu uu yahay mid qurxoon madama alle jabiyey abaartii adkayd ee kajirtay widhwidh geesta kale dhulka roobku helay ayaa waxaa kamid toolooyinka katirsan widhwidh sida banyaal dhalaamo cune balicad baliharac caraweyn iskujiro […]

April 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Widhwidh oo biyoobey iyo sawiro qurux badan oo laga soo qaaday_SAWIO.

Widhwidh waxay ka mid tahay meelaha sida weyn u roobsaday, waxana ay la mid tahay Laascaanood,Horufadhi, Ceegaag iyo Goljano iyo meelo kale. Waxana jirta inuu deeganada ku kala badan yahay, dhanka shishe ee Nugaasha ayaa wararku sheegayaan in Awrboogays, Xudun iyo deegano hoos yimaadaa sidoo kale roobsadeen. SAWIRADDA…..

April 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Tahriibku Xal maahe Haku Talo Xumaysan Dhallinyarooy (Soo Saare Wariye Sakariye Sahafi)

Waxaanu Halkan idin ka soo gudbinayna Barnaamij aanu kaga hadlayno masiibada tahriibka iyo saamaynta ay ku yeelatay Soomaalida iyadoo aynu dhamaanteen ka wada dharag sanahay in guud ahaan soomaaliya dhibaatada Tahriibku ka jiro Barnaamijkan waxaanu si gaara diirada ugu saarayna Sanadihii ugu danbeeyey tirada dhimashadu gaadhay iyo soomaalida waxa ku khasbay wadan kooda inay ka […]

April 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Muwaadin Kaqayb Qaado Dhismaha Jidka Dheer Ee Isku Xidha Laascaanood Widhwidh Iyo Buuhoodle …

Widhwidh Waxaa Magaalada widhwidh Laga Bilaabay Wadada Isku xidhidoonta magaalooyinka buuhoodle Widhwidh Iyo Laascaanood Wadadan oo ah wado muhiiima islamarkaasina halbowle u ah isku xidhka gobolada sool iyo cayn ayaa waxgaradka odayaasha cuqaasha dhalin yarada ardayda haweenka reer widhwidh ay si buuxda baaq ugu direen dhamaan cidkasta oo danaysa horumarka dhulka soomalida haday tahay hayadaha […]

April 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Xildhibaan ku Eedeeyey CCC& C/Weli Gaas inay isku raaceen heshiis beeleysan oo xaraan ah-VIDEO.

April 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...