Home » March 23rd, 2016 Entries posted on “March, 2016”

Warbixin: Hubkii iyo Saanadii Dawladda dhexe u daabushay Puntland oo loo diiday ciidamada Dhulbahante & Warsangeli .

Ka dib dagaaalkii cuslaa ee Puntland la gashay Ciidamo ku soo duuley oo kooxda Al Shabaab ah ayaa waxa ay taageero badan ka heleen dawladdo iyo dalal kale, dawladda Soomaliya ayaa laba diyaaradood oo hub iyo saanad ah oo la sheegay in Imaaraadka Carabtu asal ahaan bixisay u soo daabulay Puntland. Saanada iyo Hubkii ayaa […]

March 23rd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Madaxdhaqameedka & Waxgaradka Buuhoodle oo soo dhaweeyey Dhaartii Islaamka ee lagu xaqiijiyey Tuhunkii dilkii Saado+Ehelkii oo hadlay-Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Kadhacay Kulan Balaadhan Oo Ay Isugu Yimaadeen Isimada Gobalka Cayn Cuqaal Culimo Awdiin Iyo Ehelada AUN Marxuumad Saado Cali Warsame Waxaana Kulankani Looga Hadlyey Shirkii Dhawaan Kdhacay Magaalada Laascaanood Ee Lagu Dhaariyey Maxamed Saciid Ducaale “Dahabshiil” HALKAN KADAAWO VIDEO Kualankan Ayaa Waxaa Ugu Hoarayn Kahadlay Ehelada Marxuumada Oo sheegay Inay Ku […]

March 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Xog: Maleeshiyaadka Somaliland oo bilaabay inaysan habeenkii u hoyan Xeryaha ay maalintii ka joogaan deeganada Sool & Cayn.

Warar dhanka sirdoonka ah oo ay heshay shabakada wararka ee Horufadhimedia ayaa lagu xaqiijiyey in maleeshiyaadka maamulka Hargaysa ka socda ee ku sugan deeganada gobolka Sool iyo deegaamo ka mid ah gobolka Cayn aysan habeenkii ku negaan goobaha maalintii lagu ogyahay marka laga reebo dhawr ilaalo waraabe u taag ah oo ay baabuurta kaga tagaan. […]

March 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Donald Trump oo sheegay in hadii la doorto uu Safaarada Maraykanka ka dhigi Doono Qudusta Baraykaysan.

Ninka u tartamaya musharraxnimada xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa sheegay inuu safaaradda Maraykanka ee Israa’iil ka qaadi doono Tel Aviv oo uu geyn doono Qudus. Trump ayaa la hadlayay ururka ugu saameynta badan kuwa u ololeeya arrimaha Israa’iil ee Maraykanka ee loo yeqaano AIPAC. Donald Trump ayaa sheegay in siyaasadiisa dibbeda ah ee ugu horeysa […]

March 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Odayaasha iyo waxgaradka Khaatumo ee UK oo tacsi u diraya qoyskii Allaah ha u naxariistee Ismaaciil X. Diiriye.

Anaga oo ah jaaliyada khatumo ee london iyo guud ahaan uk  waxaan tacsi tiranyo leh u gudbineynaa qoyskii iyo eheladii  Ismail Hagi Diriye Cabdi Carte oo ku geeriyooday 16/03/2016 maalintii arbacada magaalada dimisheq ee dalka suuriya. waxaan ee ILAAHAY uga baryeynaa naxaariis iyo jaano iyo dembi dhaaf. sidoo kale waxaan qoyskii iyo eheeladii samir iyo […]

March 22nd, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Ku dhawaad Hal qarni Obama oo noqday Madaxweynihii u horeeyey ee Maraykanka ah ee ka dagay Cuba & Soo dhaweyntiisa-VIDEO.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay magaalada Havana ee dalka Cuba, safarkaas oo ay ku wehelinayeen labadiisa gabdhood iyo xaaskiisa. wuxuuna noqonayaa madaxweynihii u horreeyey ee Maraykan ah ee dalkaasi booqda muddo ku dhow 90 sannadood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwaynaha ayaa safar qaadanaya laba maalmood iyo badh ku joogaya magaalada […]

March 21st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Qaabkii loo dhaariyey Mulkiilaha Dahabshil Group & Beeshiisa-50 Dhaar-maydood oo la mariyey & Beeshii Saado Ali oo ku dhawaaqday go’aan-Full Video+Sawiro.

Iyadoo Todobaadkii u danbeeyey ay uu Laascaanood uga Socday Labada beelood ee Marxuumad Saado Cali Warsame iyo Beesha Gudoomiyha Guud ee Shirkada Dahab Shil Group shir ay uga wada hadlayaan Tuhun ay Beesha Marxuumad Alle ha u naxariistee Saado Cali Warsame ka qabeen dilkeeda ku luglahaanshaha Shirkada Dahabshiil oo sanad ka hor lagu dilmay Caasimada […]

March 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video:-Prof. Cabdi Samatar Oo Si Kulul Ula Hadlay Dawlada Somalia Kuna Baaqay In Puntland Dagalka Laga Tageero

Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka Xagjirka ah ee weerarka ku qaaday dhulka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhamaan ummada Soomaaliyeed ka qeyb qaadato la dagaalanka kooxahaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Prof.Cabdi Samatar ayaa si weyn u dhaliilay hadalada kasoo yeeray Dowlada Federaalka […]

March 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal:-Haayada ADESO Oo Wacyi Galin Ka Samaysay Deegaano Badan Oo Hoostaga Gobolada Sanaag & Sool Iyo Shacabka Oo Soo Dhaweeyey

Tuulada damale xagare oo hoos tagta degmada fiqi fuliye ee gobolka Sanaag waxaa lagu qabtey kulan ay soo qaban qabiyeen waxgaradka yo bulsada degaankaasi waxaana looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa joojinta gubista dhirta oo dhuxul laga sameeyo taasi o waxyeelaysa deeganka . HALKAN KADAAWO VIDEO Waxgaradka ayaa soo saarey go,aamo Qabanaya ciidi isku […]

March 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Mulkiilaha shirkadda Dahabshiil oo Laascaanood yimid iyo ujeedka Socdaalkiisa.

Mulkiilaha shirkadda Dahabshiil Group Maxamed Siciid Duaalle iyo wafti duqey u badan oo ka soo jeeda magaalada burco ayaa Laascaanood soo gaadhay. Odayaashan iyo waxgaradkan ayaa waxa la socda culimo’awdiin badan ayadoo hotel xamdi oo laascaanood ah ay hada kula shirayaan inta badan waxgaradka magaalada iyo culimada magaalada waxana wararku sheegayaan in ujeedka kulankaasi yahay […]

March 20th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...