|

Daawo:-Ardayda Ururka Jaamacada Buuhoodle Oo Booqday Deegaanada Ceegaag Iyo Widh Widh

Ardayda ururka Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Oo Ay Weheliyaan Arday Katirsan Dugsiyada Sare Ee Widh Widh Iyo Ceegaag Ayaa Booqasho Kutagay Dugsiyada Sare Ee Deegaanada Ceegaag Iyo Widh Widh Waxaana Halkaasi Kusoo Dhaweeyey Ardayda Iyo Maamulka Dugsiyadaasi.

HALKAN KADAAWO VIDEO

Waxaana Ugu Horayn Halkaasi Kahadlay Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Najiib Cabdi Casiis Iyo Sidoo Kale Gudoomiyaha Ururka Jaamacada Bariga Africa Najiib Cabdi Haybe Oo Faah Faahin Ka bixiyey Safaro Wacyigalin Dhanka Wax Barashada Ah Oo Ay Kasameeyeen Buuhoodle Iyo Deegaanada Hoosyimaada

Dhinaca Kale Afhayeenka Ururka Jaamacada Bariga Africa Buuhoodle Ayaa Faah Faahin Kabixyey  Muhiimada Ay Leedahay Isku Xidhnaanta Dugsiyada Sare Iyo Jaamacadu .

09

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=13857

Posted by on Mar 27 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...