|

OGAYSIIS TELECONFRENCE BEESHA XUSEEN SICIID ( HAYAAG).

WAXA DHAMAAN QURBAJOOGTA & DALJOOGTA BEESHA HUSEEN SICIID (HAYAAG) LALA SOCODSIINAYAA INAY KA SOO QAYB GALAAN SHIR MIHIIM AH QADKA TELEPHONKA
        WUXUU SHIRKANI DHICI DOONAA MAALINIMADA SABTIDA BISHUNA TAHAY MARCH 26th  HADII ILAAHAY KA RAALI NOQDO. WAXA LAGU GUUBAABINAYAA IN BULSHADA MAGACAA
         WADAAGTAA KA SOO WADA QAYB GASHO.
          WIXII FAAHFAAHIN AH KALA SOO XIRIIR:
          1-  HUSEEN DABAGOOYE           612  232 – 8585
          2-  CEYNAASHE C/RAXMAAN     403 471- 9334
          3- SULUB ISMAACIIL                        612  800 – 3220
          4- AHMED I GAAS                            44794 618-3676
           KA SOO QAYB GAL WACAN
           WABILAAHI TOWFIIQ

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=13706

Posted by on Mar 25 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “OGAYSIIS TELECONFRENCE BEESHA XUSEEN SICIID ( HAYAAG).”

  1. Waa in ay cadeeyaan in ay Khaatumo Ka baxeen.

    Deegaan Khaatumo deegaan Khaatumo lagaga soo duulimaayo. Lolz

  2. hallo hallo

    telephone kaagu waa madhan yahay lacag kusoo shub

    lol kkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...