|

Deg deg- Daawo- Reer Horufadhi oo sheegay inay Midnimo deegaankooda ku daafacayanayaan baaqna u direy maleeshiyaadka Ceegaag dulfadhiya-Video.

Waxgaradka degmada qadiimiga ah ee Horufadhi ayaa ka hadlay xaalad colaadeed ee deegaamada Gamaha ee maleeshiyaadka Somaliland ku soo duleen, kuwaasoo fadhiya duleedka deegaanka Ceegaag ee G/Cayn, ayadoo reer Horufadhi si weyn iskaga caabiyeen maleeshiyaadkaas, waxgaradka ayaa sheegay inay iska daafacayaan weerarkastoo gardaro ah, ” Waanu mideysanahay waxaanu nahay Dhulbahante sax ah, reer Horufadhi ayaanu nahay waadna ta taqaanidiin” ayey dheheen waxgaradku.

HALKAN KA DAAWO…

Waxa halkaas ka hadlay ganacsatada magaalada, Nabadoonada iyo odayaasha waxayna si isku mid ah u sheegeen inaysan marnaba isku dhiibi doonin maleeshiyaad, sidoo kale waxay ka dhawaajiyeen xanuun xoolaha haya oo ay u baxayaan balse waxay sheegeen in jiilaalku yahay mid sahlan oo Jimcoon.

Horufadhi.com@gmail.com

horufadhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=13675

Posted by on Mar 24 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Deg deg- Daawo- Reer Horufadhi oo sheegay inay Midnimo deegaankooda ku daafacayanayaan baaqna u direy maleeshiyaadka Ceegaag dulfadhiya-Video.”

  1. maleeshiyaadka snm sirtooda waa la ogaaday tuulooyinka iyo magaalooyinka ssc si mid ka bood ah ayay u weeraraan snm afarteeda tekniko ma gaadhsiin karto degaanada balaadhan ee ssc markaa tuulo ayay ka tagaan ta kale ayay dul fadhiistaan ma haystaan batrool ay hal maalin kaga dagaalamaan degaanada ssc badhkood waxa loo daawanayo ayaan la yaabsanahay

  2. Abdi maratoon darwiish

    Ninka iidoor daaweeyey daayinka ayuu

    Danbi kagalay waayo danuubta ay galeen

    Biyaha bada ka badan buurahana ka

    Culus walee nin dhidaro daaweystey caqliga

    Ayaa daamur lagasaaray markay doogta

    Ka bogsoodaan walee waa kuwa duubiyada

    Idinkalabaxay

  3. Abdi maratoon darwiish

    Habadada reer horufadhi hanbalyo ayaan

    U dirayaa hooriyadii hagash hagashta u

    Soconnaayey markay soo horadeen kaga

    Hooriye intay hanaqa gooyeeneee habeenka

    Mira habeen iyo hoosiis waa hooriyo hadfa

    Hinbiriirsi mooyeee hal iyo haad makala

    Hubsadaaneee huunadii soo hayaantay

    Kuwii magacyada habraha lahaa hugubka

    Daraawiishta haday maqlaan haylaxuma

    Yaal haadu magaadheee hubka xabashigu

    dameeraha ugu soo raray ka hantiya hareeraha

    Ka mara hubkay dameeraha ku wadeen

    iyaga hanaqa ku gooya hoogey iyo hayaay

    Markay gurraan hiil loomagalo huuno

    Iyo habar duggaageee hanbo hakareebina

    Halaag mariya waxbadan ayey hagar daamo

    Idiinla soo hayaameeneeeeeeee

  4. Abdi maratoon darwiish

    Saxid hanadada reer horuffadhi

  5. Abdi maratoon darwiish

    Saxid hugunka daraawiishta

  6. Goblan talo aduunyooy maxay Galaba meel joogta !!! Deegaan Khaatumo deegaan Khaatumo ha lagaga soo duulo . History repeats it’s self . !!!

  7. manta suaalan idin waydiiyey kamaydaan jawaabin
    bal gaadhiga taarikadiisa eega somaliland plite number baa ku yaal
    afka lagu hadlaayana bal eega ka qodob qodobka kale maamul iyo ciidamo dawladeed baa meesha maraya dhulbahanta ku jira gudabirsi ba ku jira ciisa ku jira isaaq baa ku jira ninbaa waxu yidhi hadi nala laayo habarjeclaanu laynaynaa waa markan is idhaahdo abtiyada maxa ka siya shaaha way wada cabaan qorilugud iyo horugfadhi rag habar jeclo ah ayaa berkedo ku leh horufadhi ninki garanaya garanaye bal habarjeclo waxa gaarka ah ee ay u gaysatay maxay weeye ta kale hadii ciidamadu soo galaan horufadhi ma idinla tahay ragaasi inay afkale ku hadlayaan erayga siyaasiga ah abtiyaday degdeg haloo baro ilaahayna maskaxda waanaagsan haku soo rogo ee tubta toosan waafajisa

  8. Number plate Ka waxaa laga yabaa Gaadhiga inuu Ka soo iibsaday Hargiesa , Somalia . Iskuna ilaaway inuu fujiyo madaama uu ku jiro xuduudka Dowlada Khaatumo .

    Baraag baad ku leedahaye kaalay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Been weeye ciidan dhuuloosa snm ku jira , hadey jiraan waa mid Iyo labo dhuuni raaca oo bilaa qadiyad ah .

    Barigii sarakiishii daarood snm Baacsanayeen waxaa jiray Rag isaaqa oo ku jiray , taas macnaheedu May aheyn in isaaq matalaan ee daruufo kala duwan uun baa u geysay . Lolz

  9. hadanafta loo huriin hadan cadawoga ciilabadin
    hadan hawd iyo nuugaal lasku tiirsanan

    miyan hurdo leedayaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...