|

Daawo- Ciidamadii Dhulbahante ee dagaalka kula jirey Shabaab oo ay dhabarka ka toogteen ciidanka Majeerteen ee ay la dagaal galayeen-Video.

Ka dib hawlgalkii ka dhanka ahaa kooxda AL Shabaab ee soo weeraray deeganada xeebaha ku teedsan ee gobolada Puntland, aya waxa soo baxayey in halkaas ay ku dhinteen ugu yaraan afar askari oo ka soo jeeda gobolada Khaatumo State oo la hawlgalayey ciidanka Puntland kana tirsanaa maamulkaas hore reer Khaatumo uga baxeen. Sarkaalkii ciidankaas hogaaminayey ayaa sheegay in afarta askari lala dhacay qori dhashiike ah, isla markaana xaga danbe ay ugaga dhufteen ciidankii beesha Majeerteen, ayagoo qaarkood dhiigbax ugu dhintay jidka intii la soo waday.

HALKAN KA DHAGAYSO KANA DAAWO CODKA….

”Adeer anagu waxaanu ahayn ciidamadii hore meesha u joogay ee loo direy, ciidankii nalaga soo dabadirey waxkasta waa bedeleen, ayagaana dhalinyaradii difaacaysa dawladda Puntland dhabarka ka toogtay”, ayuu yidhi sarkaalkan oo arimo amaan magaciisa aanu qariney.

Horufadhi.com@gmail.com

dhuloos la dhabarjshey

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=13647

Posted by on Mar 23 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Daawo- Ciidamadii Dhulbahante ee dagaalka kula jirey Shabaab oo ay dhabarka ka toogteen ciidanka Majeerteen ee ay la dagaal galayeen-Video.”

  1. majeerteen caruur bey laayeen 12 jir ah war ileyn wuxu waa naago oo dumarkaa dhaama walaahi waan naxay ilaa xalay ma seexan caruurta alsheydaan ay guryahooda ka soo qafaasheen iyaga oo nacnac la siinayo walaahi ubaxeenii waa kuwaa la laynayo bal u fiirsada waxay caruurtu ku hadlayaan aniga ilmo ayaan is hayn kari waayey ,majeerteena waxay ku faanayaan 10 jir la dooxo

  2. Abdi maratoon darwiish

    Walee dayday ayaan dhabayoco ka

    Maarmin dhabar baad sheegtee maa

    Futada ay idinkaga dhacdo horgaladii

    Soo qoray kuwii dhalay hakila xisaab

    Tameen umalay maayo inay damiir leeyihii

    Waayo dhabayaco caruurtooda iyo haween

    Kooda xasuuqaysa oo cadawga ulasafan

    Siday inamadooda ugureen baldoqonima

    Daa eeg inta layska hormariyey ayaa hadana

    Dhabarka kagatoogtey laxwzliba shalalka

    Ay is dhigto ayaa laguqalaa kuwa maanta

    Dhabayacadii las anood iidoor 60 kun

    Ee doolar liyidhi waa ka siisteen ayey

    Hiil u aadeen

  3. Wiil wiil dhalay

    Cawaan cawaan dhashay iyaga maxaa geeyey suuji iyo bari salkii.
    Sifiican ayaa la idiin galay ilaahow maa maydkiina la wadho.
    Nin guri uusan lahayn udhimanaya kiisiina lahaysto ilaahy damiirka idinka qaad war wuxu damiir xumaa. Miyay qajilayn.majeerteen wuxuu idinka jarayaa tii waagii laascaanood ay odhan jireen anagoo usoo gurmanay ayay dhabarka naga toogteen.

  4. An absolutely white lies .

  5. iidoor liqe

    maad iska cadaysatid oo puntland raacdid, lol

    intaad reerka u munaafaqaynayso,lol

  6. waar ilaahay ka yaaba oo beenta iska daaya ciidanika puntland waa ciidan dhisan oo dishibiliin le waxaasoo ka le kama suurta galaan inkastoo ay ahayd inay u naxariistaan inamada yaryar ee la soo qalday hadana askartooda ma laayaan ee waa been waxaasi

  7. Hagar
    Ina adeer caruurta wixi godka ku dhintay ula kac looma dilin cadow ba gabad Ka dhigtay lakin kuwa la qabtay Caana la siiyey wana la xanaaneyn
    Wlhi wax dhabar laga toogtayna inaysan jirin
    Ee wa munaafaqada horufadhi

  8. Dhulbahante iyo majeerteen waa duul walaalaa tan iyo waaga aakhiro e

  9. Hagar
    adigu ma caada-qaate-yaasha dhulbahante ee hambada halanbash cuna ayaad tahay mise halanbash lafteeda?

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...