Home » February 26th, 2016 Entries posted on “February, 2016”

DEG DEG Daawo- Wasiirka Amniga Khaatumo oo ka waramay dagaalkii Adhax wareenka ahaa ee Widhwidh & Goobaha dagaaladu ka socdaan-Video.

Wasiirka amniga maamulka Khaatumo mudane Kayse Cabdi Yuusuf  ayaa faah faahiyey dagaalkii habeen hore lagu galay magaalada Widhwidh  iyo xeradii maleeshiyaadka Siilaanyo wasiirka ayaa sheegay in dagaalkaasi ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee dhabarka lagu jabiyo ciidanka cadowga Garabkana ay ku dhigeen, wuxuu kaloo ka hadlay dagaal culus oo ayaga dhexdooda dhexmaray. HALKAN KA DAAWO…. […]

February 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Muuqaal qarsoodi ah oo laga Duubay Gen. Gabre iyo Faarax Abdulqaadir oo dhaliyey shakiweyn{VIDEO}.

February 26th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Sh Abdel Naasir oo ka hadlay Daacish jin ah ka dilaacday Duleedka Hargaysa & Xubnaha Hogaaminaya-Video.

February 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Dawladda Kenya oo lagu dhaliilay qarinta Askarteedii lagaga xasuuqay Ceel-Cadde & Xasan Culusow oo fashiliyey-Video.

Madaxweynaha Soomaliya ayaa u sheegay telefishin Soomaali ah in dagaalyahanada Al-Shabab ay dileen ku dhawaad 200 ciidamada Kenya ah, markii ay bishii hore weerareen saldhigoodii tuulada Ceel-cadde. Waxaa la rumeysan yahay inuu ahaa weerarkii ugu xumaa ee lagu qaaday ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya jooga, inkastoo aan tiro rasmi ah laga hayn ciidamadii […]

February 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

War deg deg ah: Dagaal culus oo lagu miray Maleeshiyaadka Somaliland Widhwidh duleedkeeda.

Saacado ka hor ayaa ciidamada Khaatumo ay hawlgal loogu magacdaray xili roobaadka ay ku qaadeen fadhiisinka maleeshiyaadka SNM ee fadhiya duleedka koonfureed ee degmada Widhwidh ee G/Cayn, waxana ay ciidanku xabada ku bilaabeen cadowga markii dhibicdii ugu horaysay ee roob ay daadatay ayagoo xiligaas aad u kala daadsanaa maleeshiyaadka cadowgu. Ciidanak Khaatumo ayaa maleeshiyaadka ku […]

February 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Madaxweyne Xasan Culusow oo waraysi ka bixiyey shirkii Istanbul & Maqnaashaha labada maamul ee Garowe & Hargyasa-Video.

February 25th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Shirweynihii Turkiga oo soo xidhmay & Go’aamadii hore la adkeeyey 33 qodob -VIDEO.

February 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Xubno barlamaanka ugu jira dawladda dhexe deeganada Khaatumo oo Garoowe ku wajahan.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xubnaha magac u yaalka ah ee barlamaanka ugu jira beelaha Khaatumo qaarkood ay ku sii jeedaan magaalada Garoowe, xubnahan oo badankoodu ah niman danahooda raacda danta guud ee Khaatumana aan waxba ka qaban ayaa la sheegay inay ugu kicitimayaan Garoowe inay ka soo […]

February 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Hambalyo Arooska Boqorka & Boqoradda Mudane Hanad Maxamed Cabdilaahi iyo Marwo Muna Cabdi Aadan Ali

Dhamaa bahda warbaahinta ee wakaaladda wararka ee WIdhwidh News Agency iyo akhyaarta kale ee hoos ku qoran waxay hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaan boqorka iyo boqorada Hanad Maxamed Cabdilaahi iyo Muna Cabdi Aadan oo arooskoodu ka dhacay wadanka Denmark gaar ahaan magaalada Arhus   Aabo cumar geelqaad iyo hooyo saynab boos siciid […]

February 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Shirkii Madasha ee Istanbul oo Maanta soo xidhmaya iyo Go’aamada laga filayo-Video+ Sawiro qurux badan.

Shirweynkii magaalada Istanbul uga soconayey Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa lagu wadaa inuu maantoo arbaca soo xidhmo, ayadoola filayo in faah faahin laga bixiyo waxii Janaayo lagu soo saaray Xamar. Waxa sidoo kale halkaas ka dhacay heshiisyo cusub oo dawladdu la gashay dalalka caalamka oo ay Turkiya ugu horayso oo heshiis dhinaca Tamarta ah ay […]

February 24th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh