|

Warbixin: Garoowe iyo Kulankii Dhexmaray xubnaha Dhulbahante iyo Ciise Maxamuud{Xog}.

Beesha Ciise Maxamuud iyo Doodey sheegteen gaar ahaan waxii ay ku dheheen odayaal Dhulbahante ah oo u tegay: Dhulkan waan wada leenahay, Caynaba waa la idin ka qaaday oo Ingiriis iyo Isaaq baa idinka kiciyey kumaydaan dagaalamin ma Garoowe ayaad ku diriraysaa?

Odayaashii Dhulbahante: Dhulka waa la wada lee yahay waana la kala lee yahay, arintiinu waa colaad hurin ayadoo aad ogtihiin waxii aad dhigteen dhulkan ka baxa.

Fadhigaas waa lagu kala kacay

Ciise Maxamuud iyo Cabdi Camey: Amar la’aan ciidanka maamulka iyo dawladda uma adeegsan kartaan dhul durugsi, arintaas waxan idinku amrayaan inaad soo celisaan ciidanka.

Cumar Faraweyne oo ah Badhasaabka Garowe” Adeer hadaad madaxweyne tahay siyaasadda dawladda ayaa dhigaysa in 30km dhanka Barri beledka loo fidiyo, ama nagu hogaami ama beeshaada la soo safo.

Ahmed Karaash: Oo markii hore hawsha Kantaroolka iyo dhul fidinta ku sinbiririxday wuxuu yidhi hawshan joojiyo cilad kale ayeey furaysaa, waxaana loogu jawaabay mid kuu taala maaha ee hotelkaagii ku noqo badarkaagana iska cun, si cadholeh ayuu ugu yidhi tan aan joogno ayaa la qaxi doonaa hadaad saas dhahdeen”.

Biindhe: Wuxuu aamisan yahay hada lama yaqaano, dhawaanse Go’a ayuu tuuryay waxana ka soo yeedhayey inuu Juffo , juffo u kala fur furo ciidanka deegaanka asagoo malaha Abtiyaashii ka shidaal qaadanaya”’.

Guud ahaan xubnaha kale ee Garoowe badankoodu waa dunuunucayaan, waase marti aan martabad iyo maamuus midna ku lahayn meesheey joogaan.

Bixin iyo saacadan hada: Ciidamadii waa is horfadhiyaan Tacshiirad yarbaa saaka subaxnimadii mar dhacday balse wax buuran ma ahayn, xaaladuse waa mid colaadeed xiisaduna cirkeey maraysaa Ciise iyo waxii ay awoodeen ee Tikniko ahaana waa soo dhoobeen.

Horufadhi Media Online

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=12240

Posted by on Feb 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Warbixin: Garoowe iyo Kulankii Dhexmaray xubnaha Dhulbahante iyo Ciise Maxamuud{Xog}.”

  1. Inacamey,(Emty Suite) Ahmed (Taraash) iyo Biindhe (Caqli caruur) alaylehe dulinimaddoodii ayaa soo shaacbaxday,illaahay ayaa ceebtoodda bannaanka keenay.
    Waxay maanta marayaan innay iibiyaan dhulkii ay difaaci lahaayeen.
    Tollow taariikhday kategayagan maxay noqonaysaa?
    Allaylehe waa in xataa xabaalahoodda lanacdalaa.
    Waa bahalo xun xun oo liita caqlina aan lahayn,markaa dadkan illaahay siiyey deegaanka waa innay dagaalka yaga kabillaabaan.
    Mar haddii taleex lagu xasuuqay oo la,aarsan waayey maxaa diidaya inn meelwalba lasheegto?
    Waar wax iska celiya oo dagaalama hubna waa in la,iibsaddaa .
    Hasugina wax maamul ah ama dowlad soomaaliyeed oo maanta qofna xuquuqdiisa illaalinaysa markaa udiyaar garooba gobanimo ama geeri.
    Mahadsanidin dhamaantiin.

  2. Odayga biindhe berigii madaxwayne khaatumo loo doortay ayaan daawaday isagoo diyaarad u raacaya xamar oo macluul la socon Kari waayey oo garbage la haya dhawr bilood ka dibna odaygii oo ay ka Fuqday baa xamar ka soo muuqday reer khaatumo hogaaiyayaasha hayska hubsadeen intaan la door an
    Qolyaha horgalada ah reerahoodu kuma odhan sarif ku soo qaata Inaad dhulka iibisaan ciise maxmuudna inay ka matajiyaan sandreerada bay rabaan oo Dee reer faroole ciilkii doorashadii baa haya horgaladii qiyaamahoodaa Macau kkkkk

  3. Odayga biindhe berigii madaxwayne khaatumo loo doortay ayaan daawaday isagoo diyaarad u raacaya xamar oo macluul la socon Kari waayey oo garbaha la hayo dhawr bilood ka dibna odaygii oo ay ka Fuqday baa xamar ka soo muuqday reer khaatumo hogaaiyayaasha hayska hubsadeen intaan la door an
    Qolyaha horgalada ah reerahoodu kuma odhan sarif ku soo qaata Inaad dhulka iibisaan ciise maxmuudna inay ka matajiyaan sandreerada bay rabaan oo Dee reer faroole ciilkii doorashadii baa haya horgaladii qiyaamahoodaa kacay kkkkk

  4. Asc, war isdila oo is gaada oo is dhammeeya oo collaada wada taas ayaa sharaf ku leedihiin in islaysaan qofka soo.aaliga ah dunida waxba kama aha sida

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...