|

Daawo- Odayaasha gobolka Sool oo sheegay in dagaalku dheeraan doono, Garoowena la isla geli doono-Video.

Kadib Xiisad dagaal oo ka Cusboonatay deegaanka Dixin ee Gobolka Sool, ayaa waxaa Arintaasi waxaa ka hadlay Waxgaradka Gobolka Sool, Oo sheegay inaan loo dulqaadan doonin duulaanka ka yimid magaalada Garoowe, Sidoo kalana waxaa laga hadlay Dhibaatooyin badan ee laga tirsanayey Maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Ninbaa laga sheegay Duco waxaan ka Aqaan Nooloow, Habaarna Dhimo, Hadii aan la joojin waxa laga Wado Dixin, Waxaanu dhacay HAAF QIYAAME” ayuu yidhi mid kamid ah waxgaradka kulanka ka hadlay.

Deegaanka Dixin ee Duleedka Buuro-wadal ayaa maalintii shalay (28-kii Bisha) waxaa ka dhacay dagaal, waxaana sidoo kale deegaanka laga dareemayaa Xaalad Colaadeed.

Horufadhi.com@gmail.com

odayaasha sool

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=12233

Posted by on Feb 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo- Odayaasha gobolka Sool oo sheegay in dagaalku dheeraan doono, Garoowena la isla geli doono-Video.”

  1. Odayaashu wa sax waxay ka hadlayan wax badsi
    Wax beel bay ku danbayn reer garoowe sheekadi
    Gaalkacayo waad xasuusatan dhirbaxadii sacadka
    Subixii danbe watii kelyaha digirta aad ku quraacateen
    Armaad bada garacad dhulmoodaan kkk oo maraton
    Ka 10000 kun bilama sidii sheekadi half qiyaame

  2. Siilaanyo waa inuu difacaa dhulka somaliland oo majeerteen
    Garoowe ladhaafiyaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...