|

War deg deg ah. Dagaal Culuso oo ka soconaya deegaanka Dixin ee G/Sool.

Dagaal culus ayaa abaaro 4:30kii subaxnimo ka bilowday duleedka deegaank Buurawadal ee gobolka Sool waxana weerar ay soo qaadeen maleeshiyaadka Ciise Maxamuud ee wata magaca maamulka ayaa PL iy dadka deegaanka ayaa si xawli ah uga soconaya deegaanka Dixin, shacabka ayaa waxa isla markiiba gurmad deg deg ah u soo fidiyey ciidanak Khaatumo ee fadhiisinka ku lahaa Buurawadal, waxana saarkiisha militaryga ee maamulka Khaatumo oo telefoonka kula soo xidhiidhay shabakada Horufadhi xaqiijiyeen in dagaalku uu bilowday xiliga salaada subax ka hor ama Adimaada dhexe, waxayna sheegeen in hada xabadu u durugtay dhanka deegaanka Garoowe.

Maleeshiyaad uu wato Cumar Faraweyne oo ah maayerka iyo gudomiyaha gobolka Nugaal oo ka soojeeda beesha Ciise Maxamuud ayaa doonaya inay deegaankaas ku darsadaan dhulkooda, isla markaana waxa arintaasi dhalisay xiisad culus oo u dhaxaysa dadka deegaanka iyo maamulka Puntland.

Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Buntland laga itaal roonaaday ayadoo dadka deegaanka oo kaashanaya maamulkoodu hada ay inta badan deeganka Dixin isku balaadhiyeen.

Waxa kaloo jira gurmadyo ka imaanaya deeganada Khaatumo oo ku wajahan dhulboobka lagag ladnaa dhankaPuntland oo hada ayaguna doonaya inay dhul cusub isku fidiyaan.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=12198

Posted by on Feb 28 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “War deg deg ah. Dagaal Culuso oo ka soconaya deegaanka Dixin ee G/Sool.”

  1. Waan ogaa awalba in Tuuladaas Garoowe leysla gali doono kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Half Ka mid ah Tuuladaas Garoowe waa Khaatumo waliba Hassan Ugaas kkkkkkk. Lolz

  2. Maamuladii hareeruhu hada waxay bilaabeen in beelahooda toos ula saftaan sidii haberjeclo kalshaale snm u soo kaxeystay, hadana ciise Mohamud miyaa puntland soo kaxeystay . Kkkkkkkkkkk

  3. SSDF A.KA DHABAYACO
    waxaay iska dhaadhiciyeen in ay xoog ku qabsan karaan dhul dhulbahante balse ma oga hadii dagaal ka qarxo in ay noqonayso majeerteen iyo dhulbahante ee aysan noqonayn wax fudud la iskana aqbalayn mar dambe ergo daarrood sidii qorlLey oo ay ku laayeen dad iska hurda saq dhexe markii dambana ay u cid dirsadeen Daarood.
    midaas mar dambe la idin ka Yeeli maayo
    fiicanaa in dagaalka dhulbahante iyo majeerteen sidaas ku socdo
    ilaahooow haka qaboojin ilaa ninkii xaq lahaa xaqiisa ka heleyo adigaa caadil ahe ilaahoow dagaalkaasi sii socdaa

  4. FULAY MEEL LAGU OGADAY BAAD TAHAY,MAALIN DHAWNA NAAGAHA AAD QABTAA BAA LA SHEEGANAYAA.ISKA DHIMO AYAA DHAANTA MAGAC XUMADA AAD KU NOOSHIHIIN DHULMAHANTOW GEESKA AFRICA WAA LAYDINKA OGAADAY.KABAHA BAAN WELI LA IDIIN DIRIN INAAD TOSHAAN TAASINA WAA SOO DHAWDAHAY MARKAAD BILAABI LAHAYDEEN OO AAD TARTAN KULA GELI LAHAYDEEN GABOOYE IYO MUUSE DHERIYO DHAAXAAD FAANTEENEH.DAD AAN FICIL IYO RAGANIMO IYO DAMEER LAHAYN DHAXALKEEDU WAA TAA MAANTA SOOMALI OO DHAN IDINKA HOOS MARISAY.DADKA LA HAYB SOOCO MA WAXAAD MOODEEN INAY IYAGU DALBADEEN,WAA MAYA EE TAA IDIN HAYSATA OO KALE BAY KA DHIIDHI WAAYEEN,IDINA WADADII BAAD HAYSAAN OO RAG WIXII UU IDINLA MAAGANAA WAA IDILA HELAY WAANA GUMOWDEEN OO QAAD BAA LAYDUNKU IIBSADAA WAA CEEBAYSANTIHIIN OO QABIIL AAD MANTA U FAANTO AMA QABIIL AAD U FAANI KARTAA MAJIRO GAYIGA SOOMALIA OO DHAN WAA LAGAA BARTAY FULAY YAHO NACASKA AH.

  5. Dooxada Nugaal Godan iyo Deegaanka Dixin
    Waa Dhulkii Awoowgayo Dhulbahante Iyo Caruurtiisu Ku Raaci Jireen Geela Iyo Fardaha Sidee Buu Wiil Yar oo Futo Buuran u Soo Hawaysan Karaa

  6. Kkkkk mj wiilashii sacad ma dixin baad
    Orodkii kugu so geliyeen reerka maxa silic
    Haysta war orodoo gabre utag ileen wa ninkii
    Puqland qabaye asaga dhul dadka ku siin kara
    Ileen xaniinyo ma lihide sidaadii yad futadii
    Buurneyd hadba gees ululaysa kkkkk

  7. diridiraalanimada jooji laba beelood oo walaala ah ayaa wax yara dhex mareen sidan aad wax usheegayso maaha ilaahay kabaqo

  8. http://burcoonline.com/articles/42028/War-Deg-DegaDagaal-Xoogan-Oo-Ka-Dhex-Qarxay-Ciidamada-Somaliland-Iyo-Ciidamo-Ka-Tirsan-Maamulka-Xasarada-Badan-Ee-Punland

    Arrintii waannu dhammaynay dalkuna waa nabade is dejiya , dalku wuxuu leeyahay dawlad iyo ciidan qaran oo ilaashada…..

  9. halyeeyadii reer dhulbahantoow hurdada kakaca habeenmajiree hadhgalay hootadiina fura waain aad tuuladayar ee garoowe sekino aad qabataan oo aad gacan kusoodhigtaan faraweyne iyo abdiweli cawar

  10. war horta magucu wa biixiin meeshu waa xaadka dhuulbahante iyo dhabayco gurmatku wasocoda labada dhinacba dhabayaco sida laiga sheegay jiida hore maa ciise riiyole e waxa ku jiira cumar waana kuwii wiilashii sacad reer jalaf kaso bacsadeen galkacayo dagalka waxa sogalay dhulbahante siba nuur xamed xasan ugaas jamac siyad ciidanki khaatumo ee aga nuuugasha ciidan xoogleh o ad logu kalson yahay baa kaso baxay dhiinaca xaysiimo waxa lasugaba waa garowe o laqabsado inshala guuul khaatuumo

  11. Dhulbahantow la heshiiya Majeerteen. Cid iska celinta karta Puntland walaanay u jirin. waar nimanku xataa diyaaraday leeyihiin diyaaradahana Dhulbahante iskuma wacna.. weydinkii xaarka ka wadhay markaad ina Cabdille Xasan askarta u ahaydeen ee Ingiriisku aftarta qudhaanjada leeg idinku baacsaday illaa iimay

    Annagu ka baqannayPuntland oo hoostaannu kala heshiinnay oo nidhi aynnu kala warwareegno Dhabayacooy. Haddii kale iga walaan ilaa Dacar budhuq la joojineyn! waar nimanka sawaariikhda ay haystaan miyeydaan arag?

  12. qoorrog ado ayah balaska ceelin kariin xaaga fanka lafyah wad ku fiicantahay guuuuuuuul khaatumo

  13. http://somalilandtoday.com/dagaal-saaka-ciidamada-qaranka-somaliland-iyo-ciidamada-maamulka-puntland-ku-dhexmarey-degaanka-dixin-ee-gobolka-sool-iyo-khasaaraha-ka-dhashey/

    Dagaal ku wuxuu u dhaxeeya ciidamada qaranka Somaliland Oo ku ruqaansaday Dixin Iyo makeeshiyo beeleedka maamul ka xasarada badan ee puntland.

  14. Dixin Oo gacanta Somaliland gashay Iyo puntland Oo xoog looga dhaqaajiyay degmada Dixin ee gobol ka sool.

    http://somalilandtoday.com/dagaal-saaka-ciidamada-qaranka-somaliland-iyo-ciidamada-maamulka-puntland-ku-dhexmarey-degaanka-dixin-ee-gobolka-sool-iyo-khasaaraha-ka-dhashey/

    Khaatumo xagey ka talisa ruwaayada inaga daaya saaxiibayaal

    Khaatumo seeg tusbaxu wuxuu kaga go’ay buuhoodle lol

    Kkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.