|

Kooxda sheegata gudida Diiwaangelinta Kaadhka beesha Isaaq oo calaamadihii ay ka taagteen Laascaanood la burburiyey-SAWIRO.

Wararka shabakada Horufadhi ka helayso xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Somalidiidku ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe dhulka lala simay Tabeelayaal ay wadada qarkeeda ka taageen maleeshiyaadka iyo xubnaha daacada u ah waxa loogu yeedho diiwaangelinta, taasoo dadka lagu siinayo Jinsiyadda beesha Isaaq isla markaana lagaga qaadayo farahooda oo la sheegay in dadka ka soojeeda goboladda SSC ee farahooda la qaado lagu shaanbadeenayo Argagxiso halka qaarna farahooda loo gudbinayo dalalka Yurub si hadii qof tahriibo dib loogu soo celiyo Hargaysa.

Tabeelayaashan oo maalmahanba ay ololihiisa wadana kooxda Isaaqaysiinta dadka iyo kooxo kale ayaa  dadku ay aad u diideen, waxana wararku sheegayaan in xalay saqdii dhexe la burburiyey gebi ahaantoodba, ayadoo sawiradan aad ka arki kartaan markii hore sideey ahaayeen iyo hada oo ay dhulka la simeen shacabka iyo dadka gobonimo doonka ah ee gobolka ku sugani.

Arintan ayaa muujinaysa sida dadka reer Khaatumo u diidan yihiin afcaasha isir wareejinta ah iyo kala goynta dalka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliyeed.

KAADHKA ISAAQ1 KAADHKA ISAAQ2 KAADHKA ISAAQ3 KAADHKA ISAAQ4

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=12161

Posted by on Feb 27 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

12 Comments for “Kooxda sheegata gudida Diiwaangelinta Kaadhka beesha Isaaq oo calaamadihii ay ka taagteen Laascaanood la burburiyey-SAWIRO.”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    I’m very proud of from Laascanood , Khaatumo , Somalia .

  2. Doorasho ka dhacaysa hargaysa ma jirto ka hor doorashada soomaaliya snm waxay Rabataa in ay dadka faro ka qaado si ay u kantaroosho oo waxay doonto ka yeesho waa arimo sirdoon oo ay rabto Snm inay dadka ku cabsiiso

  3. mid xayraan ah baa xalay ku murqaamay eesh qiyaazik kkkkkkkkkk xataa murqaankii bay kaga ciyaareen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    sacred city of Las.anod is Khaatumo , Somalia .

  4. Markaan leeyahay sacred yacni waa xaga diinta magaalo Barakeysan , waayo magaalada waxaaba jooga wadoodo caan ah Guud Ahaan Somaliya . Xataa sheikh umal baa sheegay Laascanood in ay tahay magaalo diimeysan markuu yimid . Lolz

  5. Hadaan meeshaas qiyaaso miyeysan aheyn hotel Nugaal AMA dhiif agtiisa wax yar marka la dhaafo Alaska Restaurant. Waayo dhirtaas waxay ku badneyd xaafada Jaamalaaye. Lolz

  6. Oo horta yaa yidhi waa khasab isdiiwaangelintu ?????
    Guys , you have the right to vote ( for your own sake ) if you don’t want your constitutional rights , it’s absolutely fine …

  7. Iska daa idinka e dad badan oo reer Somaliland ah yaan jeclayn inay dad badan iska diiwaangeliyaan gobolada bariga ama doorashoba ka dhacdo , for obvious reasons!
    Nin walba wuxuu doonayaa in degaankiisa loo badiyo adeegyada bulshada iyo horuumarinta…..kii uidhaahda anigu dooniba maayo isagay jirtaa…… simple as that.

  8. Waris

    Inaabti Dee nagadaa Burco online Sheeko tuulo Iyo haberjeclo baad la shir timid waan masaxaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  9. Dhulbahantow cid wax idinku falaysaa annaga mooyee ma jirtee kaadhka qaata oo habluhu hanoo boodeen oo dhaanto iyo jaandheer haysku dareen iaygoo somalilaan allow daa.

    Bal eeg NMajaertein idinn diid oo xataa Warsangelui idin diid (waa walaahay mid warsangeliyaa igi yidhi waar ma annagaa bah qandicley na xukuntaa? Weligaay hore uma maqal bah qandhicley!)

    Soomaliyadan aad dhilifka u ruxeysaan idinma rabaan oo Hawiye qiimo aad agtiisa ka leedihiin ma jirto. MPyadii dhulbahantee majeerteen bay siiyeen! Xaqiiqa weeye taasi

    Raali ahaada dee runtu waa qadhaadhe

  10. Kkkkkkk
    Sawir meel laga fujiyo what is the point?

    Hoobeeyooy soo hor caashaqa aaaa aaaa aaaa yuu habaabine

  11. Hka daawo togaherer news
    Cali khaliif oo yidhi heesaha waxaan ugu jecelahay (wadnahay dhaglee dhag dhag dhag) kkokk

    Qosol bey indhihi I casaadeen yaa salaam yaa salaam

    Hadduu ku dhaglaynayo maxaa goobaha raamsiga ku keenay

  12. waa sheekadii been ku naax iyo kooxdu qurba ka tumo,

    odaygii calaacalay ee caalwaayay,

    kooxdiiba ku dul duntay.

    laascaanood doorasho way ka dhacaysa xitaa buuhoodle taleex iyo xudun waa la gaynaya, widhwidh waa diyaar,

    waa kooxdii qurbo ka tumo ee maaweelada ku roonaa, kkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva somaliland republic

    nina loo joojin maayee waa la wadayaa.

    pc gaasi ka shub, anna ku miis weeye taydu

    viva somaliland republic

    wax aanad joojin karin hadaad u heesta, adaa lugaha u waayi.

    vvia somaliland republic

    waxaan lagula ogayn hadaad isku madadaalayso ood doon degtay u heesto, adaa og meelaad wax ku ogayd,

    kooxdiiba kaa yaac, doontii degtayna kugu saydhisay run, dee adaa ogee ma been iyo maaweelaad miisi, anna run baan kugu miisi

    wax la idiin joojinayaan jirin, ama qurbo kasoo yeedh, ama pc ka qayli oo ka yuus yuus wax shaqsi qurbo joog loo joojinayo ma ahan

    viva somaliland republic,

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.